This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Sunday, February 11, 2001 - 02:19 am waa wiil somaliyeed joogana qurbaha waxaan radinayay gabadh somaliyeed oo aan guur xalaal ah wada yeelano hadii aan isqancino,wada xidhiidhka kadib ayaana wixii shuruud ah isla soo qaadi doonaa,hadaba fadlan hadaad gabadheey radinayso guur xalaal ah igala soo xidhiidh halkan Shihaab99@hotmail.com wad mahadsan tihiin
| |
Sunday, March 11, 2001 - 01:54 pm DAM-DAM Ma sidaasaad gabdhaha guur xalaala ugu baaqeysaa?
|