site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar leelkase ah oo carruurtayda hooyo u noqota haddii alle noo qadaro

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Gabar leelkase ah oo carruurtayda hooyo u noqota haddii alle noo qadaro
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUURDOON LEEKASSE

Monday, February 05, 2001 - 02:29 pm
salaama calaykum gabdha leelkasow

waxaan ahay nin dhallinyaro ah oo laakase ah oo guurdoon ah , cilmi addun iyo mid diineedba intii ilaah looga mahadiyo ka haysta , fadlan haddii aad gabar ciddaasa tahay , aad na u dhaxaysid 24-30, waxaan kaa codsanayaa in aad igala soo xiriirtid
galdogob32@hotmail.com

NB: MA IHI QABYAALADAYSTE , LAAKIIN WAXAAN DOONAYAA IN AAN GUURSADO GABAR AAN ISKU REER NAHAY , TAAS OO AAN FILAYO AY QAYB WEYN KA QAADANAYSO IS FAHMIDDAYADA .

WALLAAHU ACLAM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danjire

Tuesday, February 06, 2001 - 08:23 am
Waryaa kaagaas ninkoow,maxaa kaasiya soo ma ogid waxyaalo badan oo qabiilooyin badan u caado ah inayan Leelkase ku dhaqmin oo ay agtooda ceeb ka tahay?.

Saxiib hadaad, nin leelkase ah aad tahay oo guurdoon ah,walibana raba gabar Leelkase haka baafin halkaane,si bareera u doon si dhibyarbaad u heli doontaaye,oo gogosha iyo meelaha gabdhaha lagu doono soo fariiso.

Saxiib adoo iga raalli ah waxaan kuu sheegayaa in dhawr waxyaalood aadan marnaba ku dhaqmin sida:
inaad iadaacadha BBC iyo kuwa lamidka ahba aadan qof kabaafin,inaadan habalyo iyo bogaadin uga jeedin dad aqal galay ama ilmo u dhasheen iyo inaadan marnaba internetka naag ka raadin.

waxaan saas uleeyahay, waa inaad hadaad cid u hambalyaynayso aad si toos ah u booqataa ama ula xiriitaa ayaga ee aysan kaa noqon halugu maqlo iyo istustus,sidoo kale waa inaad si ka xushmo badan u raadidisid qaraabadaada intaa walaashaa oo 10 sano war laga hayn markii ugu dambaysayna joogtay magaalada Jidda ee Sucuudiga aad BBD-da kabaafin lahayd,miyaad waligaa waraaqo saasoo kale ah oo Galdogob lagasoo diray maqashay oo Idaacadaha laga sii daynayo? jawaabtu waa maya,sidoo kale waxaa lamida Guurdoonka netka ee iska jir, balse ogow tacsidu haddaan laga bad badin way furan tahaye!.

Iga raalli ohow haddaan kuu gafay waxaan kuu sheegay dhaqankeennee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciid daow dow

Wednesday, February 07, 2001 - 10:10 am
denjire waad ku siktay maxaa yeelay waxaa cadaaday in uusan ahay leelkase maxaa yeelay leelkasuhu baafinta gabdhaha on internedka waa ceebay katahay maxaa yeelay si fudud ayuu ku heli karaa. isagooo is waalin. walaal hadaal u bahantahay naag leelkase kaloo soo xiriir leeekase organization women productive on MPLS. lowpom.@.goldogob.com bye thanks danjire

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUURDOON LEEKASSE

Thursday, February 08, 2001 - 11:42 am
To: daow

walaal waad mahasantay , xishoodka leelkasana anigu meel ugama dhicin , internetka in la isku bartna ceeb ma ahan , aniguna waxaan ahay leelkase aan shaki ku jirin leelkasanimadiisa, waxaan ku dhashay gudda dhiiltare ee galdogob u dhow, waxaan ku koray meel aan ka fogeyn laassaha galdogob , waxaan in badan ka biyo ka cabey ceelasha ciidle iyo boocle, waxaan in badan ka quraacday makhaayaddii cabdisamad cimi xaashi , marka saaxiib waxaan filayaa in ay in taas kuugu caddaatay in aan ahay leelkasse, waliba in la is faansho ma fiicnee laakiin just for information waxaan ahay ka mid ahay dhallinyarada ciddu tirsanayso .

sidaas iyo wassalaamu calaykum ,

walaalkaa

abdinaasir / leelkasse guurdoona

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GUURDOON LEEKASSE

Thursday, February 08, 2001 - 11:57 am

farduus

Thursday, February 08, 2001 - 11:27 pm
waa i kanaa leelkasad ee xagaabaad joogtaa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Saturday, February 10, 2001 - 12:55 am
walaal farduus waxaan ku noolahay magaalada perth ee dalka australia , laakiin magacaad la baxday - farduus - carradayada lagama yaqaane ,walaaley haddaadan dadkaan doonayo ahayn yaynaan is daalin ,

mahadsanid

abdinaasir / galdogob

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danjire

Saturday, February 10, 2001 - 11:31 am
Waa ku salaamay Abdinaasir, waa odagii Danjire ahaaye, oo mawaxaad ku nooshahay ceelkaas Australia!? waa meel fog ayna dhici karto inay ku yaryihiin gabdhaha Leelkase, marka waa sababtaad halkaan uga daydayisid baan u malaynayaa, waxaan kuu malaynayey inaad meelahaan iyo U.S.A aad ka dhawdahay gaar ahaan Minnesota oo ay aad ugu madan yihiin, marka saxiib waxaan ku leeyahay, Good lucky waxaan kolba u sheegayna waa wax jira ee hakuula socoto!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdinasir/galdogob

Saturday, February 10, 2001 - 09:29 pm
To : danjire

asalaamu calaykum

salaan ka dib danjire waad mahadsantahay ,
ciddaan ddonayo haddaad meel ku ogtahayna fadlan baafin iyo baadigoob baan ku daalaye wax ila qabo .

mahadsanid .

wasalaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.