site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma tahay garoob/gabar rabta guur

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Ma tahay garoob/gabar rabta guur
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAMAL

Monday, February 05, 2001 - 01:01 pm
WAAD SALAMANTAHAY WALAL MA TAHAY GABAR AMA GAROOB RABTA GUUR IYO MUSTAQBAL KUNA NOOL DALKA MARAYKANKA IF YOU SAY YES E-MAILKAN IGALA SOO XARIIR DHOONBE@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasriin

Tuesday, February 06, 2001 - 05:06 am
Nasriin

Waad salaman tahay
Lakin waxaan radinay wiil isaaq ah oo wax bartay oo diin iyo edeb leh oo ixtran leh.
Waxaan deganay London.
Thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasriin

Tuesday, February 06, 2001 - 05:09 am
Nasriin

Waad salaman tahay
Lakin waxaan radinay wiil isaaq ah oo wax bartay oo diin iyo edeb leh oo ixtran leh.
Waxaan deganay London.Waxaa laygalaa soo xidhidhay emailk :aragsan3@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kinsi

Wednesday, February 07, 2001 - 06:50 am
salama calaykum walale waan fahmay waxaad qortay laakin anigu waxan ahay gabar ka mid ah kuwa aad raadinaysid marka hadii aad rabtid ila soo xiriir e-mailkayga hoos ku qoran

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CABDI

Wednesday, February 07, 2001 - 09:32 am
WAXAAN AAD U XISEENAYAA INAN LA KULAMO GABADH GAROOBA MIN FADALAN IGALA SOO XIDHIIDH E-MAIL
RAWIYA81@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 12, 2001 - 06:47 am
To: Cabdi

Mucjiso, walaal maxaad garoobta ka rabtaa, adiguse ma karinlaad tahay?.

dambe garoobuhu waa qaali ee amaad aragtidii ragga somalida ee hore ku socotaa.!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Monday, February 12, 2001 - 10:47 am
walaal mid baadan fahmin anigu ma dhihin garoobadu waa raqiis ee waxaan aaminsanahay inay leeyihiin exprience ay wax ku dhaqan karaan marka walaalo ha qaldamin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 12:14 am
To: Jamal,cabdi

Salama calaykum,
Walaal balmaad xooga is-sharaxdid nin nocee ah baad ahay sida, da'da, sidaad u egtahay, waxbarashadaada, xagga diinta ama balwada iwm. iyo in Maraykanka heliya aad ka rabto gabarta aad doonayso.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 12:16 am

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.