This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts Waxaan rabaa inaan dhoofo lacagna ma heysto SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan rabaa inaan dhoofo lacagna ma heysto hammi Tuesday, February 20, 2001 - 02:47 am waxaa jeclaan lahaa inaan inaan udhoofo mareykanka lacana mahysto ee ila soo taliya hana Tuesday, February 20, 2001 - 04:23 am to hammi dhoofitaan ka maxuma ee walaal meeshaad joogtid marka hore wax ka kasbo. walaashaa'''''''' Wadani Tuesday, February 20, 2001 - 04:56 am Walaal waxatahay qof daacad ah maxayeelay dadku ma sheegan wax laaantooda ee ilahay hakugarab galo AMIn cali Sunday, April 01, 2001 - 02:27 pm maxaa kaaga horeeya mareykanak ? meel kasto oo aad joogto ayaa ka fiican mareykanka . fusuq iyo walli unbaa kaaga horeeya mareykanaka iimaanso meesha aad joogto. oo Ilaah meel walba wuu kula joogaa . hadaad gabadh tahay walaaley cadaab ha doonanin. hadaa will tahayna sidoo kale . hadabo meel walba irsaaqadaada wey kuugu iman. by cali. <h1> ilaahow na soo hanuuni> Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.