site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan radin gabar ka dhalatay daarod

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan radin gabar ka dhalatay daarod
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Thursday, February 08, 2001 - 06:00 am
Walaal hadaad tahay gabar ka dhalatay qabiilka daarod oo wanaagsan una dhaqanta habka gabdhaha daaroodka lagu yaqaan ood rabti guur rasmi ah walaal waynu isbaran karaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, February 08, 2001 - 06:52 am
Asalamu Calaykum siyaad.
siyaad fikradaadu waa mid aad u fiican laakiin waxaa jirta inaad dhinacyada kalana wax ka raadiso waayo gabdhuhu waa soomaali ha u dooran qabiil waxaa laga yabaa inaad heshid mid ka qayr badan mida aad ka dalbanayso qabiilka so that i hope u good girl
have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood

Thursday, February 08, 2001 - 09:11 am
daarood waa tanee maxaa inoo dan ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Friday, February 09, 2001 - 04:05 am
Saxiib farxaan waad mahad santahay sida waanagsan ee sharaftu ku jirto ee walaal igu jawaabtay walaal gabdaha qabilada kale ee soomaliyeed wax xumaan ah kamaana sheegin lakin maadama oo anigu mustaqbalkayga rabo soomalina maanta kala fogaatay ya waxan doorbiday inaan raadsado gabar ila qabiil ah ee walaal saa lasoco.


Ku socota Daarood walaal magabar baad tahay mise wiil saad magaca uqortay waxaad ila ee ketaay inaatahay wiil saad uhadlaysidna waxaad ila ee katay gabar ee walaal intaanan miil ka dhicin isoo kala cadee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAROOD ASAL AH

Friday, February 09, 2001 - 06:15 am
ASALAAMU CALEYKUM DHAMAAN WALAALAHAY
WAAD SALAAMANTIHIIN WIILASHA DAAROODKA AHOOW ANIGUNU WAXAAN AHAY GABAR DAAROOD AH ,,, WAANA KU FARAX SANAHAY INUU DAAROOD UU MAANTA MID KALIYA UU NOQ`DO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulkadir

Sunday, February 11, 2001 - 02:45 pm
Siyaad waan fahmay hadalkaaga laakiin magaran
macnaha guud ahaneed aad u dooneysid gabar
daarood ah adigoon isa sheegin waxa aad tahay
gabdhaha daaroodka ahna lagama baayaco internet

thank you and good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

siyaad

Monday, February 12, 2001 - 02:21 am
Walaal Cabdi qaadir waad mahadsantahay in adeer waxan ku sheegi Gabdha ha daaroodku waa jiidh kaygii oo waraabe uma loogeen ee waxan uraadinayaa dhaqan wanaag iyo ficni aan ku aqaan waxaan u raadinayaana waa gayaan ahan ee xaraan gabdhahayaga kuma aqaan ee la soocoooooooooo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Monday, February 12, 2001 - 02:34 am
Waar niman yahow Daarood waa maxay anigu wax daarood layidhaahdo ma ictiraafsani ee naftiina been hausheegina ma sheekadii siyaad bare ayaad wali wadaan waar reer kaste goonidiisa hauistaago Ogaden is Ogaden,Harti Too, Mareexaan sidoo kale
waa maxay dadkan aan is qadan karin eed isku daba wadaan ilaa iyo qarnigii tagay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Monday, February 12, 2001 - 02:58 am
Saxnuun walaal waan ka xumahay inaad itidhaadid darood isma qaadan karo anigu daarood waxaan u arka uli iyo dirkeed wax nagala ka xeeyana majiiro darood waa walaalo is jecel wax nakala kaxayn karaana majiiro waxaanan leeyahay darood ha guulaysto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fadumo

Wednesday, February 14, 2001 - 03:44 am
Siyaad iimsa jir baad rabtaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SomaliGirl

Thursday, February 15, 2001 - 01:57 am
Hi dear

Walaal waan idin salaamey dhamaantiin, waxaan ahay gabdha daarood ismacil aha waliba hartii aha, waliba dhulooos aha waxaan doonaya inaan siyaad u sheeg walaal gabdhuhu qabiil malha runti aniga my sweeeti mom is isaaaaaaq waxaye aduunka ugu jeceshaye daarood in waxaa laga sheegan waxaye ka gubta markaa walal we, women's and u don't have qabiil waxaan leenahaye dhaxdiin
In my dream is to maried ........daarood man, only god know's what is gone happen in the future.

much luve to ya all peace and luve take care i'm out bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Tuesday, March 06, 2001 - 09:34 am
HI SOMALI GIRL YOUR MY COUSIN IAM DULOOS TOO
LETS BE CAME GOOD FRIAND IAM IN USA
AND WHAT ABOUT IF YOU DONT MIND WICH COUNRY AND CITY
BY SWEET COUSIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Miss Somalia

Tuesday, March 06, 2001 - 02:41 pm
Hi all

Mahad hi cousin how is life treading ya those days.Cousin i'm in Canada Ottawa nice meeting ya dear cousin, i don't mind if ya wann know me aiight cousin.


peace and muchhhhhhh luve to all Darood pealpe around da glob and i'm glad i'm Darood girl.!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Wednesday, March 07, 2001 - 04:55 am
Ku faadumo iyo dhalinta darood meelkasta ooy aduunka ka jootaan ilma adeerayaal iga gudooma salaanta islaamka waxaan ilahay ka baryaya inu inaga dhigo kuwa aduunka iyo akhiraba ku libaanay
amin amin .walaal fadumo waxaad iwaydisay intaan jiro waxaan jiraa 28.sano runtiina waxaan udhaqmaa sida nin 40sano jiraa marka dhaqanka soomaliyeed ama daroodka lagu yaqaan laga hadlayo
hadaba ilma adeerayaal wixi firad iyo islatalinba waad isoo qori kartaan madaama aan gurdoon ahay taladu way fiicantahay.

Mahadsanidan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Wednesday, March 07, 2001 - 11:53 pm
Dhalinta Darood ismaaciil meelkasta ood joogtaan walaalayaal waxaan idin leeyahay ciidmubarak ilahay ha inaga dhigo kuwa khayr iyo rayn rayn ku waara

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Sunday, March 11, 2001 - 02:36 pm
TO ALL MIDGAHA MEESHA KA WADA HADLEY ...

WAR WAX ISKUMA FALAYAAL YAHOW DAAROOD ISMAACIIL, DAAROOD ISMAACIIL, LOOMA BAAHNEE ISMAACIIL JABARTI WAA MIDGAAN KU DUUGA YAMAN. XAFIISKA KU YAALLA XAAFADDA XAYI SACIID EE SANCA EE QABAA'ILKA LAGU DIIWAAN GALIYO(MAKTABU SHU'UUNUL QABAA'IL) BAL WEYDIIYA SU'AASHAN , WHO WAS JABARTI ISMAACIIL? HADDEY IDIN DHIHI WAAYAAN WAAHU QABIILI, OO MICNAHEEDU YAHAY WAA MIDGAAN, ANAA BEENLOW AH... GIVE A SHOT ..AND FIND YOURSELF IN A VEEEEEERY STRANGE WAY.

NB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 11, 2001 - 08:26 pm
Nuclear

Let the ball rolls. Who let the dogs out? There is nothing called DAAROOOD or hawiye, get a life folks. Somalis period. Ninkii naag doonaya tiin qancisa ha buubsado, sidoo kale naagtii nin rabta kii qanciyo ha roorsato. sheeko baraleey lee ma la heeeynaa ilaa arbaco koonbo. See camalkiina waaye somali maryooley, shiirtooy, shaqfal urayaal?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Wednesday, March 14, 2001 - 12:53 am
Dhamaan waxaan daarood ahayn looma baana inay soogalan halkan maadama aan laga rabin goobtan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Wednesday, March 14, 2001 - 04:04 pm
TO SIYAAD

DO YOU WANT A NET WAR? 4 UR INFORMATION THIS IS SOMALINET. NOT DAAROOD OR HAWIYE NET AIGHT
IF U CAN'T STAND A CHANCE FOR CONVERSING PPL
U STAY AWAY.


NUBIAN BOY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haboon

Wednesday, March 14, 2001 - 04:56 pm
Hi, siyaad walaal halka ay hawiye wax ku qori karaan may ahayn inaan inan daarood ah ka dalbato waa yo waa mooryaan sharafna malaha, anigu gabar darod ah ayaan ahay lakin xaas ah oo aad ugu faraxsan guurkeeda hadaba hadaad doonayso inaad hesho inan wanaagsan is ku qor somalinet matrimonials i think that is the private place,
I wih you good girl.
Haboon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sucaad

Thursday, March 29, 2001 - 03:17 am
to; nabiyan boy, horta yaabaye meel kasta oo ay daarood ka hadlo maxaa ku taagay waa adiga beej kastaa ka jaqjaqleh tan kale ninka waxuu dhahay waxaan rabaa gabar daarooda muusan dhihin waxaan rabaa hawiyoos markaan ku leeyahay taa waxaan ula jeedaa waaba kaa shakiyay I U woman or not becouse meela kale oo ay wiilal daarooda gabdhahooda rabaan inay ka bartaan baad taagan tahay oo aad ka hadlaysaa ee aniga ahaan waxaan ku dhihi lahaa get life yuusan aduunka kugu dhaafin saad daarood u daba taagan tahay ee xayawaan yohow baska gaadaal kasoo qabso cala aqal xaawil inaad wax barato intaad isu dhaafin lahayd saad u leedahay gaar daarood mar hore buu meel idin ku dhaafay saad meeshaas u hay seen daarood cuqdad baa idinka buuxdo ee get lost by the way what means nabian boy, becuose isagaaba magac midgo kasoo jeedo ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siyaad

Thursday, April 05, 2001 - 02:05 am
Kulayle wacan oo wanaagsan dhamaantin dhalinta daarood meelkasta ood joogtaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sister Daarood

Friday, April 13, 2001 - 12:22 pm
TO: Siyaad Walaal waan kusalaamay waxaan ahay walaashaa Daarood waana kuurajeenayaa qofka aad raadineesid.
Dhoocilaha iyo kuwa kalelaba oo aan homepage looga baahneen iskana dabaalayaa waxee ubaahanyihiin, Advice iyo in ee furtaan beej ugaar ah Siiba qofka lamagac baxay NUBIAN BOY Waaba Jaahil aan ba Daarood misnihiisa aanba Garaneen.
Walaal Siyaad waa walaashaa kuleh Kunoolow Nolol raaxo leh oo Alle karaali yahay.
By Sistar Daarood

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.