site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan rabaa gabar ku nool finland in aan barto

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan rabaa gabar ku nool finland in aan barto
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sakariya

Monday, February 12, 2001 - 01:54 am
magaceygu waa sakariya waxaan rabaa inaan barto
gabar ka mida gab dhaha ku nool finland
waxaan jiraaa 24sano waxaan kunoolahay wadanka
finland isbarashaduna waa wax aad u wanaagsan
hadii ay jirto gabar xiise u hayo barashada
aan soo bandhigtay welcom

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sacdíyo

Monday, March 19, 2001 - 01:27 am
To: Sakariye
Aboowe macaan waxaan ahay gabar kunool wadanka Finlad Helsinki xaafadda Vuosaari. Waxaan aad ugu faraxsanahay beyjkan qiimaha badan aad u furtay wiilasha iyo gabdhaha kunool wadanka finland.
Xiriir wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ikran

Monday, March 19, 2001 - 10:31 pm
to. sakeriyehuuno waan ku salaama bal marka hore in taan ku baranin waxaan aad ula yaaba magacaaga waa maxay magacan foosha xun ee aad wadataa
barashadii iyo calgacalkii aan kuu qabay ee aad wax ku soo qortayba magacaagaa ija jejebiyey
mayakaa huuno anigu waxaan ku nolahay vaanta
ee bal warasho wanaag san ilahyna haku siiyo taad rabto amin
by ikran

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.