site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa yaqaan nasra ismaciil weheliye

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Yaa yaqaan nasra ismaciil weheliye
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Monday, February 12, 2001 - 10:51 am
hadii aad taqaanid nasro letme know bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Tuesday, February 13, 2001 - 12:44 am
TO ali.
aboowe cali aniga waye nasro aboowe adiga kuma agano isku key sooshey.
sidaas iyo jowaab wanaag san.
bye bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, February 14, 2001 - 08:01 am
Abaayo inta aanan isku kaa sheegin dadku isku magac ayay noqonkaraan ee matahay nasro ismacil weheliye oo xawaadle ah xamardaganyd la noolayd walaasheed hadii aad adiga tahay ii soo sheeg markaas ayaan isu kaa sheegin
byeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRO

Thursday, February 15, 2001 - 04:23 am
TO.ALI
ALI ABOOWE MAILOODAY DADKA INNEY ISKU MAGACNOQON KARAAN MARKAAD KASOO BAFINEY SID HALKAAN MACNO MALHAN WAXAAD SOO SHEGTAY DHAN WAAN AHAY LAKIIN ADIGA YAATAHAY MASE WADANKEEJOGTAA MARKAAS LAGA YAWAA IN AAN KU SOO XASUSIYO WAX YAAWO BADAN.
BYE WALAALKIIIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, February 16, 2001 - 06:36 am
nasra wan ku salaamay waadna ku mahadsantahay jawaabta aad ii soo jawaabtay abaayo anigu waxaa iigu kaa danbaysay 1989 adiga oo joogo xamar school ayanan isku baranay we will talk more E-mail me waxaan ku noolahay u.s.a and my real name is not ali adiga ayaan kaa rabaa inaad soo xasuusatid schoolka aan wada aadnay hadaan ku soo xasuusiyo waxuu ahaa mid lagu barto languageka
byee talk to yu l

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Friday, February 16, 2001 - 06:38 am
sorry abaayo e-mailkayga waxaa waaye
sheekh@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRO

Monday, February 19, 2001 - 04:34 am
TO.ALI
ABOOWE WAX MAKUSHEEGA ANIGA MABA IHI NASRO
LAKIIN WAXAAN LAYAA WEY DACAD NIMADAADA MARKA ABOOWE IN KAS TOO ADIGA BA RUN IYO BEEN NOQONKARTO MARKA ABOOWE SIDAAS IYO NABADGAL
IGA RAALI NOQO INTAAN KU DHIBAY
BYE WALAALKIIS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Tuesday, February 20, 2001 - 07:06 am
nasra first you idiot waayo been baad ii sheegtay shaqo la,aanntiiyaa kaa badatay waayo rer europe baadtahay cun, cab have s and sexo that is all raalina waan ahay waayo rer europe baab ma ka xirmo yu loooooooser

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASRO

Tuesday, February 20, 2001 - 11:05 pm
HAHAAAAA.
OO HEER USA AYAA NAGA DARAN ADIGANA BARYADA AYAA KAGA DARTAY WASAQYAHOW HADAAN AHAAN LAHAA QOFTAA RADINAYSID MAKULATAHAY IN AAN ISKA SOO BAFINLAHAA MELAHAAN.
CAYDO WAA CEEB EE ISKA DAA CAYDA QOF WAYEEN AYAA TAHAY SAAN QIYAASAYO MARKA WARKA IYO DHAMAANTISA GET LOST.NASRA NA HAL LEE MAA ADUUNKA KAJIRTO DABAALYAHOW.

TAKE CARE BRO & PEACE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Wednesday, February 21, 2001 - 09:01 am
nasro waan ku salaamay i got your ugly mass
abaayo gabadha aan radinayo maadan fahmin sababta aan u raadinayo mana iska dhigi kartid nasro waayo qof wax fahmayso aan ku ogaa not sidaadoo kale inay tahay chuck ass,dame,head stone and don't send me another stupid masse if you do that i will kick your big bat.please check other sites not in here
i hope you will figure out how to find looooooser like you..JUST KIDDING DON'T GET MAD
HAHAHAHAHAHAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

long_life

Friday, February 23, 2001 - 03:46 pm
hey.nasro iyo ali
hadaan somalinimo idiin ku gar qaado ma iga qaadanaysaan horta gari laba qof kama wada qosliso)marka hore qalad xun ayay kaa gashay nasro caliyoow sxb waxaana loo baahnaa inay kaa xaalmariso iyadoo aan caytamin, haddii aan fiirino meeshaan bayjkaan maadaama ay soo booqatay walaashaa nasro waxaan u arkaa inaysan aflagada joojiso alina uu iska dulqaato wixii ku dhacay runtii aad baan uga xumaaday qaladkaas waxaanba mooday inay aniga igu dhacaday waxaa laga yabaa nasr inay iydana iska cayaaraysay.
nasro qaado qaladkaag alina dhibaato intaa ka badan ka jooji
okey bro and sis
peace and life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Monday, February 26, 2001 - 08:00 am
thanks long life saxib waad ku mahadsantahay gartuna waa clear inay iga khaldantahay marka aniguna runtii ma jecli inaan gabdhaha la caytamo waayo respect ayay igu leeyihiin qoftii xumaatana ma lagu daysan karo marka saxib thnks a lot nasrna waan iska cafiyay waayo she need to grow up
byeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nasro

Tuesday, March 06, 2001 - 03:57 am
TO LONG LIFE
hadaad isartay qaladka waxba kamaqawo lakiin waxaad tiri inaan kaxaal marisid waaye cali waan kaxaal ma riyey miyaad ar kin mideyda horo

lakiin dhib malahan markale igarali ahow walaal kiis in kas too isoo cey say.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jalalaqsi

Wednesday, March 07, 2001 - 11:24 am
sxb ali gabadha aad raadineeyso ee nasro ismaa iil wehliye waxay degentahay USA laakiin meel ay ka degentahay garan maayo hadii aan aqbaarteeda helo waan kula soo xiriiri doonaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

biikey

Wednesday, March 07, 2001 - 06:35 pm
waad salaaman tihiin saaxiibayal waxaa fajac iyo amankaag igu noqday markaan markaan furay boga isbarashada oo aan aqriyay gabadha maga ceeda NASRO ISMAAIIL WEHLIYE, MAGAC IGU CUSUB MA AHAN anigu waxan deganaa afisyoone waana garanayaa gabadhaas aad tilmaamahaas ku sheegtay aliyow waxaana aqaanaa walaalaheed oo dhan hadaba hadii aad wali raadinaysid oo daacad ka tahay pls ila soo xiriir e-mailkan biikey2000@hotmail.com. waa reeban tahay wixii aflagaa da ah allaahna ka cabso oo wax fiican ku hadal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Saturday, March 10, 2001 - 05:36 am
jALALAQSI THANKS BRO SXB WALI WAAN RAADINAYAA NASRA MARKA SAAXIB HADII AAD AKHBAARKA HAYSID LET ME KNOW THANKS BRO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

midabtakoor

Friday, March 23, 2001 - 08:25 am
to ali

waxaan layaabanahay sida aad wax u raadinayso
mise waxaad raadinaysaa gabar xawaadle ah.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.