This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Tuesday, February 13, 2001 - 10:13 pm WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMAAN Ma tahay nin leh cilmi maadi ah iyo mid diineed, dhaqan fiican akhlaaq leh daacad ah, aan hore u guursan oo raba in uu deggo/guursado, u dhashay waqooyi. Ma rabtaa gabadh tacliin leh, akhlaaq leh, sharaf leh, khibrad guur leh, marwo aad isku degtaan inta ka dhiman cumrigiina, fadlan cinwaankaaga ii soo qor. Mahadsanid
| |
Thursday, February 15, 2001 - 12:05 pm walaal waan ku salamey salaan kadib waxaan kuu rajeenayaa cimridheer iyo cafimaad niyadsan walaal waxaan kunoolahey north america waxaan jeclahey hadaan hello dumar wanaagsan inaan mustaqbalkeega ku aamino fadlan ciwaankeega nageye999@yahoo.com xiriir wacan bye
| |
Thursday, March 15, 2001 - 10:42 pm TO : MARWA MAXAAD KU FALEYSAA 40 JIR AAN WALI GUURSAN ? MA IN UU KAAGA QAYLISIIYO AYAAD RABTAA OO UU DHIIG KAA SAYRIYO YAAH ? OKK GOOD LUCKY WAAD HELI DOONTAAYE
|