site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa ardaydii faarax oomaar hargaysa 1985-88

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa ardaydii faarax oomaar hargaysa 1985-88
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdishukuur

Wednesday, February 14, 2001 - 06:04 am
waxaan ahay arday dhigan jiray farax oomaar sanadaan kor ku xusan waxii ah amba garanaya waxaan kacodsanayaa in ay ila soo xiiriyaan .
waxaa layiraah magacayga cabdi shakuur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Wednesday, February 14, 2001 - 11:41 am
Walaalow ma dhaga-buro ayaad tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 01:07 pm
anigu bari ka horaysay ayaan ka baxay faarah omar.
but i like to read my fellow alumni's comment.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAYBE

Tuesday, February 20, 2001 - 12:35 pm
aniga iyo idil isku si ayaan u fikirnay, Dhagburo maad tahay? Qofka kaliya ee aan ka fikiri karo waa kaas ee wata cabdishakuur!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Tuesday, February 20, 2001 - 12:45 pm
Waan u maleeyay DHagbur laakiin sanadka ayaa kala duwan oo qofkanaa ka horeeyay. Markaan soo galnay Farah Oomar waxay ahay 86-88. Laga yaabaa inaad ahayd lodkii naga horeeyey. Magacaaga oo buuxa ma soo qori kartaa ama E-mailkaa kayga hadii aan kuu dhaafo waa sida hoos ku qoran

MfarahDual@excite.com

Idil walaalo lodkeed ahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdishukuur

Thursday, February 22, 2001 - 11:40 am
walalayaal waxaan idinku salaamay salaanta islaamka oo ah salaama calaykum kadib waxaan ahaa loodkii ugu dambeeyey markii dagaaladu dhacayey waxaan isku galaas ahayn gaandi , sahro wadaad yare,hadaad intaa ku xasuusan waydaan waan sii faahfaahin hadii alla idmo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bahsane

Sunday, March 18, 2001 - 11:51 am
From: Jaaquur
To: Abdishakuur

Waxaad moodaa in aan dadkaygii meesha ka helay. Aniguna aan iskiin bare waxaa la i yidhaahdaa Abdi Rahim, waxaan ahaa lodkii 86-88kii dugsiga Faarax OOmaar. Ina ma garateen ninkan? magaca aan ku soo galay meesha dadka qaar ayaa igu naanaysi jiray waliba kuwa aanu wada ciyaari jirnay kubada.

Waxaa la iisheegay Abdishakuur"dhago buro" in uu joogo Holland, hadaba hadii aad tahay ninkaas anigana i garatay. Hadii kale faah faahin gaaara i soo sii.
Idil? Haddii aad tahay lodkayagii si aan isu sii waraysano miyaad E-mail addresskaaga ii soo qortid ama waxaan hoos ku qori doonaa kaygee ii soo gali.
Waad wada salaaman tihiin dhamaan iyo xidhiidh wanaagsan.


Bahsane68@usa.net

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.