site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA ARKAY WIILASHII I YO GABDHIHII SHEEKH XASAN BARSAME 1988-90

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : YAA ARKAY WIILASHII I YO GABDHIHII SHEEKH XASAN BARSAME 1988-90
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 08, 2001 - 08:19 pm
WAXAAN RABAA IN RAADIYO WIILASHII AMABA GABDHIHII SHEEKH XASAN BARSAME 1988-90

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baarka

Friday, February 09, 2001 - 08:57 am
waa na kanaahee adiga magacaa marka hore fasalkee baad ka baxdey xaggee ka joogtaa dunida yaad xiriir la leedahay oo sanadkaa ka soo baxey ii soo sheeg waa baarliin oo dhigan jirtey 88-89
fasalka "t" waxaan aniga wada xiriirnaa in yar ee hadaad wax badan xiriir la leedahay saaxiib soo sheeg adigana isa soo qeex who are you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISHAABUUN

Friday, February 09, 2001 - 08:31 pm
Hey guys, wsup???? I was a member too.
Class of 79-80 looool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hirey Roble

Sunday, February 11, 2001 - 03:41 am
waa lagu salaamay saaxiibka raadinaya gabadhii iyo wiilshii sheekh xasan barsame , waxaan ahay mid ka mid ah waqtiga aad sheegtay in aad dhigan jirtay, 88-90 marka saaxiib waxay ahayd in aad magacaada sheegto , iyo meesha aad joogto . marka ha la maqlo aqbaartaa oo faahfaahsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/shakuur

Thursday, February 22, 2001 - 11:56 am
waxaan dhigan jiray fasalka B waxaan wada xiriirnaa faysal, libaan kaarshe oo aan maqlay dhowaan in uu joogo swedan waxaa lay yiraah c/shakur waxaan kasoo badashay cidii xasuusata hargaysa waxaan xasuustay saxiibkay xasan awes sidaas iyo nabad galyo <fg> hadaad xasuusataan mail kiina kusaa qara hadii alla idmo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Friday, April 13, 2001 - 08:27 am
waan idin salamay dhaman ardeydii dhigan jirtay iskolkii aan xasustiisa ilawi karin. aniga waxan dhigan jiray 3j markii dagalka dhacay 90kii markaa magaceyga waxa lay yaqanay ayaan cadeey waxana ka xasustaa fasalkey idil,liiban,xussein,fowsi,sucaad iwm oo halkaan ku soo kobi karin. markaa hadad ka mid tihin ardeydaas aan wada dhigan jirnay sidaas iyo xirir wanagsan emailkeyga waa af7876@ehs.dk. waxana degenahay hada wadanka Denmark.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.