This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, February 08, 2001 - 04:36 am waxaan raadinayaa gabar habaraji ah oo guur doon ah emailkeygu waa toosane72@hotmail.com
| |
Thursday, February 08, 2001 - 11:47 am to abdi daahir walaal gabar nooceeya ayaad rabtaa
| |
Thursday, February 08, 2001 - 12:08 pm anigo ah ilham waxan kunolahay uk waxan ahay habaragi.write back if you are interested.
| |
Thursday, February 08, 2001 - 01:23 pm to, ilhan walaal waxaad sooqortay lama fahmikaro tafaftir
| |
Friday, February 09, 2001 - 04:48 am Could someone tell me what's Habaraji please.......Subxaana Laah!!!! I think it's Somali clan, but where do they live, any famous person or who're they close to. Am not stupid but to be honest I've never heard of that tribe. Peace yow all.
| |
Friday, February 09, 2001 - 12:12 pm to all somali walaal waxaan idiin sheegayaa waxa maanta inakeenay wadamo shisheeye waqabyaalad iyo qurun marka waxaan idinka codsanayaa gabar hooyo aabe wiil seedi aayo caruur dhalinyaro in aad kadheeraataan qabyaalada runtii akhiro hadii latago la,oranmaayo reer hebal baan kadhashay midakale maanta aduunku wuu kahorumaray waxan soomaalida maskaxda kagajira waan idisalaamay raali iga ahaada
| |
Friday, February 09, 2001 - 01:51 pm Deni Your re innocent.it is question is good but the answere u dont need to know, because is not some u will benefit from it in this life and hereafere. Dont be upset bexause i did not give an answere, this is staff is the one tire part our beloved country. It is our biggest enemy as Somalian people so we need to fight. Please forget your question and look forward there is alot to do and to ask. I know you already have part of the answere and i think that is enough for you to understand. I am sorry i did not give the answere Once again u dont need to know no benefit at all in this life and hereafter. I wonder those people who still belife clanism and want to have wife and kids, this diseas is worst than cancer so how can you let your kids to be born with horrifying diseses it is better not be married. wasalaam sistere(Deni) ur so innocent I wish all the somalian could be like you Deni
| |
Saturday, February 10, 2001 - 01:22 am Thanks elias for your advise and not helping me. I've realized it's not appropriate question anyway. I'll ask when I see someone of that tribe, although very unlikely in the near future!! Good luck dude (abdi daahir), I hope you find that specaial person from that special Somali tribe Bye for now
| |
Sunday, February 11, 2001 - 02:08 am Habaraji waxa loga jeedaa habar-Gidir ree bililiqo ree mooryaan ree kabacalaf ee walaal Ilhaan ma guur la,aan ayaad kuweynaatay waa adiga mooryaanta radinayee inaa lilaaaaaaaaaaaah dad laguursado badane habargidir haduu eebe kaa abuuray maxaa kugu celinaya waa nasiib xumo,caytana igama aha ee yaan laxanaaqin Ilhaan kaftanku inoo furan huuno waxaad igala soo xidhiidhaa Muctasim@hotmail.com
| |
Sunday, February 11, 2001 - 10:46 am WAAW WARAA ANAA KU SHEEGAA HABAR AJI AYAYDEEY AN WWAYDIIYAY WAXAY ITIRI WAA HABRGIDIR KUWO KAMID AH KUWII XAMAR NAGA SOO BURSADAY WAXAYNA KASII YIHIIN CAYAR MAXAA ULA YAABEE QABIIL SOOMAALI AH WAAYE YAAHABAR BADAB SOOMAALIDA MA WAADAN ARAG ISAAQ OO DHAN WAA HABRO EE?MARKA HABURTUNA HABRAHAAS AYAY LA MID YIHIIN AR SOOMAALIDU HABRO BADANAA BEEYNA KA LAAH JAAW ALLL
| |
Sunday, February 11, 2001 - 11:53 am TO:hana maad garan codkaygee,waa gumaysi ciilkii, carigeena haystoo,dhaqankeeni,cidhibtiray. inanku wuxuu doonayaa inan aan ahayn habar aji oo midgaan,tumaal ama yibir ah, ma u haysaan.
| |
Sunday, February 11, 2001 - 09:06 pm TO DHARIYE ANI MUGOO MAHAAYO HABAR AJI IYO HABAR KUULAY IYO HABAR GAABAY IYO HABR DHEERAY HABRAHOO DHAMI WAAN KAYAABAA ABOOWE HABAR AJI MINII RABTID WADANKII IYO XAMR U RAAD SO IYO TIRADII KABATAY AY JOOGAAN BYEEEEEE ALLLLL
| |
Tuesday, February 13, 2001 - 09:52 am Qabiil halajoojiyou Ilaahna halaga cabsado. Qabil wax uu kuu qabanaa majirto waxna wuu noo tari waayay toban kiisonoo tagtay. Just waxaad ogaatan in aaad tihiin dad Somaaliyeed waxa kele hala illowo. Ogada aduunkaan lama joogaayo one day ayaa laga tagi doonaa marka waxaad qabsad ayaa hadhoo ku anfacaayo reer hebel ayaan ahay majirto. Wasalaam Waa iga nateexo Xamar@hotmail.com
| |
Monday, March 05, 2001 - 01:16 pm Asalaamu Aleikum Sheeko yar aan iidiin sheego soomaaliyeey. waxaa isla soo qaxay gaarina ku wado socday dad is wada garanayo iyo wiil iska soo raacay, markii ey soogaareen magaalada layiraahdo %%%% ayeey kawada dageen gaarigii oo ey saxan qado ah kuwada fadhiisteen. Markaa inanka aan lagaraneen waxa uu wax lacunayey intii raga eheyd ee gaariga saarneed iskumeel loogu guray. In door ah markii lacunay cuntadii ayaa nin kamid ahaa ragii watay gaarig ayaa weydiiyey wiilkii inayadiisii. markaasuu wiilkii sheegtay magaca aabahii. Intii uu kabooday ninkii suaalay cuntadii ayaa waxuu ku yiri wiilkii "HADAAN KU OGAAN LAHAA IN AAD TAHAY INA HEBEL MAANTA BARIISKAN MAAD ILACUNTEEN" Saacado kadib markii uu gaarigii kasoo dhaqaaqay magaladii oo uu magaalo kale yimid ayaa latuhmay in inankii uu maqanyahay. Markii dib loosii baareyna waxaa la'ogaaday in ninkii uu kudilay bistoolad uu watay sabatuna eey eheyd Inna ayadiisa daraateed. Markaa walaalayaal waxaan rajeynayaa sheekadan in ey tusaale yar idinka siisay dhibaatada qabyaalada. Asalaamu aleikum
| |
Tuesday, March 06, 2001 - 09:43 am WAXAAN RAADINAYAA GABAR HABAR KUULEEY HADAY JIRTO HA LA II SOO SHEEGO. WAA DAAJIYE
|