site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

THIS IS YOUR LAST CHANCE SOMALIAN LADIES

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : THIS IS YOUR LAST CHANCE SOMALIAN LADIES
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gold Coast

Monday, February 12, 2001 - 06:16 am
Magacayga waa quruxlow
Waxaan leeyahay jir dhisan oo aan ragga soomaaliyeed lagu aqoon,
Cod macaan oo marka aad maqashid uu jirkaaga gariir ku dhacayo,
Idhno aan dahab lasiisan karin,
Waxbarasho sanadkii ugu dambeeyey ee jaamacadda,
Asluub iyo xishood aan la gaari karin,

Hadalka aan soo gaabsho, gabar iiqalanta oo soomaali ah oo isku kalsoon(haddaadan isku kalsoonayn ha isaso lugooynin) oo Asluub iyo qaab boqorad leh. Suuro badan. Wixii su'aala ah soo daaya, meesha waxaa jooga wiil aan la arag oo aan la maqal. 5 maalmood oo soosocoda ayaan joogaa ka dibna waan tagaya.
Kani waa offer soconayo shan maalmood oo aan been ahayn, fursad labaad baan siinayaa gabdhaheena tii iiqalanta. Waana inay taqaana sida loo dhaaqaalayo lacagaha tirada badan ama guriga dhakhliga badan soo galo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

queen

Monday, February 12, 2001 - 05:54 pm
How do I get a contact with to see if you are what you are saying

give us your e-mail


waiting

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SweetLady

Monday, February 12, 2001 - 07:08 pm
Since this is a limited time offer, I am wiling to give u a chance for u to read about ur dream girl

This is quruxleey
I have fit body which will impress u
Voice u will die for
eyes that shine more than dimond
first year in Coledge
born to respect my self and others

let me make the story short, if u are what u say u are then ur then ur the one I have been looking for. If u wanted know more go to "I Am Looking For Mr Right".

PS: I could handle a lot of maney because I was born with it.
byeeee and take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gold Coast

Monday, February 12, 2001 - 10:40 pm
queen
Walaal ma beenlow baa igu tilmaamaysaa! Waxaan idiin sheegay inaan ahay nin isku kalsoon. Waligeeyna isma aanan faanin ama is xayeysiin, inaan qofwalba caddeyn siiyo uma baahni. Thanks for your time sister.

Sweetlady
Si wanaagsan baa usoo bandhigtay xayeysiintaada. Ila soo xiriir.

Gabar Asluub iyo qurux isku darsatay waaba taan soomaalida ka dhex raadinayo. Ficil wanaagsan iyo kala dambeyn waxay ka mid tahay wax yaabaha ugu muhiimsan.

gold_coast_01@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, February 14, 2001 - 04:43 am
aboowe boos wali ma banaanyahay mise waa buux lol
aniga waxaan deganahay sweden aadna waan u qurxoonahay adeb iyo xishood waa laygu yaqaana
diyaar ma utahay gabar noocaas ah lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIM

Monday, February 26, 2001 - 06:34 pm
To:Gold Coast
hey Gold coast
how are u doing brother?
you know what really made me SUPRISED and LAUGH is
u gave us a DEADLINE, u put your TITLE THIS LADIES THIS IS YOUR LAST CHANCE, that was really AMAZING GOLD COAST, and i am sure u made it, and
also the way you advetised your self was also
in credible, so i guess you are the winner by now
but i guess u r already all set,LOL
wish u all the best of the best,.
bye
kim!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xayaat

Tuesday, February 27, 2001 - 02:13 pm
Gold coast:
Hey baby before I began to describe my self i have some question for u????????????
Where do you live?
And do you have J.O.B.???LOl
I'M SURE U GONNA LIKE ME...BUT THE QUESTION IS I'M I GONNA LIKE YOU........
I LIVE IN US.
BY THE WAY DO YOU HAVE A HOMEPAGE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 10:39 am
OO ELEEN MEESHAAN BEE WAA KU DHAMAATAY?
ILAAHOO AAKHIRO HANA CADAABIN
MAXAA SUGAYSAANHEE AAMIIB DHAHA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 12:46 pm
To: gold coast
Horta saaxiibow waan ku salaamay in kasta oo aanad u qalmin,se kaskaa baad hadashay hantina heerkaa malagu gaadho, horana waxa loo yidhi nin is faanshey waa ri' is nuugtey.markaa habkaa wax malagu helo gabdhaha soomaaliyeedna hunguri ka qiimo badan xaga lagama maro badowyow aan burco arag. se kasooni ayaad is baday aan kaa muuqan waxaanse ku odhan lahaa waan kaa shakiyaye ma raganimadaa kugu yar oo xoolo ku faan ku baday quruxna waa qalbiga ee yaa badaw dabaal (netka) ku baray kaagaasoo kale waanu naqanaa. xaar sacle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMINA

Friday, March 02, 2001 - 06:44 am
WHEN IS THE DEADLINE?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.