site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa gabdho & wiilal wixii xisaabaadka dhiganjiray

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa gabdho & wiilal wixii xisaabaadka dhiganjiray
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suubiye S barkade

Saturday, February 17, 2001 - 03:48 pm
hadii aad yuusuf alkoowneen dhigan jirtay
please ii sheeg sanad kee iyo magacaada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Monday, February 19, 2001 - 05:00 am
WAAD SALAAMAN TIHIIN

aNNAGOO AH afar gabdhood oo saddex naga mid ahi aan ku nool nahay USA/MN midna ay ku nooshahay CANADA waxaan dhigan jirnay yuusuf alkoneyn mid waxay isku sanad qalan jibiyeen wiil la yiraahdo GACAL iyo deeqo aadan guureeye saddexdeena kalana waxaan ka baxanay sanadkii 1988 waxaan aad isku naqaan BOOTAAN,GANDERSHE,FARXAAN,JABANE, iyo wiilal kale oo farabadan

waxaad nagala soo xiriiri kartaan

kalsooni@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ME

Monday, February 19, 2001 - 08:13 am
hi every one,

it is nice to meet old class mates, the names u mentioned are known names to me, i went that same school and i graduated the same year as:

girls: tina iyo taana, safiyo, ayaan

boys: me and my friends ibrahim m salxaan, exmed sendiko, ayaanle, siciid waal, xasan (nephew of ex:minister of educationcabdulahi maxamed mire, xasan barre, oh god and many more class mates, i hope they are all alive and well,


bye every one

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Tuesday, February 20, 2001 - 08:38 am
ASLAAMU/CALEYKUM.
TO;SUUNIYE.S.BARKADE.
bro waan ku salaamey salaan kadib waad ku mahadsantahey sida wacan ee aad ufurtey bagekaan qiimaha iyo qaayaha leh.
adoo raadinaya dadkaagii waayo waayo kuugu dambeesey dabcan qaar ayaa kaheshey ayaan rajenayaa hadana inkabadan ayaan helidoontaan.
mahadsanidna barasho wanaagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maxamed

Tuesday, March 13, 2001 - 08:01 am
Salaan ka dib!!!

Waxaan dhiganaayey Yusuf-Alkowneyn waxaana ahaa foomfoor sanadki 1990, galaaskeeyguna wuxuu ahaa
4 D magaceeyga oo ka bilowda M awgeed. Ma ka mid tahay ardeydi dhiganeysay galaaskaas soo daa warka
.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Umulqeer

Friday, March 16, 2001 - 01:13 pm
Hi oll of you!
ugu horeen waan idin salaamey waadne ku mahadsantihiin beejkaan aad furteen.
aniga waxaan ka mid ahaa ardaydii yusuf Alkowneyn,
waxaan ahaa faanfoor sanadkii 1990, runtii ma xasuus class keyga waxuu ahaa, I am not very sure 3c or 2c. waxaan jaclahey innan wax ka helo ardadii 1990 ahaa faafoor.

To: mahamed waan ku salaamey walaal salaan kadib waxan ku leeyahey hadii aad aheed 1990 faanfoor magacaage runta ah ma mahamed baa bise waxaad lee tahey magac kale oo adan rabin inaad halkaan ku soo jeegto. please let me know? thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuad

Thursday, March 22, 2001 - 09:37 am
Waan idin salaamey dhamaantiin asxaabtii xisaabaadka aduunka meelkasta aad joogtiin;anigaba waxaan ka baxay xisaabadka same year 88-89waxaana ahaay class D waxaana isku galaas aheen Luul, Mustaf,Shaamka,saalax yaasmiin.
waxaan aan hada ku noolahay sweden muddo 10 sano ah waxaan inta ku nahay afar qofood seddexda kale ilmo iyo xaas eey leeyihiin.
waxaan muddo 9 sano raadinaayey gabar loodadkii
87-88 lana yiraahdo Felis M Shaqaaq oo isku class
ahaayeen Raage madoobe the basket player maka wado RAAGE BIDAAR AMA CALI CANBUULO.
wallaalayaay qofkii warkeeda haya ha igala soo xariiri mailkeyga oo ah fuad_one@hotmail.com
wooow asxaabta warkiina waa in lahelaa:
take good care all of youuuuuuuuuuuu

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.