This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, February 19, 2001 - 05:28 am walaalayaal waxaan ahay inanan soomaaliyeed oo uu kudhacay cudurka jacayelka oo la daawadiisii maxaad haysaan wax tala ah.
| |
Monday, February 19, 2001 - 09:23 am Daawadiisu waa qofka aad jeceshahey ee u sheego.
| |
Monday, February 19, 2001 - 09:56 am walaal waxaan isku dayi inaan ku siiyo waxooga tusaale yar JECELKUBA SIDIISABA WAA MAAYAD XOOGLOO MACNAHEEDU UU YAHAY NOLOSHAA ADUUNKOO MABSUUD LAGU AHADEE MARNA WAXAA QADHAADHDOO NOLOSHOO XUMAATIYO QALBIGUU DHIBGALIYAA LABAA MACNE AYUU LEEYAHAY LAAKIIN WAXAN KAGA SHEEKAYN DOONAA QISO ANIGA IGU DHACDAY IGALA SOO XIDHIIDH e hanad83@hotmail.com
| |
Tuesday, February 20, 2001 - 02:37 am TO. BEERJECEEL WALAAL HADAAD SOSHEEGTIT SIDA OO JACEELKA KUHAYO LAGA YABO IN ODAWADIISA LOGULAHELO SIDA OO JECEELKA KU HAYO KADRAN AYUU NOHAYAA BAL AAN KAWADA SHEEKEYSANO BYE.
| |
Friday, February 23, 2001 - 03:54 pm hey.beerjacay maad ku qabatid qoftaan iydaba jacaylku hay laakiin aan ku fahmayaa axaad doonaysaa single mother ha kuu macaanaato
| |
Saturday, February 24, 2001 - 02:21 am TOjaceelka daawadeeda. walaal xagaan kaahelikaraa aan iscaawinee hadii aad diyaartahay igalasoo xariir E.meil faarahali. bye
| |
Saturday, February 24, 2001 - 02:21 am TOjaceelka daawadeeda. walaal xagaan kaahelikaraa aan iscaawinee hadii aad diyaartahay igalasoo xariir E.meil faarahali. bye
| |
Saturday, February 24, 2001 - 02:25 am faarahali@h0tmail.com.weeye saaxiib.
| |
Sunday, February 25, 2001 - 12:55 am jaceyl baa i haya hadii uu jaceylkaaga yahey jacaylbaa i haya uma arko in uu jaceyl ku haya ee waxaa aad dooneysaa oo keliya nin kuu kululeeya sababtoo ah jaceyl nina kaama daweynkaro ninkalena wax kuuma qabankaro nina kaalama talin karo ee waxaad raadsataa ninka aad jeceshahey hit tha rood
| |
Thursday, March 08, 2001 - 10:45 am Walaal ilaahaaga talo saaro kadibna labo ragco tuko. Alle bari haduu qeeyrkuu jahay Allaha ku waafijiyo hadoosan ku eheeyn Allaha kaa bad baadiyo in taas ayaan kugla talinaayaa.
| |
Thursday, March 29, 2001 - 06:01 am daawada jaceyjku waa quraaka quraan aqrintiisa badso wasalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatahu
|