site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar cali saleebaan oo guurdona

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabar cali saleebaan oo guurdona
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali yare

Monday, February 05, 2001 - 01:29 pm
wallaalayaal waad sallaamantihiin sallaan ka dib waan ka xumahay inaan qabiil meesha ku qoray balse waxaan ahay wiil raadinaya gabar ini adeertaya oo calisaleebaan ah oo aan guursado hadii ay jirto fadlan halkaan ha iigu dhaafto cinwaankeeda iyo meesha ay joogto anigu waxaan ku noolahay state la yiraahdo main oo ku yaala america waad mahad san tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAARKEY

Monday, February 05, 2001 - 01:43 pm
SAXAB GABAR CALI SALEEBAAN HADAD RABTID KU NOQO SOMALIYA GAAR AHAAN BARI WAAD HELI DONTA MID CAGAHA KA JEEXJEEXAN E-MAILNA HA KU SUGIN INAY KUU SOO QORTO WAAYO BARI E-MAIL MA LAGA YAQANO BARI BUT MALAAY/KALUUN
BYEEE HAHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali yare

Monday, February 05, 2001 - 01:52 pm
waad mahad san tahy jawaabtaada laakiin anigu bari kama doonin waxaan rabaa mid ku nool wadamada qurbaha sida america and aurupe adigu ma ninbaad tahay mise gabar ilaa iminka kuma fahmin cali saleebaan bari keliya ma degaan anigu weligay bare ma arg waxaan ku dhashay carab ka dibna waxaan soo galay america waad mahad santahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabayaca

Tuesday, February 06, 2001 - 04:59 pm
saxiib sida laguu sheegey waarun wayna soo gaarin qurbaha qurbaha waxaa joogaa
waa wada suxulbaruur adigana suxul baruur ka
kama heshid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nagma

Tuesday, February 06, 2001 - 08:20 pm
let me tell you something bro we are in 2001 your talking like your in 70's I think you need to go to school and get educated becouse your ignorance waxaa loo guursadaa tee ku qancisay maloo guursado ina adeertay so get a life dadkinan dhabayaco qabiil ma dhaaftin miyaa maba ilbaxeesiin miyaa haddaa xitaa america joogtin
I hope you take my advice and opologise all alli saleebaan people becouse I am ali saleebaan nina uma guursanayo becouse of ali saleebaan iqanci marka hore ayaan uguursan lahaa but not a tripe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nagma

Tuesday, February 06, 2001 - 08:23 pm

Sareedo

Wednesday, February 07, 2001 - 01:40 am
BARI MA WADA JOOGAN GABDHIHI ALI SALEBAN EE QAAR BAA REER MAGAAL AH FADLAN ANIGAA DIYAAR KUU AH ILA SOO XIRIIR MY EMAIL IS

nabillahaji@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 11:03 am
Saredo you must be very ugly and very cheap becouse nin kamaradisen internetka becouse waa alisaleeban

aliyare

Thursday, February 08, 2001 - 01:36 pm
sareedo waad ku mahad san tahy jawaabtaad wallaal waxaan joogaa america adigu xagee ku noo shahy E mail ayaan kuu soo dirayaa thanks again sareda emailkaygu waa Qurac2001@yahoo .com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Said

Friday, February 09, 2001 - 03:28 am
Waan ku salaamay waxaan la yaabanaha waxaad
calisaleeban aad u raadinayso I am alisamaleeban
and I live in united state marka ma aadan sheegin sababta aad u raadinayso. teeda kale what do meam qurac are you from qurac.
waan ku salaamayaa inbadan waxaan kuu rajeeynayaa
nasiib wacan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faiza

Saturday, February 17, 2001 - 03:45 pm
Hi Qurac waxay ilatahay inaad kufaraxsan tahay
Gabadha cali saleeban ee aadka heshay internet
halkaasna waxaa kacadaatay inaysan kuligood
caga jeex-jeexnayn oo ay jiraan qaar reermagaal
ah sida Sareedo oo kale, aniga xataa waxaan
ahay hooyo Cali saleeban ah oo ku nool Ohio,US.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.