site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAVE YOU EVER DATED A NINJA GIRL?

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : HAVE YOU EVER DATED A NINJA GIRL?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAYBE

Tuesday, February 13, 2001 - 05:26 am
Waxaan la yaabay inay adayga kal soonida muxubada ka muuqata gabdhaha ninjada ah. Xaga kalgacaylka iyo muxubadana way ka qiima badan yihiin kuwa qaawan. Waan kuu sheegi doonaa sababta aan sidaas u leeyahay haddii aad ka soo qayb gashid doodan.

Waxaan ahay nin caanoo ka caweeya yuruboo cusbo malab ka dhigayee::O!! Waxaan filayaa inaan wax kuu sheegay laakiin adigay kuu taalaa sidaa u fahantid.

Minfadlan daacad iyo niyad furan u hadal. Ha odhan waxaan daacad kaa ahayn. dheh wax walba xitaa ay ka qadhaadhahay dacar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulaziz

Thursday, February 15, 2001 - 03:09 am
Waryaa noo jilci hadalka mana qaano waxaad leedahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 12:33 pm
Hadal adkaa acuudu bilaah
war noo jilci hadalka, Jillac ha ku qaniinee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN

Friday, February 16, 2001 - 05:28 pm
to HEYBE
CAJIIB ar dadkaan yaa internet baray?

hadalkaaga intee u raacnaa? cinwaankaa qortay iyo waxaa sheegeyso waaba isku keeniwaayey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAYBE

Monday, February 19, 2001 - 07:49 am
Asalumu Calaykum:

Dhamaantiin waxaad i soo waydiiseen su'aal isku wada mida,balse aan balbalaadhiyo:

Waligaa xiriir ma la yeelatay gabadh isku daday cabsida ilaahay, fulisayna wixii Illaahay ku amray inay samayso.Ha la yaabin kalmada Ninja idinka badhkiin idinka mida ayaa isticmaala,dabadeedna sidaa ayaan u isticmaalay. Idinkoon fahmin sababta ay isku daday iyo waxa ka danbeeya. Waxaanan u qoray inaan arko aragtidiina iyo khibrada aad ka qabtaan. Waxaan arkay badhkiin oo ku raadinaya gabadh qabiilka ay tahay, balse ma ogtahay inay nimco kaa qarsoon tahay.Qaar idinka midi waxaa laga yaabaa inay ii arkaan Waddaad, ma se ihi.Waxaan qof caadi ah oo ku jira walaaladii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kim

Monday, February 19, 2001 - 02:38 pm
To haybe hi,
haybe when i first seen your title which was HAVE YOU EVER DATED NINJA GIRL?
I was very suprised and corious what ninja is about. but know i do understand what that word is, coz you explained what it was and thanks for the explaination, again I gree with you about the Idea that you wrote which was about the other guys that looking girl with a specific (QABILL) I totaly disaprove that too. but let other guys know that as well, the once looking for kind of tribe. they shoudn't be looking for specific tribes,
but it is great you have have or looking for
a ninja girl. and go for it
and hope you a Good luck.
kim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAYBE

Tuesday, February 20, 2001 - 08:41 am
To Kim:

Waad mahadsantahay abaayo,laakiin aniga wakhtigan aan joogo waxba ma raadinayo. Waxaan tusayaa walaaladayda ku mashquulsan qabiil,bal inay tijaabiyaan kabacdina fikradooda ka dhiibtaan waxay ka qabaan. Laga yaabaa inay aaminsan yihiin.Sideen odhanyaa gabadh aan club ii raacay, aanaan wakhti wada qaadanayn, IWM. Laakiin kuwa ay runta ka tahay inay guri xallaala dhistaan, wali kamay fikirin. Yaan nolosha la qaybsan karaa, Midhaa tan aad isku qabiilka tihiin aanay fahan sanayn xaqa. Ka bacdina adiga iyo caruurtaaduba darxuma u dhimataan. Mase ogtahay gabadhba gabadhay ka taqwo badan tahay inay ka kalgacayl iyo muxubaba ka badan tahay kuwa kale.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.