site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WIIL WADAAD AH OO GABAR WADAAD AH OO UU GUURSADO DOONAYO

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WIIL WADAAD AH OO GABAR WADAAD AH OO UU GUURSADO DOONAYO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdilcasiis

Sunday, February 11, 2001 - 01:38 am
assalaamu calaykum


akhawaatii fillaahi

waxaan ahay nin dhallinyaro ah -32- jaamacad ka baxay , haddana shaqeeya , waxaan raadinayaa gabar wadaad ah , oo aan nolol qoys muslima wadaagno in sha allaah , dadeedu u dhaxayso 24-28,

fadlan haddii aad tahay taas aan raadinayo marxaban biki ilaa xayaatin zawjiyatin xalaal, wa usratin mutafaahima ,

dadka wadaadada ahi sharciga marka la eego way u bannaantahay in ay qabiil is way diiyaan ama sheegaan , marka anigu waxaan ka dhashay reerka daarood, liltacaaruf faqad .


wasalaamu calaykum

cabdilcasiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fahad

Thursday, March 08, 2001 - 04:16 am
aniga hadii aad wadaad tehey waa fiican tahey laakiin qabiilka ama fiicno ee iska ilaah ilaah hakuu sahlo mid guur doon ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Friday, March 09, 2001 - 07:53 am
To cabdicasiis

salaamu calaykum my bro

waad ku mahadsan tahay figradaada balse

waxaan kuu rajaynayaa mid nolosha kula qabsata

in aad hesho in sho alaah byeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 08:50 pm
From Nuclear
To samira

how about u? how come u are not ready your self to share with him the life?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maanoiisho

Monday, March 12, 2001 - 09:35 am
to
;cabdulcasiis
assalaamucalaykum;

salaan ka bacdi aniga waxaan ahay gabar wadaad ah
oo diyaar u ah guur


wabillaahitowfiif

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdilcasiis

Wednesday, March 14, 2001 - 10:42 am
To : fahad

gacaliye qabiilka soomaalidaa khalad u is ticmaashaye waxba kuma jabna .

To : samiira

mahadsanid


To : nuclear

af jooga looma adeego


To :maanoiisho


yaa hala wa marxaban

ku mahadsanid inaad diyaar u tahay sameeynta qoys muslima , fadlan aynu wada xiriirno


wasalaamu calaykum

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.