site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

The Best History of Love & Life Come this page and take your ideas It will Become True history waxey ku socotaa gabdhaha iyo wiilasha jacaylka waxkayaqaan looma baahno oday iyo islaamo siaysan uxasuusan waayo waayihii hore.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : The Best History of Love & Life Come this page and take your ideas It will Become True history waxey ku socotaa gabdhaha iyo wiilasha jacaylka waxkayaqaan looma baahno oday iyo islaamo siaysan uxasuusan waayo waayihii hore.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Helheven

Saturday, February 10, 2001 - 12:11 pm
Helheven..
WALALAYAAL HADA KOHOR AYAA WAXAA DHACDAY WIIL
LAYIRAAHDO CABDIQANI IYO GABAR LAYIRAAHDO LUUL

AYAA AAD IYO AAD IS KU JECLAA JACAYL XAD DHAAF AH
OO LABAR BARDHIGMA JACAYLKII QAYS IYO LAYLA

CADIQANI IYO LUUL WAXAY WADA DHIGANAYEEN SHOOL
CABDIQANILUUL WUUJECLAA LUULNA WAYJECLAYDCABDIQANI

CADIQANI IYO LUUL WAYKA HAREEN ISKUULKII LABADODABA CABDIQANI IYO LUUL WAXAY GAA REEN

INAYGEED HOOS TIIS AYKU QAATAAN JACAYLKA LABADODA
DHEXYAAL C/QANI IYO LUL WAXAY SAMAYS TEEN HEES LABADOODA UGAAR AH HADUU CABDIQANI QAADO HEESTA

INAY MAQASHO LUUL HADAY QAADO LUUL C/QANI INUU
MAQLO C/QANI WAXAA DHAC DAY CABDIQANI AYAA

LAYN DIBA DA AH USOO BAXAY C/QANI AYAA HOO YADII
UTIMID OO KUTIRI HOOYO ISDIYAARI WAAD BAXAYSAAYE

ABDIQANI AAD IYO AAD AYUU UGANAXAY LAYN KA DIBADA
AH OO NIYADIISA GALI YAY MALUUL BAAD KA TAGAY SAA

LUUL AYUU UYIMID WUXUU KUYIRI HALDHIBAATO AYAA IHAYSATA LUUL ABAAYO LUUL WAY WAY DIISAY DHI
BAATADA C/QANI HAYSATA C/QANI WUU U SHEE GAY

DHIBAA TADA HAY SATA NAFTIISA WUXUU KU YIRI LUULLAYNDIBADA AH AYAA IISOO BAXAY LUUL OO

WAXBARASHO AH AYUU UGU JAWAABA LUUL [ LUUL ARIN TAAS WAY KANAXDAY GAADAAL DAMBANA WAY KAFAKATAY

OO WAXAY NIYADEE DA GALISAY HADUU BAXO HADUUKUU
SOODACWOODO AADJACAYL KIINA AAD KUWADA QAADATAAN

YURUBTAAS AYEY NIYADEEDA GALISAY C/QANI WUXUU
GAARAY TAME KII UUBIXILAHAA CABDIQANI WUXUU UYIMID

HOOYADII WUXUUNA KU YIRI HOOYO ADAAN KUGU OGAHAY
LUUL HOOYADII WAXAAY UGU JAWAAB TAY WAABALAN
WIIL AAN DHALAY GABAR UU JECELYAHAY MAAN MEELXUN
KUTUURIKARAA AYAY UGU JAWAABTAY WIIL KEEDII C/QANI

CABDIQANI WUU BAXAY LUULNA WUU MACASALAAMEEYEY
SIXIISO LEH WUUNA BAXAY C/QANI

MUDO MARKILAGA SOO WAREE GAY AYUU C/QANI WARQAD USOO DIRAY LUUL IYO HOOYADII ASAGOO SALAAMAYAYA


UUNA HOOYA DII KUDHA HAY A ADAAN KU GU OGAHAY
LUUL MUDO MARKII MUDO LAGASOO WAREEGAY

AYAY WAYSAY LUL AQBAAR TII C/QANI OO U TIMID HOOYADII WAXAY KUTIRI C/QANI MAXAA KUDHACAY

AQBAAR MAKA HELIN BARYAHAAN MAAMADII WAXAY KU TIRI MA AQAANO WAX KUDHACAY WIIL KAY GII

LUUL AYADOO KASII BIXIRABTA XAAFADA AYAA
GABADHII GURIGA KA SHAQAYNAYSAY KU TIRI C/QANI

NAAG AYAA LALA RABAA C/QANI AYAY KUTIRI LUUL
LUUL WAYNAX DAY WAYNA WAALATAY LUUL QASHIN CUN
AYEY NAQOTAY LUUL WARQADAHA LUUL LOO SOO DIRO
DABKA AYAA LAGURIDAA LUUL HOOYADEED WAY DHIMATAY WALAALA DEED WAALA LAAYAY ABEHEED NA NAAG
KALE
AYUU QABA BAADI YAHA AYUU DAGANAA ABAHEED

MUDO SHANSO KADIB AYAA WAXAA YIMID C/QANI WUXUU
NA YIMID MAGAA LADAY LUUL JOOGTAY....
Continue..
Weysocotaa sheekada Bro ANd Sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUDA

Saturday, February 10, 2001 - 11:35 pm
WAAAAW SHEEKO XIISO LEH BRO SHIMEE SIIWADEE?PLZ MAALINBA QAAR MIYAAA BARI AAN KU SOO LAABANAA ABOOWE NOO SII WAD HEE WAAN RUMAYSANAHY JACAYLKEE WAA KU SUGAYNAA YAAHEE BYEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacayloow

Wednesday, February 14, 2001 - 12:28 pm
to;helheven
saaxiib salaan kabacdi waa sheeko aad u xiiso badan ee maxaa noogu dhamaystiri wayday,saaxiiboow naga daa kala goynta ma ii suuroobayso inaan maalin walba soo galo bogan maxaa yeelay waxaan ahay arday waxaan kaa codsanayaa inaad noo dhamaystirtid bari haduu ilaahay idmo
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKEEYE

Friday, February 16, 2001 - 09:48 am
WAAW, SAXAIIB SHEEKADU HADDAY JACAYLBA KU
SAABSANTAHAY 24Hrs WAXAAN DIYAAR U AHAY IN
AAN AKHRIYO MARKA ADIGOO RAALI AH NOO DHAMAYSTIR
HADUU ILAAHAY YIRAAHDO.

TAKE CARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacaylow

Friday, February 16, 2001 - 12:25 pm
TO;sheekeeye
saaxiib malgu hayaa sidayda oo kale meel walba oo ay sheeko jacayl kajirto labadeena aa taagane kaftan
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKEEYE

Saturday, February 17, 2001 - 09:21 am
To jacaylow

saaxiib runtii waad iga qoslisay waadna ku
mahadsantahay, laakiin saaxiib ma meel sheeko
jacayl ah taalo iyo meel mid micno darro ah
taalo ayaan is bar bar dhigaa?
Jawaabtu waa maya, marka meel kasta oo sheeko
jacal ah lagu hayoba aynu isugu nimaadno

Take Care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacaylow

Saturday, February 17, 2001 - 10:44 am
to sheekeeye
saaxiib salaan kadib,aad ayaan ugu qoslay saad hadlka isu saartay waa runtaa bro masina sheeko micno daro ah iyo sheeko jacayl waxaana rajaynayaa inaan ku wada kulmi doono meelaha sheekooyinka macmacaan yaalaan,saaxiib waliba anigu aad ayaan u xiisaynayaa sheekooyinkaan oo kale sababta oo ah wali ima soo marin buug jacayl ah,waana waayay buug qoraya sheeko jacayl oo soomali ah,
mahadsanid bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIIMO

Monday, February 19, 2001 - 09:14 am
TO HELHAVEN
ABOOWE WAANKUSALAAMAY KADIB WAADKUMAHADSANTAY SHEEKADADA EE WALAALO SHEEKO KALAGOYS MAKUFICNO SO PLEASE DHAMAYSTIR AS SOON POSSIBLE IF CAN THANK YOU

PEACE
NIIMO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Saturday, February 24, 2001 - 10:55 am
bashiir;


<NABSI JACEYL>

waa qiso dhab ah oo dhexmartay wiil iyo gabar
ilma adeer ah oo is jeclaadey iyagoo da'a yer
sidaa darteed ila soco.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.