This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Monday, February 19, 2001 - 10:03 pm WAXAN AHAY NIN DHALINYARO AH 26 YEARS OLD AH DEGAN WADANKA HOLLAND.DIINTA IYO DHAQANKII SOMALIDA KA TEGIN. DABEECAD FURAN SOMALINIMADANA AAD U QADARIYA ILLAA XADD. WAXAAN JECELAHAY INAAN BARTO GABADH SOMALIYEED OO DEGAN EUROPE AMA SOO DEGI KARTA OO DAACAD AH 18-26 YEARS JIRTA MUSTAQBALNA U DIYAARA. IF YOU BELIEVE YOU CAN MEET YOUR TRUE LOVE THROUGH THIS WAY, PLEASE FEEL FREE TO CONTACT ME AT MY EMAIL. LOKINGLOVE@HOTMAIL.COM
| |
Tuesday, February 20, 2001 - 12:55 am To faysal. salaamu calaykum faysal barasho wanaagsan waxaan filayaa waxaan ahay gabar soomaaliyeed oo jirta 20 sano dagan yurub hadaad doonayso xiriir run ah oo mustaqnal soo dhawaw bye bye faysal
| |
Tuesday, February 20, 2001 - 02:41 am waxaan kaa leeyahay hadii aad ubaahan tahay gabar soomaliyeed mid alla mida kuugu dhaw guurso waad helaysaa hadii ay run kaatahay
| |
Tuesday, February 20, 2001 - 01:02 pm TO Sacda Sallamu Aleykum Waad mahadsantahay walaashay.Sidaan kor ku sheegayna waxan diyaar u ahay mustaqbal markaas sideen kuula soo xidhiidhaa. EMailka kor ko qoraynna ii gumaad dhaafin message. TO CADDE sxb thanks a lot. waxan kuu sheegayaa haddii aan rabbo sheeko gaaban iyo cayaar inay iiga fududaan lahayd magaaladda aan deganahay oo kaliya inaan ku tunto.markas sxb waxan ahay serious
|