site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DIIQ DOORO RAADINAYA

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : DIIQ DOORO RAADINAYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIQOOW

Tuesday, February 13, 2001 - 09:08 am
AHH AHH WELCOME ALL AND THANK YOU FOR VISITING Mr DIIQ IF YOU WANT MORE INFO ABOUT DIIQ WRITE HERE::::

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Wednesday, February 14, 2001 - 04:07 am
to diiq
cajiib walaahi magaca ayaa idilay.

intee ku nooshahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIQOOW

Friday, February 16, 2001 - 05:53 am
To> Muna Hadii aan kaaga jawaabo suashaadii aheyd xagee ku nooshahay, waxan filayaa inaad la yaabto sida aan meshaa ugu nolahay,,,AHaa,
Waxaan ku noolahay guri Diiq, nasiibdarro guriga waxaa ka maqan dooradiiiiiiiiiiiiii,, KO,KO,KO,KO,KO.

KII KIIK KIIK.
LOL MUNA IYO ISMAQAL DANBE OO XIISA LEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOORO

Friday, February 16, 2001 - 06:00 am
LOOOOOOL DIIQOW ANAA DOORA AHEE OO DIIQ RAADINAAYEE SOO DHAWOOW GACMO FURAN KUSOO DHAWOOW DIIQOW GURIGAAGA IN UUSAN DOORO LAHAYN WAAN U JEEDNAA EE DIIQOW IS QARXI YACNI FAAH FAAHIN SOO BIXI BYEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIQ

Saturday, February 17, 2001 - 05:54 am
WALLAHI ANIGA DOORO KAA REYN KARTA BAA JIRTA ISMA LAHEYN LAAKIN DOORAYASHU KALA HEER MAGAASHAN <DHANKA FIICAN> ,LOL HADABA DIIQYADA WAA BADAN YIHIIN ANIGUSE WAXAAN UGA DUWANAHAY WAAN KA COD DHEERAHAY SUBAXIINA KOL HORE BAAN KACAA WELINA HILIBKA DOORADA MA DHADHAMIN UKUNTEEDANA ISKABA DAA.
<<<HADII AAD FAAH-FAAHIN DHEERAAD AH DOONEYSO HADABA I SOO WEYDII ***LONDON*** HANA ISKU DEYIN INAAD ILKAHEYGA TIRISO EE BAL ADNA IS QARXI>>>

&&&&&&WIXII AAD FAHMI WEYDO I SOO WEYDII&&&&&&&
KUKUKUU KUUU

KIIIKIIII

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOORO

Saturday, February 17, 2001 - 10:23 am
DIIQOW WAA CAJIIB ANA WAXAAN AHAY DOORO UKUN FIICAN DHASHA OO CIDA IHAYSATA AAD BAY II JECELYIHIIN YACNI WAXAAN AHAY BAARI OO DIIQA IYO DOORADA IDHALAY ANAA UGU WAYN TEEDA KALE DIIQ YAAL BADAN OO AAN ARKAY WAA HAISOOMARIN QAYLADANA KAMABA HELO WAXAAN JECLAHAY IN AAN SUBIXII XOOGAA HURDADA KU DAAHO MARKA DIIQA QAYLADA IGU KICIYO KAMA HELO I'M IN USA HANA ISKU DAYIN IN AAD FIIRO DHEER IGU EEGTO EE QUMAATI SOCO MACALINKA I'M OUT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arbirtare

Saturday, February 17, 2001 - 10:54 am
WAAWAREEY WACADE BALAAYAA ISKU HESHY MEESHA,HADE YAA IDINKU SIRMAYA HADBA BOOR ISKU AASA,MEESHAAN WAXAA KA TAAGAN,GEELOOW GEED WALBA DAAQDAYE WALEE MARKAAD CIIN DAAQDAA LAGUU YAABAA,WIIL IS WAALABA WAABIYAA HELA,DIIQOOW GODKAAGAA BIYO KUUGU SOO GALEEN ADAA FURTAY MEESHA EE KA XAAXAABI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR_XOOR

Saturday, February 17, 2001 - 12:05 pm
TO.DIIQ IYO DOORO
I AM XOOR OKEY"
Horta waa idin salaamy salaan ka dib waxaan idiin rajaynayaa inaad is fahantaan haddii is fahmi waysaan waad og tahay diiqoow waxmeesh ka dhici doorada anaa cuanay inta aan kaa cunin inaan la boodid baa kuu fiican? war sugan ayaan idinka sugayaa
have good day
bye xoor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldan

Saturday, February 17, 2001 - 03:00 pm
to: DIIQ IYO


HAA HAA. WAD IGA QOSLISISEN WADNA ISLEDIHIN.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suldan

Saturday, February 17, 2001 - 03:01 pm
to: DIIQ IYO DORO


HAA HAA. WAD IGA QOSLISISEN WADNA ISLEDIHIN.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boojaal

Saturday, February 17, 2001 - 03:46 pm
i love this sienfield like posting. its about nothing ,but i couldn't help but laugh.hey diiq keep up the nonsense.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Monday, February 19, 2001 - 11:27 pm
to diiq
diiqow ma baqday ?waxaa icuni xooree lasoco .
diiqaas diiq badala majiraa ?diiqyaalow dib isugu laabta byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIQ

Tuesday, February 20, 2001 - 01:26 am
TO: DOORO
WALAAL WXAAN KU LEEYAHAY MARKA HORE WAXAAD TAHAY QOF KAFTANKA TAQAAN OO QIIME DOORO LEH WAXAAN KUU SHEEGAYAA DOORO USA JOOGTA UKUNTEEDA WAXAAN QABAA INEY KA MID TAHAY KUW UGU UKMAN FICAN WALO AAN ANIGU WELI DHE-DHEMIN WAA SIDA AAN MAQAL KU QABO WAXAANSE KA BAQAA DIIQYADA USA INEY IGA KAA BOOBAAN!!!.
WAXAAN RABI LAHAA INAAN BAALASHEYDA KU SOO BUUBO WAXAANSE KA BAQAYAA BACDAMAA AAD I TIRI GURIGA WAXAA KU NOOL DIIQII I DHALAY IYO DOORADIISII WAA ADAG TAHAY DIIQ HORE INUU DIIQ YAROO FIR-FIRCOON GURIGIISA SOO GALO OO WAXAA KA DHEX-DHACAYA DAGAAL MARKA SIDOO LOOGA BAD-BAADI ARINKA DOOROOY ? AAH! LOL, HADII AAD FARIIN QAAS AH II HEYSO HALKAAN IGALA SOO XARIR: DOORO@HOTMAIL.COM AMA kaliimoow@hotmail.com
TO: BOOJAAL


SOO KOR OO MESEGO BADAN CUN QARAABKANA BADI INDHAHAN FUR!LOL HALKA NOOGA SI WAD NONSENSEKA. BYE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JECEL IN YA ODAADO

Tuesday, February 20, 2001 - 03:03 am
TO.DIIQO IYO DOORO
WAXA AADTAHAYBA WAXAAN KU WAYDIYAY MAGAC MAA ADOONKA KAWAYSAY MAOGIUU ININTA DORO IYO DEEY LAGU GADEENIN MARKA ABOOWE IYO ABAAYO WAXA AAD TAHAY WAXAAN JACLAAN LAHAA IN AAN UGAADO WIIL IYO GAWAR WAXA AAN KALKISIWAYEY WAXA AAD RADIN OOSID.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JECEL IN AY OGAATO WAXA AADTAHAY

Tuesday, February 20, 2001 - 03:05 am
TO.DIIQO IYO DOORO
WAXA AADTAHAYBA WAXAAN KU WAYDIYAY MAGAC MAA ADOONKA KAWAYSAY MAOGIUU ININTA DORO IYO DEEY LAGU GADEENIN MARKA ABOOWE IYO ABAAYO WAXA AAD TAHAY WAXAAN JACLAAN LAHAA IN AAN UGAADO WIIL IYO GAWAR WAXA AAN KALKISIWAYEY WAXA AAD RADIN OOSID.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Tuesday, February 20, 2001 - 03:45 am
to diiq iyo doore

waxaad iga qosliseen qosolka wiigaan aan qoslilahaa. ma ilaawdeen meshaan in dad weynaha aduunka laga aqrisandoono waxaad halkaan ku soo qoreysiin dhamaan halkaana diiq laguma Gado ama door diiqna waxaa ladhahaa xeywaaan marka idinka xaywaan maatihiin ama dad iga soo jawaaba su aashaan kuligiinba.

sow take care. diiiiiiiiiiiiiq iyo dooooooooro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Tuesday, February 20, 2001 - 11:40 am
to yaas miin walaalo dad baan nahay ma nihin xayawaan ee waxaa looga danleeyahay mukur iyo suuro ee sis ha u bixin teeda kale waaba u gu talagalnay in lagu qoslo beegkaan macalimada take care
to jecel inay tahay waxadd ogaato walaalo waamaxay afka aad ku hadadhay?waaban garan waayee bal qof yahow waxaad tahayba is jelci halugu af garteee byeeee now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRAN

Tuesday, February 20, 2001 - 04:14 pm
TO: DOORO
Ana waxaa ahay digirin rabo inuu kusoo biiro
meesha, dooro yahay maxaa iskudhacaayo maka heshaa
inaat dhashid ukumo waa weyn oo dadka aqanciya ukuma haas oo hadhow ugufaantid doorooyinka kale aad ne sharaf kulahaandoontid waxaana kuusheegayaa in ukunta digirinka eysan fuunto noqon meel digirin soo galayna diiq majoogaayo
saas iyo isa barasho furan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Tuesday, February 20, 2001 - 05:55 pm
to digiiran
digiiranow intaan lagaarin ukumo aan kuu dhalo oo aan ku faano horta digiiran iyo dooro maaygaaba is geeya oo is leag?jawaabtu maa maya marka waxaan ahay dooro yar adiguna intaad le eg tahay waa argtaa ee duqa bal dib isugugu laabo oo bal xoogaa culayskaaga iyo dhererkaaga wax soo dhin kadibna igu soolaabo duqa markaas baan ku qaabilayaa ok byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Tuesday, February 20, 2001 - 06:13 pm
TO: DOORO
Waayahan danbe waxaa soo baxey casri cusub oo aad
aduguba laso cotid waxaba indhaha ha istirin waayo waxaa jirto fars iyo demeera oo is orgooyo ayaa jir macaalaaba waa digiirin iyo dooro ka dabaablo
adaa furtaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Tuesday, February 20, 2001 - 06:16 pm
TO: DOOREY
WAA HABEEN BARE SEEXO INTOO XOOR KUCUNI LAHAA
HORTA SU'AAL MA KU WEYDII KARA ADIGU CUQMAA TAHAY MISE WALI BOOJAAL MAATAHAY MISE WAA QAXAAN QAXEYSAA
HAA HAA HAA HAA HAA
HU HUUU HUUU HU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Tuesday, February 20, 2001 - 06:37 pm
loooooooool digiiran walaahi waa iga qoslisay ismaba lehayn digiiran waa iska kaacelinkaraa laakiin hada waxaad moodaa in aadan dab yar shidayn horta ani wali maxaroon waayo waxaan sugyaa diiqii idhalay iyo dooradii i dhayshay markay yimaadaan baan seexdaa teeda kale faras iyo dameer waligood bay waxay iska dhali jireen baqal oo ma aha mid hada casriga lagaaray ku saa
bsan hakugu taagnaato macalinka .
marka digiiranow bal hadaan kajawaabo su aashaada waxaan jooga heerka ugu fiican ee dooro lagu dafo marka ama soo gurguuran lahaydaa ama sii fogaan lahaydaaba adigay kugu xiran tahay ee bal is fudu dee duqa i'm out bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Tuesday, February 20, 2001 - 07:37 pm
TO:DOORO
Su'aalahaaga hadaan kaa ga jawaabo horta waxaa taagan tahay xiligii aad sugeysay in laguboodo
xiligaasoo kalana doorada hordadaa katagta markaa
waxaa filayaa inaad boojaal katagtay aadna dooro weyn gaarin marka waaxaa laguu dhaq mayaa sida doorooyinka loogu baal dooreeyo hadaan kuu baal dooreeyana xeegee buulkaaga yahay doorey maadaa ma
aadan gaarin dooro aatahay heerka ugu faciin oo layi raahdo qaxaan qax qoortaag gaadeyso digirin kii u baal dooreyn lahaa baalasha intaad kala furtid soo bood bood badar waa kanaa
have good night

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Wednesday, February 21, 2001 - 08:27 am
to digiiran maalin wanaagsan walaal
runtii waxaad tahay digiiran cajiib ah oo marwalba xiisad i sii galinaysa oo aan ku qoslayo hadaladeeda.
aniga waxaan ku noolahay oo buulkeeyga ku yaalaa usa nc waana runtaa oo waa xiligii la i dafi lahaayee macalinka waa ogtahay dooro ma biibto ana waligay waxaan jeclaa in aan biibo sida aad lasocotid adi gu waa biibtaa oo meel walbaad gaartaa marka su aal maila biibi oo aduunka ma igu soo wareegin ?hada waa xiliga diiqa iyo doorada i dhalay ay maqanyihiin
teeda kale adna soo bood bood is qarxi farahaaga soo dhiib buulkaaga intee waaye ?macalinka halagaa war helo bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIIKII

Wednesday, February 21, 2001 - 08:37 am
TO:>DOORO & DIGIRAN

WAAD SALAAMANTIHIIN TAN KALE ANIGII BAABA IGA QOSLISEEN ,,AH AHAH,,LOL.
SAAXIIB DIGARAN IGA CARA GEDISO NOOH MEESHA HA NAGU BEEC XIRIN NOOH, AH AH LOL , BROTH WELCOME & HADAL WANAGSAN OO SHARAF LEH HALAGU WADA HADLO PLS BAAN KUGULA DARDAARMIYAA.

TO:> JECEYL INAY OGAATO WAXA EY TAHAY,
WAXA EY YIHIN DIIK = NIN(WIIL)
DOORO = DUMAR(GABAR), MARKA WAA INTAA IYO ISHMAGAL DABE XOOGAA ABUULO AA IGU MERGATI E HA NOOLA YAABIN NOOH.
BYE ALL OF YOU BOTHS & SIS.

DIIK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Wednesday, February 21, 2001 - 09:35 am
TO:DOORO
haadan kuu sheego buulkeyga waxaa waaye USA MN so xaluulo qof yahay hala is arko aniga hada waxaa ka qaraabanayaa schooolka markaa wax saas u badanma soo qorinkaro horaa waxaa looyiri dooro minin ku xaar xaarti wax looyili maahinoo and doorooyinka waxay kalaleeyihiin midabo kaladuwan markaas dooradee tahay mida caadiga ahaa mise mida qoorta fiiqan baa tahay sheeko yar aagaaban hadaa kuu sheego mid ia yar baa waxuu ka ag qaraabtaa boojaal
yar markaa waxaa la isku heysaa taa ma la siinkaro ilaa ay kagtoo qaxaan qax makaa muu sugine cashar ayuu qol mugdi ugu dhigay markaasy waaxey dha shey ukun waaweyn o qurux badan . digiirin iyo dooro isu tagyna waxeey tuuraan shibirta aduunka ugu quruxbadan
have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Wednesday, February 21, 2001 - 11:01 am
to digiiran
looooooooooooool 4 real aad bad iiga qoslisay digiiranoow waa yaab hadalada sidaad u heshay baan ka yaabaa
hadaan kajawaabo su aashaadii ani waxaan ahay doorada nooca ugu midab fiican waa mida guduudan oo aad moodo ciid gaduuda qoortayda waa caadi dhererkayga sidoo kale wajigayga hadaad fiiriso doorooyinka kale waan kaduwanahay waayo waxaan u e kahay dooro carbeed laakiin ahay dooro soomaali
waxaana shaki kujirin in aan dhalayno ukumo qurxoon looooool ee baladna soo bood bood badar anaa kuu hayee byeeeee
to kiikii adna nooc kolay shinbir ah ayaad tahayee noocee baa tahay ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Wednesday, February 21, 2001 - 01:06 pm
TO:DOORO
SHimbiryaha waaba iqanciseyey horta diiq hore mala
socon jirtay mise wali doon doonow baa kujirtaa
waxaana sheegatay midabka doorooyinka ugu quruxdabadnaa aan raadinayey doorayahay imisaa bilood ayaa jirtaa hadalo xikmadleh baa soo toor tooreysaaye diiqaqa kalena iska jir yeye kukudine
waxaadna leedahay sharaf doorow madigaaba cidlo lagaa ga tagi karaa hadaan waxaan leeyahaye Voice-mail hadii aad rabtid in aad ku qaxaan qax did oo qaaq qaaq kuduubtid ila soo socadsii
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Wednesday, February 21, 2001 - 05:50 pm
to digiiran
u still make me lought digiranow laguu waran horta anigu cimrigaygu waa 24 bilood got it?diiqyaal badan baan labara tamay laakiin wax i qanciya ilaa hada waan la hay oo mid walaba markuu qayliyaa dhagaha igu xanuunaan marka digiiranow xaaladadayda waa saas digiiranow adba dab yar mashidaysidee lasoco bal in ta aan kaaga jawaabay adna isku day banooniga waan kuu soobaasayee teeda kale lasoco ani wali waan kadhuuntaa diiqyada kale markaan arko hakuu macaato digiiranow byeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Thursday, February 22, 2001 - 02:26 pm
To:dooro
anigu hadaan kuusheego waxaan ahay labaatan iyo labo bilood hadaa iragtidna waxaan u ekahay 15 bilood jir doorayahay digiirna maqeyliyo ee wuxuu laeeyay cudka aduunka ugu qurxoon ee hadaan kuu ciyo waxaaba kuqabaneyso hurdo markaa inaad iga seexadid madoonayo hooraa looyiri dooro baal badanaa marqeed dhinaan badanaa horta waxaa ku weeydiiyeye huuyo maleedahay anuga elargik baan ku huunyada ku qabaa mise waxaa tahay kuwa kaguwa qulka huunyada ileen meel dooro joogto huunyo laga mawaayo ee sisinta isii aan shukulee and badar tu moow waa isigaa biyaha minaan keeno macna heedo waafah miysaa hadaad dooro waxgarad ah tahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CURI

Thursday, February 22, 2001 - 02:48 pm
waa idin salaamey dooro iyo dagiirin horta aniga minaan isku kiin sheego waxaan ahey curi curina bisad gaad waaye ajaaaja,horta aan idiin sheekeeye bisad aan qabi jirey ayaan ka'aadey meel.
markaan katagey ayaan suuqa kula kulmey dooro wareegeesa suuqa oo dhaheesa qaaaaq qaaaq qaaq.
ayaan maqley sida diiq ayaaba busanaaya isagagan kujira quuuuuq quuuuuuq quuuuuuuq,markaas ayaan kadhigey waxaan uuuuuuuux uuuuuuuux uuuuuuux,dooradii ayaan wada sheekeesaney markaas ayee tdih aleelahe nin wax goosankara ayaa tahey,
kuuma maleeneyn inaadan cadkaaga goosankarin,
ee aan isku ci darsano marka hada dooroy aan siku cidarsano meesha dagiiran wax kuma hayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gorayo

Thursday, February 22, 2001 - 03:28 pm
Aarbiitare hey waxaan idin weydiiyey diiqii aaway digiiran ayaa kaa awood badisay miyaa,
war diiqow noso sheeg hadii aad caawinaad u baahantahay,diyaar baan kuula nahay ee boorka iska jaf adigaa furtaye.
by Gorayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Thursday, February 22, 2001 - 04:02 pm
to digiiran
waah waah waxaasaa digiiran lagaa dhahaa digiiranow hadaan kuu waramo anigu malihi huunyo waaba necbahay oo waa iska ilaaliyaa meeshaan seexdo iyo meeshaan deganahayba is oran maysid dooro baa u soo hoyata .
teeda kale sisinta aad tiri anaa shukulaayo waxaan umalnyaa in aan kaa ceshen doono waayo iskama kay celinkartid oo adoo dhalan baan ari badar cunaayay

marka digiiranow hal mid baan kaa codsanayaa taas oo ah maadaama aad tiri cod qurxoon baan leeyahay maa hal hees iigu dhufatid adigu dalbo tii aad ugu jeceshahay mid lee ii qalanta ok byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Thursday, February 22, 2001 - 04:13 pm
to curi
looooooool hora hore curiyoow maan run isu sheegno aniga iyo adiga taas oo ah in xayawaanka oo dhan iyo bini aadamkuba ay ogyihiin in dooro cadawgeeda kaliya uu yahay curi
meeqa mar aad isigtay in aad i dafto oo ilaqdo adoon icalaajin marka duqa alaha kaacafiyo wax aa cunto makuu haayee diiqa iyo doorada i dhalay waxay igala dardaarmaan maalin walba in aan curi kacararo oo aan aaminin marka curiyow bisad raadso waakaatagay
to goronyo
goronyooy horta diiq waxaan umalnayaa curi aa cunay meeshana hada digiiran aa madax ka aho calinkiisa baa saaran marka adigu goronyo digiirankii baaba la la yaabanaa goronyana warkeeda iska daa waad fahantay sow maaha garabkaaga cidii u hoyo bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maska

Friday, February 23, 2001 - 12:10 am
waar diiq waan garanaye ee dooradu maxay tahay
mayna hayn tii la iska maydhi jiray.
ala afxumaayeey.
dooro baanahay ayey leedahay.

ceeb ceeb
waa maxay dooradu matii cad cadayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Durway

Friday, February 23, 2001 - 03:53 am
waan idinsalaamay dhamaantiin Dooroy dadkii soo qararamsatay Durwaaa baa jooga oon ku cafinayn bal godkiisa fiiri durway@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Friday, February 23, 2001 - 07:59 am
to mas
war kayga maqal waxaan ahay shaqo kuma lihid ee suuq kale day dayda dooro cidi macayso ee qofkii is waala mudankiisa ayaymarisaa teeda kale anigu digiiran baan lahaysataa ee raali ahow masoow mise waxaagu waa xoog iyo qasab?
to dhurwaa
adna meesha qaraab maa usoo doonatay duqa goronyo baan layaabanaa iimaankeeda dhurwaana kaba daran ee meel kale qaraab u doono iga raali ahaada hadaan idinku xadgudbay laakiin idinkaa hadalka furay macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIGIIRIN

Friday, February 23, 2001 - 02:43 pm
TO:DOORO
Aleelehe waxaas baa difaac lagaa yiraadaa waa ku mahadsantahay difaacaad idifaacdey dhig jalaq ha u siin waa dhurwaayo rabo in ay kucunaane heestaad
iga cusatayna waatan dabaal waa aqaan dushee sookoree doontee caashaaqaa iyo digiirin baa diyaar kuu ahee. halxiraalahan ka soo jawaab diyaarad hadii ay dooro soo dul marto ma hal il bey ku fiirineysaa mise labada ilood.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Friday, February 23, 2001 - 02:48 pm
TO:GOROYO
Naayaa gurayo digiirin waa nin maha naag hadhihin
digiirin baa kaa awoodbadisay ee dheh digiirin baa kaa awood badiyey hore looyirin goroyo suul dheer
naa goro yooy adige waxaa wax kaatarikaro fardaha iyo dameerah maadaama aatahay shimbiraha nooc kamid ah laakin waa ka dheertahay shibira hoodhan horaa waxaa looyiri qof dheer aqligaa ka yaraado mise dharka hada adiga kasoo jawaab madharkaa kaayar mise aqligaa kaayar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Friday, February 23, 2001 - 02:53 pm
TO:DORWAY
War dhurwaa bakhtigaa lagu ogaaye maxaa keenay halaka war waa ogtahay ineynan raq joogin halkan
horaa waa looyire dorway markuu sexanayo afkuu gacanta gashtaa hadiikale afkaa isku dhagaayo huuro owgeed waey lugta uyaraatay waasidaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Friday, February 23, 2001 - 03:03 pm
TO:CURI
Waryaa curiyoow meesha maxaa umaleysay in sab lagu qabo mise in jiko wax lagu karsanaayo waligey ma arkin curi iyo bisad wax kabaryo badan miyaaw miyaaw deey ku haayan hadaad cunto cuneysid iyo hadiikaleba wali baryadiibuu wadaa haduu is sii wal waalana balaq ayaa loo tuuraa inta ladha ho tu tutut ututu tuuuuuuuuuuuuttttttttt hoo balaqa
curiyoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Saturday, February 24, 2001 - 09:05 am
to digiiran
looool waxaad tahay digiiran qosol badan digiiranow bal saaka iska waran ?caafimaadka kawaran ?maxaad isku dayaysaa saaka? waxaan ku oran lahaa
dadna adawgu quxbasdaanee deegaanta roobkiyo
adaa doogna kaudgoon
hal xiraalahaagii jawaabtiisu waa dooro markay wax kor ka egayso hal il qura ayay ku eegtaa macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Saturday, February 24, 2001 - 11:08 am
To:DOORO
Hey how are you doing today?
i am doing well waad ku mahadsantahay salaantaada adiguna waxaa tahay quf aan loogalinkarin hada kahor ayaa dooro iyo digirin israacay cid ayeey u marti yeen markaa saa soor loo keeney soorta marka
lacunaayo caanaha ayaa dhexda looga shubaa markaa saa dooradii digiirinkii ku tiri waryaa xalay warkaa iisheeg tay saas ayuu i jeexay markaasey qaadadii ku dhex marisay soortii si caanaha dhinaceedu usoo bataan markaa digiirin waa ku fahamaye wuxuu yiri aniguna warkaagii saas ayuu i walaaqay inta uu soortii iyo caanihii isku walaaqay markaa is kacili dugaaga inta ay ku soo weerarin byeeeeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Sunday, February 25, 2001 - 10:46 am
lol digiiran
maalin wanaagsan digiiranow sida aan u arkowaxaad tahay digiiran aad u wanaagsan oo wax lala wadaagi karo inkasta oo aad moodo in aad gabanaysid labadaan bari hadana isku day inaad xujadaan furtud ilayn adaa bilaabee waxayna tahay wax aan lagula wadaagin oo adiga aad iska leedahayy yacni wax idi gooni kuu ahoo aan lagula wadaagin bal maanta xujadaa soo fur teeda kale xaal kaagu ma bariga dhexaaa ?sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Digiirin

Sunday, February 25, 2001 - 03:01 pm
TO:DOORO
Waan ku salaamay horta hadaan kuu jawaabo halxiraalahaaga waxaa weeye waxaa aniga kaligeey gooni ee ah (MAGACEYGA) Adigana tan ka jawaab (Hadaey sheeko baahdo
Boholyoow kugaliso
boga kaaga maqantahay
wacad ku ma boog siiyee
maxaa la isku baanta?????????????????????
ka dabaalo adaa bilaawee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bolo-bolo

Sunday, February 25, 2001 - 03:28 pm
Dooro, dagiiran, iyo diiq runtii aad iyo aad baad iiga qoslisiiseen. waxaan idiin rajaynayaa in ukuntiina aysan fuunto noqon. thanks again for your beautiful thoughts.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIQ

Monday, February 26, 2001 - 12:34 am
Wallahi saakay ma ciyin ,caaajis baa i haaya,laakiin nasiib wanaag hadii Digiran qeyliyey oo Doorana ka kacdiy aniga barkinteeydaan iska sii dheereystay.

To: Digiran , Dooro & dhamaan asxaabta kale ee ka qeyb qadatiy meesha waad mahadsanthiin ee sharafta iyo xiisaha leh ood uga qeyb qaadateen kaftankii DIIQ , DOORO, DIGIRAN, CURRI,BOOJAAL,ARBITARE,WAXAY RABTAA INAY OGAATO & BOOLO-BOOLO beejkana waa shidan tahay halkaas ka sii wada kaftanka thanks all.

Ii soo nabad ahaada qaraab aan doonahaa, waxaa la dhahi qaraabkeena qaraab Shimbir Allaha nooga dhigo.

DIIKHOOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

durway

Monday, February 26, 2001 - 01:52 am
Digiiranow sidaad u ogtahayba Dagiiran wax magoosto in la goosto mooyee marka meesha wax yuun kaa raacin kacarar i mean yaan lagu goosan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

durway

Monday, February 26, 2001 - 01:56 am
Digiiranow sidaad u ogtahayba Dagiiran wax magoosto in la goosto mooyee marka meesha wax yuun kaa raacin kacarar i mean yaan lagu goosan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Monday, February 26, 2001 - 04:23 pm
to:dorway
waxaa maqli jiray doqansanaa madhurwaabaa
waxaan kaala yaabaa iska yar madaama aan sheekadaa hore u ogaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Monday, February 26, 2001 - 04:27 pm
TO:BOOLO BOOLO
BOOLO BOOLO BIIB TOOY ISKA WARAN INTEE NAGA GA SOO DUUSHEY MEESHA BOOLO BOOLO MAAN KU OGEEYNE
HORTA BAALASHAADA INTAA HUR GUF TO OO KALA BIXISID
WARKAA SOODAADI ANI IYO DOORO AAN KU DHAGEYSANEE
CIDAADA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Monday, February 26, 2001 - 06:17 pm
to digiiran
asalaamu calaykum waan soo daahay maanta waan mashquulsanaa hadaan kaaga jawaabo hal xiraalahaaga waxaan u malayn in uu yahay jacaylka mana hubo waayo maskaxdayda waan ka shaqaysiiyay in taas baan ka helaysida kaale waaci kaftankana waa noo sii soconaa halu maqalo dadka kale oo kasoo qayb galay bogaan adinkana waa mahadsantihiin nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Tuesday, February 27, 2001 - 03:33 pm
TO:DOORO,
Ha haa haaa ha LOL
run ahaantee waxaa tahay gabdh maskax badan ayaa tahay madaa ma aad soo dhaweysay hal xiraa lihii waxaa weeye bidhaanta qufka maraa waxaan rabaa inaa soo dirtid sawirkaaga doorana maadaa ma ay sawirka jecleyn swirka
hakuu macaanaa to iiraaxeyso
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bolo-bolo

Tuesday, February 27, 2001 - 03:57 pm
to degiiran,

saxib ayaantan xaafadii aa ka qaraaban jiray aa baraf ku soo day marka waxaa raadinayay meel kulul oo aan malaay ku gaado. Adi iyo dooro goormaa isku tuureenaa ???


to;durway

adi magacaaga baa laga fahmaa dabaal inaa tahay, marka saxib ceyda ceeb. hana af lagaadeen saxibkeen diiq.

bye,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Wednesday, February 28, 2001 - 06:14 pm
to:boolo boolo
saxiib godkaaga xagee waaye?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIGIIRIN

Wednesday, February 28, 2001 - 06:17 pm
TO:DOORO
Doorooy waa lagu waayeye xagee kabaxday ma shinbiroow baa kugu dhacay mise saakaa darin ka dhacday halagu arkahee iska raaxeyso quf ya hay
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DOORO

Thursday, March 01, 2001 - 08:45 pm
HI DIGIRIIRAN
WAR HEEDHE LABADAAN BARI WAA HARGABAY OO QANDHADAY LOOOOOL SHIN BIROOW AA ALA IIDARIDAAA ANA WAXAAN IS LAHAA DIGIIRAN DAGAAL BAY SOO KICIN OO WAXAY SOO QARAABTO BAY KUU KEENI AL DIGIIRANOW AWELBA DIGIRAN BAAD AHAYD TEEDA KALE HADA ANIGII INACDAY OO BOOJAAL BAABA IGA XOOG BADISAY ADNA AAD HANQALKA U TAAGAYSAA DIGIIRANOOW HALAGU MAQLO TAKE CARE AND BYEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIGIIRIN

Friday, March 02, 2001 - 01:56 pm
TO:DOORO
SEE CAMALOOTI QOF YAHAY ADOO JOOGA MAAN QUFKALE U HANQAL TAAGAYAA LAAKIIN MIDBAA KU XUN TAHAY MAXAA YEELAY WAXAA ITIRI DIGIIRANEEY IHDEH DIGIIRA NOOW BY THE WAY XAANUUNKAAGA NA CID MAAD USHEEGIN BAR YAHAN OODHANA WAA KAA WAL WALSANAA WAXAAN IS IRI ILEEN DOORO MA MAQ NAANLAHEEYNE MA SHINBIROOW BAA KU DHACAY BOOLO BOOLANA MAKUNOOLAAN KARTO DHULKA QABOOWGA EE WAXAY RAADSATA MEELAHA KUL KULUL ANA WAAN JOOGAA MELAHA QABOOW IYO KULEELBA
HADABA DOORO WAA BA QUF FUNY AH MARKAA DAD BADAN AYAA IDHA HAY DOORO WAA CAAYE DHEH DIGAAG MARKAA WAX MAABA KAJIRO ILA SOO SOCODSII II RAAXEYSO QUF YAHAY MID BAAN KULA SOCODSIINA YAA DIGIIRIN ODHAN MEESHUU JOOGAY WAY ISKU IMAADEEN WAXEY DHIGAYAAN PARTY OO LOO GU DABAAL DAGAYO CIIDA MARKAA HORTA DOORO MADHIGATAA PARTY FOR IDD SO TELL ME ABOUT YOUR SELF DO YOU LIVE WITH YOUR FAMILY OR YOU LIVE ALONE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIGIIRIN

Friday, March 02, 2001 - 02:04 pm
TO:BOOLO BOOLO
WAAN FIICNAHAY MAANTA BAL XARIIF BAAD ISKA DIGEY SAAYE KA JAWAAB HALXIRAALA HAN AABA HAA BAA WARSHAD ISKA LAHAA MARKAA WARSHADII AYUU KA DHINTAY WARSHADA MAA DAA DHAXLAAYO MISE ADEER KAA
TAKE CARE BOOLO BOOLO SIDEY ROOSEETO UMARSATAA BOOLO BOOLO BADAN AYAA JIRO NOOCEETA HAY NOOCA CAGA HOODA IS KU DHAGAN MAA TAHAY MISE NOOCA GAA GAAABAN OO DHULKA KUDHAGAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shark_libax baded

Friday, March 02, 2001 - 04:08 pm
to.bolo bolo
hey,ma anaa igaadays mise waxaad u soo qaraab tagtay xeebtayda xeebta hadaad igu soo ciriirin waxaan kugu soo dhowaynayaa gacmo furan iyo kaluun macaan hana isku dayin inaad digiiran iyo dooro ugu yeerto xeebta,waayo waa xeeb loogu talagalay in labo labo looga qaraabto;
xaaaaaaxxxaaaaaaaaaaaaaaaaaaxxaaaaaaaaaxa
waana guuxa xeebta wel come bolo bolo
hadaan su,aal ku waydiiyo maka soo jawaabee bolo bolo.
hadaad diyaar tahay waa lagu arki doonaa"""""

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Monday, March 05, 2001 - 05:33 pm
TO: all people that ka soo qeyb galey this page
ciid mubaarik dhamaantiin gaar ahaan dooro
baryahn waa lugu waayeey intee kabaxday
sidaas iyo ciid wanaagsan.
bye yo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dooro

Monday, March 05, 2001 - 05:50 pm
hi digiiran
ciid wanaagsan bro aad baan u fiicanahay adna sidoo kale baan kuu rajaynayaa ani buulkayga wuxuu kuyaal usa atl ga sida kale waa caadi bal digiiranow halxiraalahan fur waa maxay cadka rag walaaleeya ama isku dirahadaad halxiraalahaa furtid waxaa tahay digiiran qatar ah ok halagu maqlo duqa and ciid wanaagsan mar labaad macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Tuesday, March 06, 2001 - 03:17 pm
TO:DOORO
Hadaan halxiraala haaga kajawaabow waxaa waaaye
bahalka dumarka taas waa fikradeyda hadaan khaldanayna waa ka jawaabi karataa markaa waa sidaa se la soco
hakuu macaa naato habeen waangasan waxaa iga loo
xiriirtaa to digiirin@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diidiin

Wednesday, March 07, 2001 - 01:23 pm
asalaamu aleekum
dooro diiq digiirin bolo bolo iyo asxaabta kale waa diidiin oo idin leh iyaa iyaa maluuqaan ayaa lagu soo dhuuntay
asxaabta qosol gariir ayaaba iga keenteene iga gudooma CIID WANAAGSAN ,waxaan umaleenayaa maalmahaan maadaama aad luuqa gasheen in ay sabatu tahay suuqa waa kuyaraateen oo dadku wax kale macunaan maal mahaan ,arigii waxaa kudhacay qufac ,lodiina way waa latay ,geelna lagama helo halkaan

asxabta hanii macaaanaato ukun shiishiilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Wednesday, March 07, 2001 - 01:56 pm
hi;dooro
cadka rag walaaleeya iskuna dira waa HUNGURIGA.Gamuuntii Kalgacalka
Ruux ay wadnaha Goysay
OO galgalnaaya Sisee ugu Garaabi lahayd"""?
ha kuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DABACADEEYE

Thursday, March 08, 2001 - 09:05 am
Diiq saaxiib wax badan ayaan aamusnaa balse hada waan adkeysan waaye qeelidaada iyo qaxan qaxa doorada aad wax ka qaban la adahay. balse waa dabacadeeye dhaartoo doonayo in uu cuno doorada qaxan qaxa dheer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

diigiirin

Thursday, March 08, 2001 - 02:58 pm
TO:Dabacadeeye
Saaxiib baryahan waxaa so baxay wax casri ah oo kaa danbeeye ha u maleynini sidii waayihii hore aad xadijirtay digaaga hada waxaa maso conaayaan ee meeshan digaaga waa lajacelyaay hadaad soo ga shidna korta ayaa daba lagaa ga dhajinayaa ee la soca intey kula tagin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Sunday, March 11, 2001 - 10:41 am
TO:DOORO
Tolow xageey aadey dooro baryahan mala arkine
waryaa dooro ma shinbiroow baa kugudhacay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALXIRAALE

Friday, March 23, 2001 - 08:36 am
TO DIIQ

DIIQ WAXAAN KU WAYDIINA HAL SU'AAL HADII
AAD DIIQ THAY DOORANA RAADINAAYO, MAXAY
SAMAYSAA DOORADU MARKA DIIQU HAL JEER UU KA
TUURTO AMA UU KA BOODO DIIQU DOORADA???????
HADII AAD KA JAWAABTID WAXAAD AFAR BOOJAAL AH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiirin

Saturday, March 24, 2001 - 10:19 am
to:Halxiraale
That is nasty question but you can ask him another one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

digiiran

Sunday, March 25, 2001 - 11:36 am
war heedhe taloo dadkii xagee ka baxeen waa ba yaabe war waa suaal yaab badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HALXIRAALE

Monday, March 26, 2001 - 01:47 pm
TO DIGIIRIN

DIGIIRAN WAXAAN KU WAYDIINAA MAXAY
DIGIIRIN KAGA DUWAN TAHAY DOORADA?
SIDEEBUUSE YAHAY HAB DHAQMEEDKEEDA?
UKUMAHA DIGIIRINTU AY DHASHO MIYEY KA
DUWAN YIHIIN KUWA DOORADA???/

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.