site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ROOBLE

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : ROOBLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Rooble

Monday, February 12, 2001 - 12:31 pm
S/calaykum dhamaan? what is up ladies? Life is good. I post my name at title place why? cause I wana hear your comments ppl some of U know me and some of U see my little stupid name around but if U already click it don't log out without no comments ok. ladies getting expensive that topic we already discus I guess so we don't need that any more. this between U and rouble ok so let see what U get. one love ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno iyo saxiibadeed

Tuesday, February 13, 2001 - 03:10 am
To rooble

hey adiga mar in aad dhahdid Gabdha heena waxey dhoqdeen 2001 raqiis iyo hada aad soo furatey beej
cusub, qaraaqo maad u mahan tahey adiga.
waxaad tahey wiil aan dan iyo muraad laheeyn sow bro.take care

peace & love
bye....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Tuesday, February 13, 2001 - 04:00 am
Muna walaashiis warka isii maxaa isku dhacaa? ma maqashay bbc waxaa laga sheegay in garoobkii oog igugu batay dumarka soomaliyeed marka arintaas maxaa ka jira? since aad adiga meeshaan ugu muran badantahay mida labaad soomaaligaaga ayaa ka helay koleeyba qof meeldheer kutaal ayaa tahay lakinse waxaa lahayaa nin naagtoosoo kale raadinaaya. wariyaha BBc abdulaahi xaaji ayaa iyaamahaan ka dhamaanwaayey isbarashada maka ka waran hadaan line kaas ku soo dhameeyo walaashiis? waryaa muranleey ha lagu maqlo. mida labaad my time is limit baby don't think i am loser like your 21child. peace out and no more insulting sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Tuesday, February 13, 2001 - 04:05 am
Muna walaashiis warka isii maxaa isku dhacaa? ma maqashay bbc waxaa laga sheegay in garoobkii oo aad ugu batay dumarka soomaliyeed marka arintaas maxaa ka jira? since aad adiga meeshaan ugu muran badantahay mida labaad soomaaligaaga ayaa ka helay koleeyba qof meeldheer kutaal ayaa tahay lakinse waxaa lahayaa nin naagtaasoo kale raadinaaya. wariyaha BBc abdulaahi xaaji ayaa iyaamahaan ka dhamaanwaayey dhanka isbarashada marka ka waran hadaan line kaas ku soo dhameeyo walaashiis? waryaa muranleey ha lagu maqlo. mida labaad my time is limit baby don't think i am loser like your 21child. peace out and no more insulting sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Tuesday, February 13, 2001 - 04:52 am
to rooble

hey walaalkiis warka sodaa?
waxaan ku faraxsanahey shaqada aad ii soo he shey
lakiinse adiga soo kugu mafiicno sabab too ah anigaba waxaan jiraa 19sano waxaana u maleynayaa in aad iga war badantahey oona iga weeyntahey.

take care ..
bye..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Tuesday, February 13, 2001 - 04:58 am
to rooble

waxaan kaa ilaabey in aan kuu sheegaa hadaad radineysid naag garoob ah ilaah hakuu sahlo sababtoo ah aniga ma ihi bro.

take care
peace yoh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Tuesday, February 13, 2001 - 05:02 am
to roble

again
garoobyada waxey guursadaan noocya adoo kale oo warka badan markaas ayey garoob noqdeen.

peaceeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee
................................lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Tuesday, February 13, 2001 - 09:53 am
waji faraxsan markaan arko anigana waa farxaa ma aqaan sababta muna. waa igu qoslisiisay intuu qof qoslo lakiin qosalkii wiiga lagu talagalay qofka waa iga dhameesay. intaas waxaa sii dheer qaroob yaa heli karo waa waxa kali ah oo laga helo ajar waaba ayaga. waxaa sheegaa muna kaftanka raali ma katahay intaan isku fagaan? saa la socoto aniga carabkeega sanka waa galinkaraa taasi micnaheeda waxaa waaye waan hadalbadanahy marka hadalka qaarkiis waan ka xishoodaa muna. haduu kaftanka noo furanyahay waa kaas hadii kale aan iscafino ok. waa ogaahay in meeshaan lagu talagalay isbarasho lakiin muran ayaa ikeenay. topic aan ka soo hadlayna waa bid been ah. babar baa igu dhahay intay igu araktay isbarshada rooble maxaa maxaa ku keenay isbarashada chatka ayaan kaaga soo cararnay waxaan igu jawaabay jaduuuuul marka igama aha mid dhab ah las socda ppl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Wednesday, February 14, 2001 - 03:42 am
to rooble

horta hore waa kuu furantahey kaftanka wax yabaa qaar koot mahee.marka labaad waa runtaa garoob ka nibageena baa u duceey.lakiinse waxaan u arkaa in aan iska daayo garoobka sabab too ah aniga mahiye.
waxaan u maleyna yaa in aan arkey qof kii ugu horeeyey ee iga xanaajiyey in aan tahey.lol.
sow bro peace & love to yuo.

sow bro peace & love to you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Wednesday, February 14, 2001 - 09:24 am
muna waa ku salaamay walaashiis? horta barasho wanaagsan inkastoo aan garaneen meeshaa ka soo qeeliso. maxaa isku dhacaa xagaaga? xaalada ka waran gaar ahaan meeshaa ku nooshahay? it just general information sis. i need to have wold-wide friend sis so let's stick together and us to know each other what is up coming news? marka waa kee hee walaashiis waa iska kaa dhahooyaa aniga reero kaftan ma ihi lakin but i love to hear more jokes sis. anyway warkaata ha lahelo. waxaa umaleenaa walaalaha group la dhaho maa madax utahay horta? i get to go class sis so take care yourself sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Thursday, February 15, 2001 - 03:37 am
Hi bro rooble

how r u diong bro?
waxaan u maleynayaa in aad ila yaabtit hadaan kuu sheego meshaan joogo ee waad igu qoslee "just kidding man" meshaan jogo hada looma baahnee adiga iska soowaran halkaan aniga waxaan u soo galey in aan soomaaliga ku kusaxdo si aan u i laabin maadaama aan joogo wadan qurbo oo hadan iskool ku dhigto luqad aan luqadeena hooyo aheen.

take care bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Thursday, February 15, 2001 - 06:41 am
hey muna is like that haah sis? ok fine sis. what is happing today? it's friday u know everything goes smooth sis. waxaa joogtaa yurub fland i get u baby.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Friday, February 16, 2001 - 03:19 am
to rooble
yo yo yo yo yo give it up for rooble he is get a baby...lol

hey whatzzzzzzzzzz up?

I know I know I know u get a baby haha hihi huhu??????????
anyway keep on touch
bro your realy nice persoon....lol
jaaaaaaaaaaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Friday, February 16, 2001 - 04:18 am
to rooble

ha ila yabin maanta waa malintaan dhashay ee hoyadey aduunka i keentey ee iyo ilaah gii weynaa wana kula kafatamaayey.ok

sow bro take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Friday, February 16, 2001 - 04:25 am
to rooble

suaal maku waydiinkaraa?
if it yes!
waxaan ku weydiinayaa maxaad u furtey beejkaan ee
gabdhaha soomaaliyeed sanatkaan wa xey noqdeen raqiis maxaad ka wadey bro
if is no?
forget about it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Friday, February 16, 2001 - 01:24 pm
good q sis. The reason i made up this topic was to hear more angry voices. another word, To see sisters their reaction sis. I know my sweet,dear,and lovely mom is not cheap but this is joke u know what i mean so that is my best anwser sis. i do love ladies more than everything else sis. i am who i am muna. again, that topic was absuletly wrong therefor, forget it ok. life is good. waxaa u maleenaa ilaa iyo hada waa diidantahay meeshaa joogtid inaad soo sheegtid sis. hey take care sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Monday, February 19, 2001 - 11:26 pm
to rooble
hey bro tell me first where u line than I'll tell u myn.
bye.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

monu

Tuesday, February 20, 2001 - 02:55 am
I mean where u live bro and I ll tell u myn ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Tuesday, February 20, 2001 - 06:17 am
hey muna i live somewhere in US. i don't wana say the state name but i will tell u letter on sis. u know this is public room so it's better to talk email if u get one. anything else sis? one love sis.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Wednesday, February 21, 2001 - 12:07 am
To rooble

hey rooble waxaan daganhay uk ok.

jaaaaaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rooble

Wednesday, February 21, 2001 - 01:23 pm
wah inee uroortey hee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muno

Thursday, February 22, 2001 - 03:21 am
Hi Rooble

maxaawaaye waxaad soo qortey ma ku fahmin walaalkiis
eena maxaa saas ku diidey marka hore in aadan soo cayen haweenkeena bro lol....

peace.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

benie

Thursday, April 05, 2001 - 03:58 am
to rooble

you know one girl, her name is azhar and she lives in da states? holla back

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.