site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabar reer gaalkacyood ah.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabar reer gaalkacyood ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Saturday, February 17, 2001 - 02:14 am
walaalayaal waan idin salaamay
hase yeeshe waxaan la ahay gabdhihii reer gaalkacyood.
waxaan ahay nin reer wadankaasa taas awgeed
baan uraadinayaa gabdhahaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gssgsgfg

Saturday, February 17, 2001 - 12:29 pm
to cumar
iscadee mawaxa aad tahay dadki layaqaanay ee majeerteen mise hawiye daba madoobe ayaa tahay,ogowna dadku isma geeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cumar

Monday, February 19, 2001 - 03:03 am
to gssgsgfg!
walaal anigu waxaan ahay nin reer majeerteen ah
laakiin waxaan kugu waanin lahaa in aadan dadka
caayin maxaayeelay caydu waa xaaraan diinta islaamka hawiye iyo daarodna waa dad walaala ah
oo somaaliyeed.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.