Friday, March 02, 2001 - 08:41 am webfaa waxaan ahay arday dhigan jiray iskuulka waraaba salaan bilaabayna sanadkii 1978 iyadopo la iga soo badaley dhamaan afar class oo aan ka mid ahaa dugsiga hoose ee riis ama hargaysada cusub waxaan ahaa lodkii ugu horeeyay ee ka qalin jabiya dugsiga waraaba salaan markaana aan galay faarax oomaar faah faahin intaa ka badan waa lagu siin karaa caasha hadaad wax ka garato ok