cabdi yare | Sunday, February 04, 2001 - 01:31 pm hadii aad tahay gabadh reer nuur ah,reer faarax iyo reer maxamuud nuur midkaad rabtid ahow,waa laguu baa han yahay...........waa wiil dagan USA,oo guur doon ah,waxaan jeclaan lahaa inaan is barano.........please ila soo xiriir ama email kaaga ii dhaaf anigaa kula soo xiriiri doonee.bye |
asha | Monday, February 05, 2001 - 04:22 am nuurkii diini baa mise? |
Abdi yare | Monday, February 05, 2001 - 07:25 am to; Asha Uma malaynayo inaad tahay reer nuur,waayo nuur diini lama yiraahdo........... |
Hibo | Monday, February 05, 2001 - 06:24 pm War nin yahow nin funny ah baa tahaye wa nuurkee anigu koley nuurkii reer Diini baan garanayaaye ma Nuur kalaa jira |
Anonymous | Monday, February 05, 2001 - 07:52 pm Nuur ciise, Nuur cismaan Nuur Mahad nuur wacaysle Nuur xandule Nuur Qalowdaan nuur Cosoble Nuur Yoonis Nuur Galaal Nuur Cigaal Nuur yalaxow Nuur diini Nuur cigaal |
Anonymous | Monday, February 05, 2001 - 10:58 pm to:anon war ninyahow maxaad qashin xabaarsantahay, waxaas oo qabiil ah kolba wanaag uma baran e iska kala daa anigaa kaa naxaye e sxb |
abdi yare | Tuesday, February 06, 2001 - 10:01 am waxaan umalaynayaa inaad tihiin cidkale,hadii aydaan garanayn reer nuur yoonis...oo u kala baxa reer faarax iyo ree maxamuud,hibo adigu reer nuurkee baad tahay? |
asha | Tuesday, February 06, 2001 - 10:57 am anigu nuur diini faarax baan ahey tol weyn qashinkaad tirisey kuma jiro |
abdi farah | Tuesday, February 06, 2001 - 01:15 pm anooo ku hadlaya magaca nationalism waxaan idiin sheeegayaa in qabiiilka layskadaayo oo aan kahadalno wadankeeeniii dhismihiisa qaar badan oo dhahaya way jiraan madax waynaha ayeuy wax is ku yihiiin that is wrong |
abdi farah | Tuesday, February 06, 2001 - 01:20 pm wax ladhoho reer hebel kama jiraan meesha we rather that janaral |
Anonymous | Tuesday, February 06, 2001 - 06:34 pm Reer yalahow, Rules |
Anonymous | Tuesday, February 06, 2001 - 06:35 pm No Reer NurYonis and Reer NurMahad dictates |
Anonymous | Tuesday, February 06, 2001 - 06:36 pm You got that wrong, reer diin is the bom |
Anonymous | Wednesday, February 07, 2001 - 03:42 am (nuurto) cadbi yare waa lagu salaamay salaan kadib reer nuurka yuu galaa ma hawiye mise daarood mise isaaq hana ila yaabin waligeey ma maqal |
haji | Thursday, February 08, 2001 - 12:03 pm Hey....Boy....You wanna Reer Nuur spicy girl....go to Awbarre and stop messing around this fucking beautiful expensive name of reer noor Younis. |
Anonymous | Thursday, February 08, 2001 - 01:22 pm oo i got it u r gadabuursi. sorry bro i am not |