site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa gabar Guurdoon ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan rabaa gabar Guurdoon ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hussein

Friday, February 09, 2001 - 08:45 am
ma lihi sharuud ayaa ku xirayaa gabar soomaali ah,maxaa yeelay waxaa imaanayso xakameyn lagu hayo dumarka,laakiin ay garowsato xadkeeda si aysan u imaan khilaafaad dhaliya burbur ku dhaca dhismaha qoyska amaba wadasocoshada,.wixii kale oo faahfaahin ah waxaan kahadlin doonnaa qofka aan wada xiriireyno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawaale

Sunday, March 11, 2001 - 01:49 pm
Wagaray ka waawayn iyo waliba ka waasican!
Saaxiib Xuseenow ma jirto gabadh guur-doon ihi daqankeenii wanaagsanaa; ee siday runtu tahay GABADHI WAA GUUR U JOOG!
malahayga fahantay waajibaadkaaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HargeysaGirl

Monday, March 12, 2001 - 03:04 pm
Salaama Alaykum Hussain & Cawaale.

Cawaale Ayaan ku bilaabaya: Cawaale waxaad tiri gabdho guur xalaala doonaya ma jiraan. Taasi run ma aha. Laakiin gabdhihii somaliyeed waxay waayeen rag sidii raga u dhaqmi jiray u dhaqmaya. ragii baa naago noqday oo sidii dumarka u dhaqmaya. Taasina waxay ku kaliftay in dumarkii ay ka doortaan inay iska joogaan oyna oroosin maxaa yeelay gurigee baan dhisnaanaynin. Qaladkana saarimaayo raga oo kaliya laakiin waxaan leeyahay ragu furihii guriga iyaga ayaa haya laakiin uma dhaqmayaan sidii laga rabay.

To Hussain waxaa jooga gabdho fiican oo waxkasta ku fixin lahaa inay guur xalaala helaan. Marka waxaad ka radisaa the wright neighbourhood. Aniga waa lagaa soo horeeyey maahine igamaadan fakateen :):):)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.