site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo dhalin yaro ah oo ku noo magaalooyinka mataanaha ah gaar ahaan mpls MN waxaan ahay wiil aqoonleh waxaan danaynayaa gabar aqoon leh oo cilmiga maadiga ah iyo midka diiniga ahba wax kataqaan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan ahay wiil Soomaaliyeed oo dhalin yaro ah oo ku noo magaalooyinka mataanaha ah gaar ahaan mpls MN waxaan ahay wiil aqoonleh waxaan danaynayaa gabar aqoon leh oo cilmiga maadiga ah iyo midka diiniga ahba wax kataqaan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Saturday, February 17, 2001 - 02:54 pm
*Salaamu calaykum Warax matu laahi wabaraaktuhu **

Salaan kadib.anigu Waxaan ahay wiil dhalin yaro

ah oo ku nool magaalada ;Mpls;MN;waxaan ahay

wiil diinta iyo cilmiga maadiga ahba wax ka yaqaan

fadlan qoftii idanaynaysa waxaan uqorayaa'

eamailkan; waa

bashaka45@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Saturday, February 17, 2001 - 03:03 pm
qlanjo gacaliso iga gudoon salaan gacaltinimo ilana soo xiriir

nabad galyo

bashka45@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Monday, February 19, 2001 - 03:11 am
To bashiir

walaal axaan ku gu salaamay salaanta islaamka
aslaamu calaykum
walaal waxxa tahay wiil soomaliyeed oo wanaagsan
waayo waxaan maqlaa gabar cidayada ah ayaan ranaa
ma maqlo gabar diin leh ama cilmi kalabar
markaa waxaan kuu rajaynayaa in aad hesho mid ku
qancisa nolo aduun aakhiran fil jano barash wacan waxaan ahay walaashaa soomaliyeed ama muslinimo ah bye bye bashiir waa inoo ku lan daber

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Tuesday, February 20, 2001 - 02:31 pm
Saamiya Abaayo Marka hore iga gudoon Salaan

Kasoo goday( kasha iyo Laabta)Run ahaantii

sister Waan kahelay hadalkaaga sharfta baden

waana wax jira in soomaalidu maanta ay qabiil

qabiil isku raadiso balse anigu sidaan usheegay

baa iga dhab ah marka sis fadlan hadaad tahay

gabar aad baan kuu danaynayaa maxaa yeelay

hadalkaagaan laquuri karin fadlan marka hadaad

gabar diyaar u ah xiriir tahay ilasoo xiriir

emailkaagan ii soo sheeg iyo meeshaad ku nooshaghay iyo

historigaaga

Sidaas iyo nabad galyo nooli kulantee

by Bashiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saamiya

Wednesday, February 21, 2001 - 02:17 am
to bashiir

walaal waxaan kugu salaamay salaanta islaamka.

aslaamu calaykum,

tan labaad walaal waadku mahadsan tahay sida aad.

ii sharaftay walaal anigu waxay kaliyaa ooy iga

ahayd in aan kuugu mahad naqo sida aad u tahay wiil

soomaaliyeed oo wacan saas ayaan kuugu soo mahad

naqay bro ma na ahi mid buuxisa shuruuda haaga oo

dhan markaa hadaad qafii finayso waa mee sheeda

waayo hada ayaan ahay ardayad wax barta markaa

waa igu adagtahay in aan been kuu sheego bro

sidaa iyo jawaab danber bye bye bashiir bro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Wednesday, February 21, 2001 - 08:10 am
Saamiya abaayo Waxaan kugu salaamay salaanta

Islaamka.. (Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaathu)..

Salaan kadib sister aad baad ugu mahad santahay

sida sharafta leh ee aad iigu soo jawaabtay,

thanks and thanks, mar labaad sis Anigu

Sharuudahaas.waan khafiifinayaa Hadii aad tahay

Qof daacad ah si macquul ahna aan u wada

xiriirayno, oo aadan balamaha iyo xiriirka aadan

kabaxayn ana diyaar ayaan kuu ahay wax kastoo

aad tahay ,Marka please ma iiga soo sheekayn

kartaa. (Taariikh Nolaleedkaada)

ma ii soo sheegi kartaa meesha aad kunooshahay

iyo talefankaaga and emailkaaga ana sidoo kale

waan kaaga sheekaynayaa (historigayga).

Fadlan adna sidoo kale iiga soo sheekee,

Sidaas iyo kulan danboo xiiso leh, nabad galyo

by,Bashiir

To;Saamiya

Thursday, February 22, 2001 - 04:15 am
To bashiir

salaamu calaykum bro bashiir

walaal bashiir aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay

sida aad iigu soo jawaabaysid iyo sida aynu u wada

hadlayno labadab walaal ma xuma xiriirku laakiin

waxay su. aashu tahay?

mar walba waxaa xiriir xumada keena wiilasha

aniga xagayga waan ka at kaynayaa,laakiin xagaag

yaa huba?

kuma soo kaani karo taariikh nolo laydkayga halkan

ee waxaan kuu soo diraa email. ii adkeer e mailka

waayo waa privd kayga waxaanad dareemaysaa in aan

run sheegay marka waxaad halkan iigu soo qortaa

kalia in aad heshay iyo in kaler sidaa iyo nabad

galyo iyo kulan danber in sho allaah

bye saamiya

to bashiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashir

Thursday, February 22, 2001 - 09:45 am
Saamiya abaayo waan.ku Salaamy.(Asalaamu calykum)abaayo waan ka helay emailkaad ii soo dirtay

Waanad ku mahadsantahy 100% Waana kahelay sida

Sharafta leh ee aad iigu soo jawaabtay.Waxaana

tahay qof aan laquuri karin thanks sis.

mida labaad inaga kama baxayo xiriirka .

marka Waxaan garan waayay magac aad meesha ku soo

qortay. ee ah( faarax)marka sis emailkaaga miyaa

abaayo wixii faah faahin ah anaa kuu soo qoraya

ee emailkaaga ii soo qor

Nabad galyo

sis Saamiya

Bashiir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Friday, February 23, 2001 - 03:07 am
bashiir walaal waanku salaamay !!aslaamu calaykum!!

waad mahadsan tahay dadaal kaaga tan labaad

ma garanayo meel qaladku ka dhacay malaha magaca

aan qori lahaa bashiir ayaan qoray faarax.

sorrye bro igen.

waxaan filayaa in aad helayso isagoo sax ah hada

haduu saxman waayo ii soo sheeg my bro

sidaa iy nabad gakyo

saamiya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Friday, February 23, 2001 - 12:54 pm
To;Saammiiyo

abaayo waan ku Salaamay salaanta islaamka

Asalaamu calykum, salaan kadib abaayo

Wixii faah faahin ah oo ku saabsan sheekadeenii

waxaan kuugu soo diray emailkaad ii qortay

Sidaas iyo nooli kulantee wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guleed

Monday, February 26, 2001 - 05:20 am
to.BASHIIr

SALAAMU CALAYKUM

BASHIIR WAXAAN KUGU SALAAMAY SALAANTA ISALAALMKA WAXAAN FILAYAA WAXAAD TAHAY WIIL MAW QIFKIISA CADAYSTAY WAAYO WAXAAD UBADHEE DHAY IN AAD HALKAN KU SHUKAAN SATO WAXAANAD HESHAY QAF CAQLIBADAN SIDA AY WAX U QORAYSO IYO DAGANAANTEEDA MARKAA XAGAY IDIIN MARAYSAA ADIGA IYO SAAMIYA MA ISKU QANACDEEN MIS WAXBAA IDII DHIMAN WAXAAN FILAYAA IN AAD TAHIIN DHALIN YARO WAX ISLA DOONAYSA
SAAMIYA WALAALEEY HADAADIS FAHMI WAYDAAN BASHIIR WALAALEEY HAY DHAAFIN ANIGA WAAN KU BARYAYAA,WAANA IGA DHAB WALAAHI WALAAL WAXAAN DAGANAHAY DALKA USA WAXAAN JIRAA 24 SANO WALAAL HADAAD II SOO JAWAABI KARTO II SOO JAWAAB ADOO IGA RAALIYAA WALAAL BASHIIIR HAYGA XANAAQIN HADAAN GABADHA LA HADLO WAA HADAAD KALA HADHEEN WALAAL SAAMIYA AAD AYAAN U XIISAYNAYAA IN AAN KULA HADLO WAAYO WAXAA I QANCIYAY SIDA AAD SOOMAALIGA U QORAYSID WAAYO WAXAAN FILAYAA IN AAD TAHAY GABADH DHAWRSOO OO EDAN LEH MARKAA WALAAL ILA SOO XIRIIR ADOO RAALIYAA HADAAD KALA BAXDEEN BASHIIR SIDAA IYO JAWAAB DANBER BYE NYE DHAMAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Monday, February 26, 2001 - 01:02 pm
GUULEED saaxiib waan ku salaamay salaanta islaamka

asalaamu calaykum salaan kadib sxb waxaan

umalaynayaa in aad tahay nin wax fahmi kara

marka saaxiib waxaan umalaynayaa adna in aad tahay

sidaydo kale gabdho doon marka bayjkan waad ku

shuaansan kartaa gabdhaha sidaas iyo nabe galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samia

Monday, February 26, 2001 - 06:42 pm
Bashiir saaxiib halkan kama helaysid qof daacad ah marka waqtiga yuusan kaa lumin. nabadeey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guuleed

Tuesday, February 27, 2001 - 01:59 am
TO BASHIIR SAXIIB WAANKAA QAADAT WAXAAN KUGU
SALAAMAY SALAAMU CALAYKUM

TAN LABAAD SXB WAANKA CUDUR DAARTAY IN AAN KU QASO
ADIGOO RAALI KA AHAYN WAAYO WAXAAN KUU DHAAFAY
GABADHAAD SHUKAANSATAY LAAKIIN WAXAAN FAHMI WAAYAY

WAXAAD TAHAY NIN DHALIN YARO AH OO WAX FAH MAAYA?
MAXAAD ULA JEEDAA MA HANA QASIN BAA ?
RAALI AHAW SXB WAXAA KALIYOO I BEER QAADAY GABADHA
AAD HESHAY WANAAGEEDA

TO SAAMIYA ABAAYO MAXAA KUGU DHACAY OOD IIGU SOO
JAWAABI WAYDAY MIYAAN BOOS II BANANAYN MIS WAXAAD
HESHAY QOFKAAD RAADINAYSAY WAXAAN FILAYAA IN
AADAN ADIGU LAHAYN HADALKA UGU DANBEEYA WAAYO
KAAMA SOO RAWDO SAAN FILAYO MARKAAN SOO AQRIYAY
QORAALKAAGII HORE ABAAYO BASHIIR MA KU DEEQAY MISE
WALI JAANIS AYAA II BANAAN
ABAAYO MACAAN II SOO JAWAAB HAA IYO MAYA MID UUN '
WALAAHAY WAA IGA DAACAD ABAAYO WAAYO WAXAAN JACLAADAY WANAAGA AAD WAX U QORAYSID IYO DAGNAANTAADA ABAAYO WALAAHAY WAA KUU DHARANAYAA
HADAAD BEEN MOODOSID EE II SOO JAWAAB WAAYO WALAAHI WAA MAGACII ILAAHAY EE OGOW
SIDAA IYO JAWAAB DANBER BYE MY SIS SAAMIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Wednesday, February 28, 2001 - 01:29 pm
sammaiya abaayo see waxkaa noqdeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saamiya

Friday, March 09, 2001 - 09:17 am
to guuleed
salaamu calaykum my bro
waxaan kugu salaamay salaata is laamka ee kor ku
xusan aad ayaad u mahadsan tahay sida fiican
ee aad ii gu han balyaysay run tii walaal
waan jaclahay luqada hooyo laakiin bil asaf
waa igu adgtahay ser waan ku dadaalaa in aan qaro
waxaana mahadleh waalidkay oo isku taxa luu jiyay
bari deedad walaal waa caadi barashadu
laakiin hada iga raali ahaw my bro
waxaan ku leeyahay ka mid noqo hawada sxb aan ku
jeeshay qaybtan enternadka byeeeeeeeeee my bro

to bashiir
xageed ka dhacday?
hadii lagu maqlaba? maxaa is badalay?
halagaa helo aqbaar my bro
byeeeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAKARIYA

Sunday, March 11, 2001 - 02:22 am
TO: GUULEED

SXB SLAMA CLAYKUM

SALAAN KA DIB GHABDHO WAA BADAN YIHIIN EE ODAGA BASHIIR AH QOFTIISA U DAA HA ISKA BIYA BIYEEYSTEE! LEAVE THE GUY ALONE MAN! SHE HAS ONE DECISION AT A TIME. DO YOU KNOW WHAT I MEAN? "OK" GOOD LUCKY/

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QANCIYE4

Sunday, March 11, 2001 - 05:24 am
SALAAN TA ISLAAMKA AYAAN IDUNKU SALAAMAYAA (
TO,, GUULEED

ASALAMU CALYKUM W/r W/k)

SALAAKADIB WAXAAN RABAA IN AAN INYAR IDIN YIDHAAHDO

GUULED SXB SOMALIDU WAXAY KU MAAH MAAH DAA .
(SOO QOYSATEE YAA KUU XIIRI )
SAXIIB HABLAHA SOMALIYEED WAY BADAN YIHIIN SAMIYA OO KELIYA MAH MARKAA IN AAD REERKAA DHISMAYA QASTO SXB LAGA FIICAN .
HADII AAD GUURDOON TAHAY OO AAD RAADINAYSO GABADH WANAAGSAN ILAHAY HAKU SII YAAN LEEYAHAY SXB
WABILAHI TOOW FIIQ ,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR

Sunday, March 11, 2001 - 11:50 am
To;SAKARIYA IYO QANCIYE

ASALAAMU CALAYKUM

saaxiibayaal markahore igagudooma salaanta islaamka ee kor kuxusan oo micneheedu yahay nabad galyo iyo naxariisu dushiina ha ahaato salaan kadib aad ayaad u mahadsantihiin ikhyaarta kasooqayb gasha bayjkan kana dhiibata talooyinka
iyo fikradaha kaladuwan aadbaanad ugu mahadsantihiin sida aad odauga ulahadasheen balse odaygu danbi wayn magalin ee yara gabdho raaids buu ahaa marka alaha usahlo ayaan ugu wada ducaynaynaa mid khayr qabta bayjkana haduu gabar helo wuuku shukaansan karaa saaxiibayaal hala wada xriiro hana laysku siyaadsho fikradaaha kala duwadan ee dhalinyaranimo sidaas iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bashiir

Sunday, March 11, 2001 - 12:04 pm
To;Saamiya

ASALAAMU CALYKUM

abaayo marka hore iga gudoon salaan aad u wanaagsan ahana salaanta islaamka ee kor kuxusan salaan kadib abaayo angiu waan joogay ee adaa lagaa war waayay malaha aduun baa kula tagay marka abaayo warkaagi waa lawaayay marka abaayo waayahan gaabis ayaan kaadareemay fadlan hadii ayjiraan wax isbadel ah waad ii soo sheegi kartaa sidaas iyo ismaqal danbe oo xiiso leh wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yacni

Monday, March 12, 2001 - 09:29 am
akhyaarta meesha isugu yimid kulligiin assalaamucalaykum.
salaan ka dib waad mahadsan tihiin sida aad wax isugu sheegaysaa,waxaan u malaynayaa raggu waa
gabdho raadis yaan la xishoon sidii bashiirba u soobandhigay rayigiisa waana helay aniga naftayda
guur raadis baan ahay qoftii guur diyaar u ah
aniga shuruudo maku xiraayi waxaan leeyahy dabeecad iyo diin ha laahaato,ha iska foolxumaato
haddey rabto

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.