site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan dib u raadinayaa ardadii school hoose dhexe ee taleex ee kuyaalay degmada hodan grede 8/wixii kabaxay 1987

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan dib u raadinayaa ardadii school hoose dhexe ee taleex ee kuyaalay degmada hodan grede 8/wixii kabaxay 1987
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaashiin aad idiin xiisaynaysa

Monday, February 19, 2001 - 08:11 pm
waxaan aad u jeclahay in aan kawer helo dhamaan ardadii ila dhigan jirtay school taleex ee ku yaalay warshada caanaha agtiisa gaar ahaan fasalkii t waxaa kamid ahaa dadkaa intii aan kaxasuusto gabdhaha koos ;aniiso; saynab; adna;ubax falis ;ayaanxaga wiilasha cali madar ;ahmed sanweyne; maxamed geesay ;cali dhuux;cumar shiine;maxamed deeq;cabdirahmaan kareemo aaden;cadifitaaxyare'muxiyadiin shuuriye;intaa baan xasuustaa iyo inta kale ee iga maqan ama wixii loodkaas ahaa oo dhan walaalayaal wixii yaqaan ama kamid ah dadkaas fadlan ila soo xiriira oo halkan fariin iigu reeba adinka oo mahadsan walaashiin aad idiin xiisaynaysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 11:17 am
hi gabadha kuwaas internet maba soo gaarin waayo meeshaas hawiye kabuuxay iyagana xamar ay joogaan ee u doono

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.