site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA TAHAY DOOB 40 JIR AH OO AAN WELI GUURSAN ???

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : MA TAHAY DOOB 40 JIR AH OO AAN WELI GUURSAN ???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Tuesday, February 13, 2001 - 10:15 pm
WAAD SALAAMAN TIHIIN DHAMAAN

Ma tahay nin leh cilmi maadi ah iyo mid diineed,
dhaqan fiican akhlaaq leh daacad ah, aan hore u guursan oo raba in uu deggo/guursado, u dhashay waqooyi. Ma rabtaa gabadh tacliin leh, akhlaaq leh, sharaf leh, khibrad guur leh, marwo aad isku degtaan inta ka dhiman cumrigiina, fadlan cinwaankaaga ii soo qor.

Mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamal

Wednesday, February 14, 2001 - 07:57 am
marwo waan ku salaamay warka ii kala saare ma waxaad rabtaa inuu ninkaasi jiro 40 sano ka yar ma aqbalaysid miyaa hadii aad aad aqbalaysaid ka yar 40 tan ii soo sheeg aniga ayaa ka soo bixi dona inta kalee
byeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Wednesday, February 14, 2001 - 09:08 pm
To:Jamal

Walaal,waan ku salaamay bacda salaan da'du waa ka yaraan kartaa laakiin waa in aad sodon sanno ka saraysaa, haddad sodon ka yartahay ma aqbali karo!

Mahadsanid.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 12:53 am
Marwo salaan marka hore walaal:

Marwo waxa jira inamo yaryar aan weli 30 gaadhin oo ka wanaagsan 40 jirka marka dhinac kasta loo eego.Markaa meel uun ha qabsan oo irsaaqada ha isku cidhiidhyin walaal ee da,dana wax ka dhin.

mid kale:dadka 40 jirka ahi u malayn maayo inay interna ka soo galaan.

waxan kuu rajaynayaa wax wanaagsan iyo nin wanaagsan ba in ilaahay ku siiyo

nabadeeey marwo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo

Thursday, February 15, 2001 - 03:10 am
TO: anon

Waad salaaman tahay walaal, waad ku mahadsan tahay ducada waa laysku leeyahay. Anigu waxaan arkay beryahan dambe ragu in aanay hore u korayn xaga caqliga ilaa ay 30 jir ka gaadhaan markaa 40 jirku weli waa dhalinyaro caqligiisu buuxo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habardiid

Thursday, February 15, 2001 - 11:44 am
Marwo

Dhambaalkaagu ma maad baa mise ......

Raalli ahoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Marwo/odayjecel

Saturday, February 17, 2001 - 02:49 am
To:Habardid<>Odayjecel

Horta aan ku waaniyee, habar ha diidin, waa tii Illahay ka sokow aduunka ku keentay, xushmad oo keliya ayey kaa muddan tahay.Ta kale Anaguba odayaasha waanu aqbalaa ee idinku maxaad habraha u diidaan, sidaasi cadaalad maaha!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysalnaaji

Saturday, February 17, 2001 - 02:35 pm
hi to marwo waan kusaalamaay abaayo macaanto
saalankabaacdi hoortahoree hadaankagaawaraamo
xaaladeeda waxaan ahaay wiildaadiiso tahaay 3ojiir
oo aardaayah.waxaan dhigtaa colage oo kuyaala
magaalada mpl ee daalka u.s.a waxaan ahaay wiil aqlaaqbadaan oo ilaheey. kacaabsadaa oo shaantisaa
salaadod tuukada. oo qeerkisaakatagiin
abaayo aad iyo aad ayaaniskukuubahaanahaay
laabadeena.haadi aad uu bahaantahay iin aad ilaasooxiriitid this is my email faysal_144@yahoo.com byeee have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysalnaaji

Saturday, February 17, 2001 - 02:38 pm

Omar

Saturday, February 17, 2001 - 08:59 pm
abaayo marwo horta waxaad moodaa inaad tahay qof
waxgarad ah,sababtoo ah hore ayay somali u maahmaahday "nin intuu labaatan yahay,ayuu talana
ka boodaa".oo wiil yar waxba iskuma hayo...waxay
u badan tahay in uu sahalsado wax waliba,qaasatan
"halganka nolosha,iyo ka meel gaarida tartanka loogu jiro guusha dhinac kasta,waxbarasho haddii ay noqoto,iyo challenge kaleba...laakiin waxaan kuu rajaynayaa in si sahalsan illaahay kula kulmiyo kan aad niyadda isleedahay waa exactly the one and the only...good luck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 01:08 am
marwo salaa n
huuno wixii laguu siifuraad qabtaa
hadii aad wanaag saneed ninkaagaad la joogilahad
hadii uu kuxumeeyana waad u samrilahad
curdan dhadhiyaay caruurta halaqin
waxaad calaaniso al haku siiyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.