site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar afka carabiga ku hadasha oo aan guursado

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabar afka carabiga ku hadasha oo aan guursado
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmedyare

Thursday, February 08, 2001 - 02:22 pm
wallaalayaal waad sallaaman tihiin waxaan ahey ardey ku nool dalka mareykan gaar ahaan OH wallaal waxaan awalkii hore ka imi UEA waxaana ku dhashey U ae waxaana haystaa dhalashada U AE marka waxaan raadinayaa gabar aan la saaxiibo oo aan ka dib guursado fadlan hadii ay jirto gabdhaasu halkaan E mailkaaga iigu dhaaf gabdhaasu waa inay ku hadashaa afka carabiga waayo inta badan afcarabi ayaan ku hadlaa fadlan ila soo xiriira by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shukriya

Thursday, February 08, 2001 - 11:56 pm
Asalaamu caleykum
Awalan salamtak Salaan islaami. Thaniyan Keefik insha Allah kulishe'a tamaam. Ya-akhi baayin inak tacrif luqatak asdi luqa somaliyah kuweys awih rabinaa yaziidak (Amin), lakin tibqaa waxda tikalam luqa carabiya wabas leeyh? maa taquzniish da mugarad su'aal wabas.

Anaa kamaan kunt caash fi buldaanil khaliiji xawaali arbaca sanawaat, lakin ma walidsh hinaak Alxamdulilah. mumkin as'alak su'aal idaa maa candaksh maanac:- idaa rabinaa khalaqak an takuuna soomaali wacalamak thalaat luqaat tidawar waxda tacrif luqa carabiya leyh? idaa candak aqtiyaar kathiir? maa ta'aquzniish abqaa acraf.

Mumkin tikalim can nafsak losamaxt uliini ismak eyh?, cumrak kaam? duulak kaam? i'm just curious. idaa cayza email bitaaci ahoo qorax@excite.com hadii aan ku gafay cafis & masaamax.
Wacaleykumu salaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ajman

Saturday, February 17, 2001 - 12:38 pm
TO;ahmed yare
waawareey saaxiib waa ku sidee xataa xishoon mayside ma adaa ku dhashay UAE soo adigi hoolka cajmaan xooraan jiray waa ku sidee bro shaly maanta aa tagtay oh waxaana joogtaa labo bilood,mise sanadki ay cajmaan kugu diiranaysay ayaad mooday inaad ku dhalatay UAE hadeey runtaa tahay soo sheeg guriga iyo mustashfaha aad ku dhlatay alaa yakhliik,xataa maa tastaxyi,shuu hada namuumeh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed wayne

Monday, February 19, 2001 - 09:38 am
To; Axmed yare

anaa kutu saakin Ajman wa anaa aciish OHIO USA
Columbus itaqulaah xaysamaa kuntu yaa akhii
low turiid awlaadul khaliij tarsali bii
Email bitaacii mabruuk24@maktoob.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED Wayne

Monday, February 19, 2001 - 09:46 am
waar igaa warama dhalin yartii fadhiisan jirtay
makhaayadii xirib aawa
SHARIIF
FAHAD
KHADAR
QIIQ
ABDUCASIIS
MAHAMED
BASHIIR
JIIDANE
LABA RAAD
ABAAB BIILA
IBRAAHIM
AHMED GEELA
FAYSAL BULUUSHI
DAADIRI
GANDARSHE
AHMED NUCIIMI
AWAARE
INA XRIB
IN A SUUFI
SHAWQI
IYO WALAALAHII
FAYSAL JANTAL
WAR BAAN IDNKA SUGI
LIIBAAN SHEEKHALOW
SHAARAC NAKHIIL

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.