site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar wanaagsan oo soomaaiyeed.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabar wanaagsan oo soomaaiyeed.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 01:53 am
Maxammed Cabdalle
Waxaan doonayaa gabar soomaaliyeed, oo aan is guursanno, oo daacad ah. Markaan leeyahay daacad waxaan ula jeedaa gabar diinta islaamka iyo dhaqankeenna soomaaliyeed,ee quruxda badan si wanaagsan u haysata.

Mahadsanidiin

Cabdalle@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ubax

Saturday, February 17, 2001 - 07:55 am
to maxamed cabdulle.walaal maxamwd waxaan kugu salaamay salaanta islaamka aslaamu calaykum mida labaad walaal waxaan aad ugu faraxsanahay sida aad u hufantahay waayo waxaan maqlaa mar walba waxaan ranaa gabar reerka yaga ah,markaa waxaan kuu rajaynayaa in aad hesho gabardha aad raadinayso maadama aad tahay qof runtii qaaliyaa xaga maskaxda markaa walaal ku waar nolol ilaah raali kayahay aakhiro iyo aduunkaba sidaa iyo nadab galyo waa walaashaa soomaliyeed ama musn ah bye bye maxamed cabdulle.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kim

Saturday, February 24, 2001 - 04:04 pm
To:Mahamed Abdulle, walaal waad salaman tahay salan kadib
waan fahmay Hadalkaagii sharafta lahaa,
waayo Nimanka kale oo meesha wax karaadiya
waxay dhahaan wax,aan loobaahnayn (Qabiil)
IYO Qurun ayey kahadlaan. balse mohamed walaal
Inamada kale oo walaaleheen ah wax u sheeg oo kudheh (QABIILKA) iyo waxay meesha kuqoraan iskadaaye, intaas gaarsii walaal maadaama aad tahay inan wacan oo og wuxuu rabo iyo inaan (QABIIL) wax tarin laguna raadin future.
mida kale walaal adigu kama aaden tagin wax faahfaahin ah ayaad is ka halmaan tay inaad iska
bixiso, sida age, iyo meeshaad kunooshahay.
waad mahadsan tahay marla,baad walal.
sidaas iyo nasiib wacan, Aamin,
peace kim

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.