site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

LIBAAXYADA U GOOGO,AY JACAYL EE MINNEAPOLIS ,WAAYO AWLAAD JACAYL KU DHALTAY UDGOONKAA KU GARATAA""""""

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : LIBAAXYADA U GOOGO,AY JACAYL EE MINNEAPOLIS ,WAAYO AWLAAD JACAYL KU DHALTAY UDGOONKAA KU GARATAA""""""
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

5 STAR

Monday, February 19, 2001 - 04:34 pm
ASALACALEEYKUM
We are the people who created the page call love page. where names are the 5 STAR and we are looking for 5 good looking hot ladys that beleving love and thug out ladys that will fight for there man and their family . Sorry i have three qusetion that you must answer they are

1. what means love?

2. what is it good for?

3. what is love about?

when you answer those question we will open the page.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA ALI

Monday, February 19, 2001 - 04:49 pm
1- Love means Trust Life and Care

2- It good for:

A- make relationship

B- create family together

C- and enjoy beautfull love

3- Love about to share life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

5; STARS

Tuesday, February 20, 2001 - 10:51 am
hey.faisa ali
how are u doing sis. just we are doing good,
aad ayaad ugu mahadsan tahay waadna ka soo jawaabtay ,waxaana byjkaan furay adiga waxaa uuna ku socon doonaa jawaaba aad ku furtay meesha waxaana jacel nahay inuu barnaamijka meesha ka sii socdo,I mean ay nagu soo biiraan dadka Aminsan jacaylka iyo qiimaha uu leeyahay.
waad mahadsan tahay faiso
waxaan kuu rajaynaynaa nolo farxad leh,
Aaya tiin fiican IYO mustaqbal horumar leh.
have good day
bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA ALI

Monday, February 26, 2001 - 02:46 pm
thanks 5-Star guys. I live mn/mpls too
thanks again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

5 stars

Monday, February 26, 2001 - 03:50 pm
to;faisa ali
what part of mpls do u live in?
thank you for note, we hope to hear from you soon.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BASHIIR

Monday, February 26, 2001 - 04:13 pm
FAISA ali waan ku salaamay salaan kadib

sis waxaan u malaynayaa in aad gabar xaga jacaylaka

jaamacad uga soobaxaday jawaabtaada sharafta leh

ayaaban kahelay marka manooga sheekayn kartaa

dhibaatooyinka uu leeyahay jacaylku

adoo naga raali ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAISA ALI

Saturday, March 17, 2001 - 08:51 pm
Inta badan jaceylka waa la sheegtaa laakiin waxaa dhab ah in jaceylku yahay halis rabbi hanaga hayo. Kan dhalanteedka ahi ruuxu markuu la joogo ruuxa uu jecel yahay inta badan waxuu muujiyaa jaceylkiisa balse maalmo yar kadib wuu guraa waayo awalba waxuu ahaay afka baarkiisa. Kan dhabta ah qofku markuu la joogo ruuxii uu jeclaay wuu gariiraa waxuu noqdaa V.I.P oo hadalka ayuu dhageystaa ma jecla in ay kala tagaan, haduu qalad ka dareemo ruuxii uu jeclaay uma sheego oo uu liqaa, inta uu dhegeysiga uu ku jiro waxuu sawirtaa muuqaalo la yaableh oo dareen weyn gelisa. Indhaha waxey u yihiin post uu ku gudbiyo fariitiisa ah I LOVE YOUUUUUUUUUUUUUUU.
Xaqiiqdii jaceylku ma ahan tan maanta aduunka ka jirta 2% oo keliya ayaa oran kartaa in ay dhab yihiin dadka is jecel ee adduunka oo dhan marka aad u fiirsatid majority.
gabgabadii ha fududeysan in uu jaceyl jiro laakiin iska hubi haddii lagu yiraahdo waan ku jeclahay, sidoo kale iska ilaali in uu jaceyl jiqda kula galo taa waxaa ugula jeedaa SINNO waayo dadka qaarkii waxay aaminsan yihiin in dadka is jecel ay is shumiyaan iyo wax ka sii fogba ay kordhin karto jaceylka ay isku qabaan taasi waa qalad aan waxba ka jirin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

5star

Saturday, March 24, 2001 - 08:29 am
to; faaisa
aad baan kuugu amaanayaa hadaladaada macaan ku
wasoo xambaarsan xikamado jacayl laguna waraabin karo nafo isu ooman
marka waxaan kal oo aan wax kaawaydiinayaa faaisa maxay tahay daacdnimo iyo kalsooni jacayl taasna iiga sheeg wax yar ka dib waxaan jeclahay inaan noqono lamaane kalgacaylka isla fahmi kara
have good day

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.