site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabra aqoon ,qurux,dabeecad iyo ilbaxnimo leh

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabra aqoon ,qurux,dabeecad iyo ilbaxnimo leh
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 07, 2001 - 09:33 am
waxaan ahay nin dhalinyaraa oo guurdoona madoonayo
in aan aan guursado naag ajnabi ah yacni aan soomali ahayn,
balse qofka aan doonayo in uu ila qadaagsado nolasha waa in uu shuruudan oo fiyaa
1-qurux 2-aqoon3-akhlaaq iyo dabeecad

madoonayo guur maslaxad ku dhisan sida kan lgu saleeyo waa qoys taajiriin ah ee ka guurso ama
waa qoys siyaasiyiin ah ee ka guurso ama waa qoys ahlu din ah ee ka guurso.
uma arko guurku in uu yahay mid naagaha lagu adoonsado ee waa mid ay shuraako ku yihiin labada qaf ee is guurasanaya,waa in ay is dhaafsadaan arigtiyadooda,
madaoonayo in aan ku guursado tazkiyo oo la igu yiraa masaln qofkani waa ahlu diin waa qof xijaaban, waxaan doonayaa qof aan isbarano oon is fahmno oon ka wada midnaqano arimo farabadan sida
hiwaayada qafku oo leeyahay, aqoonta iyo dhinaca bulshanimada,
waxaan diyaar u ahay cid kasta oo danaynaysa barashadayda waayo isbarashadu waa labo nuuc mid
walaatinimo kusalaysan iyo midkusalysan isjacayl
iyo waDA socod hoose,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ducaale

Wednesday, February 07, 2001 - 09:41 am
Sharax saaxiib Ilbaxnimo.
Ilbaxnimada beryahan danbe waa laysku afdhaafay sida ay tahay saaxiib.

Maraka aad sharaxdo ILbaxnimada aad doonayso nooca ay tahay kadibna waxaan rajaynayaa in qof uun nooca aad doonayso ahi kuu soo bixi doono.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIGMAD BADANE

Friday, March 09, 2001 - 01:00 am
SOOQOYSATEE YAAKUU XIIRI SORRY
XAGEEBAAD KU ARAGTAY INANTA NOOCAASA THAT IS YOUR DREAM ,,.HURDAAYOW HADHGALAY WEEYEE KATOOS
SXB GOORMAA LAGA TAGAY WARKA AAD MAN TA SHEEGANAYSO , WAR ILAHAY CAMAL KALE WAY DIISO SANADADAN DANBE LASKUMA HELO


BY WALAALI KIIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr ciid

Friday, March 09, 2001 - 07:32 am
walaal ducaale waxaan umalaynayaa ilbaxnimado
in aysan ubaahnayn sharax dheeri ah balse haii aan kuu sookoobo waa in lafahmo macanaha nolasha
iyadoo la adeeg sanayo wasiilooyinka cilmaga bulshada lagana fugaanayo caadifadaha hadii ay noqon lahyad mid diineed ama mid qabiil ama mid siyaasaded.

by ciid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr ciid

Friday, March 09, 2001 - 07:37 am
sxb xigmad yaroo ugu horeyntii waanku salaamay salaanta ka dib horta sax aduunyadu uma madoobada sida aad adigu u heysato waxaad iila egtahay dad badan oon arkay oo soomaalida u heysta umad baabaday laakinn jawaabta arintaas aan kaa siin karaa wax eey tahay inaad dunida ka eegto dhinaca wanaagsan oo cagaaran
by ciid

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.