site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waan ka xishoodaa in aan gabdhaha la hadlo ee maxaan sameeyaa

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waan ka xishoodaa in aan gabdhaha la hadlo ee maxaan sameeyaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Tuesday, February 20, 2001 - 10:10 am
intii aan yaraa kuma aan soo barbaarin in aan gabdhaha dhexgalo sobobo awgood.
1-waxaan ka dhashay reer diinta ku fiican.
2-waxaan is oran jiray hadii aanad imika guur u diyaar ahayn maxaad gabadha wakhtigeeda uga lumin
waa intii ka horeysay dugsiga sare.
3-markii aan gaadhey wakhtigii aan guursanlahaa aniga oo kujira jaamacada ,gabdhaha aan isla hadalnaa waa gabdho aad u fiican markaa badanaa kama hadalno waxyaabo ku sabsan guurka ama dhalinyarnimda sobobtoo ah iyagu way iga xishoodaan oo hore ii gamay baran aniguna waxaan is iraah daa hadii aad waxaa kusoo hadal qaado bilow ay yaab ku nqotay oo is orey miyuu waashay maxaa ku dhacay wiilka sidan maanu moodi jirin.
sidaa darteed waxaan ka cabsoonaya in aan sidaa uun ku jiro.
hadaba dhalinyarada waxaan ka codsanaya in ay ila soo taliyaan.
wixii aaan samyn lahaa.
waad mahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaali

Thursday, February 22, 2001 - 01:36 am
walaal anigu waxaan kugula talin lahaa inaad iska dhaaftid waxa aad ka xishoonaysid.
in uu qof guursado maaha wax laga xishoodo markaas gabadha aad u aragtid in ay ku qanciso yeyna ku dhaafin .haa iyo mayna waad kala kulmii.
waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jiijo

Thursday, February 22, 2001 - 02:59 am
TO Mukhtaar

walaakay waa ku salaamay waxaan aad oga xumahay dhibaatada ku haysata oo ah inaadan u bandhigi karan ribitaankaaga gabdhaha ma aha inaad ka xishooto waxaad rabtiit walaakay isku day inaad wadnaha adkaysid oo aad gabdhaha lahadashid waana ku soo dhawaynaynaa ee wiil furfur matahay oo kala soconaayo? haan isbarano cabsidu waykaababa aysaa ee soo dhawoow walaakay nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, February 22, 2001 - 12:44 pm
hey.muqtaar jiijo iyo xaali
waad salaaman tihiin
aad ayaa uga xumahay taas ku dhacday saaxiibkay
laakiin mafilaayo inay waxas jiraan somalia waxay hayd meel free ah oo gabdhaha iyo wiilasha scoolka isku kursi la fariisin jiray inkastoo diin ahaan ay aad u xumayd, Hadana waxaan oron karnaa is fahnka gabdhaha somaliyed waa mid sahal ah marka saaxiib wajiga calaamad kaagama taalo ee shukaami naagaha iyada ayaa kugu soo daadan doonee Waxaadna raacdaa jid cad ha isku marin kan madow waayo hoobaantu ka cad ayay buuxdaa oo waa hoobaanta ma kuuguraa, kan madow hadaad raacdo eeyaha ayaa ku cumaaya iska ilaali saaxiib hadalkaygana waa sarbeeb fahan
have good day
iyo barasho wanaagsan
Mida kale plz aqri sheekada TUSAALE ADUUN"'
EE ku qoran bayka banaanka ka aqri kana faa ,iidayso waxa ku qoran.xiriirkaaguna haduu jacayl lahayn dhadhan malaha"byeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Thursday, February 22, 2001 - 02:47 pm
Mukhtaar.
Waan ku salamay mukhtar inta ka dib wa yaab wana mucjiso waxan ku fasiro ayaan la'ahay, su'aal ban ku weydiin laha hadii aan ku arki laha.
1. Guurka iyo sheekada hawenka wax laga xishooda maha oo intay aduunku jiray waa jireen arimahasu
2.sidedabana bani'aadamku waxay bilaban sheekiyinka nocas ah markay da'adoodu tahay 7-9 ayay ragu ku bilaban inay gabdhaha da'adooda firis hami ka galo gabdhaha hadii fursad ku helana maba cafiyan.
3.Raga kaligood wax ma shukansadaane maxay u jiri weysay mid mar uun kula hadasha, aadba diidide, hadii aad ka xishootay mid amaba laba mid bad la dhicilahayd oo ka tan badin lahay mar lee. marka mukhtarow sheekadadu waa igayabinaysaye ma halxiralaha reer waqooyiga isku guursadan miya mise sheekadan waa wax kale.
sikastoo reer diin iyo dhaqan wanagsan ad uga dhalatay hamadada ma xukumi karan waxaso dhan ee see wax yihiin mise adigoo yar bad naaag qawan aragtay oo shook kugu dhacay.
waxan ku rajeynaya nasiib wanagsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Thursday, February 22, 2001 - 09:10 pm
waad mahdsantihiin dhamaan dhalinyarada sidey wax iigu soo sheegay.
sida ay gabadha walaashey soo segatay.
way jirtaa in uu qofku ku hamiyo guur oo waataa aan idin soo waydiistay talada.mide kale haa ischoolka gabdhaha waan wada dhigan jirnay marka la is ag fadhiisanjirayna caruur aya la ahaa.oo guur iyo waxaa laguma hamiyi jirin.
markaa gabdhuhu inkasta oo ay guur rabto marna kuu sheegi mayso sida aad ula dhaqanto ayey ku xidhan tahay.
laakiin aniga way igu adagtahay in aan waxyabahaa kala hadlo waxaan dareemaa in aan dambi weyn galay.waxaan is iraahdaa hadii aadkala hadsho waxaas oo kale bilow ay moodey gabadhu waxa aan u xidhiidhinaayey in uu yahay oo qudha in aan iyada u dan lahaa o ay dib iigu soo noqon waydo.walaal
idnka hadii ay idinla fududahay aniga waxay igaga darantahay nin la yidhi miino isku xidh oo meeshaa isku qarxi.
wali waan u baahanahay fikradihiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 22, 2001 - 09:38 pm
TO CALASEY

AADBAAD IIGA QOSLISAY RUNTII .NINKAN MUKHTAAR INTAAS HADDI ADAN KARANYN FARSAMADDA GACANTAAD TAQAAN BAAN U MALAYNAYAA SUULIGA DHEXDIISA

IT IS NOT BAD AS LONG AS YOU ENJOY IT. TAKE CARE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtar

Thursday, February 22, 2001 - 11:08 pm
To:Anonymous:
soomaalidu waxy tiraahdaa sheegaa ma dhaafto.
waxaan u malaynayaa in ay taasi talo kaa tahayy.
laakiin waa wax laga xishoodo waxaas oo kale in aad qorto .
isku day in aad qofka wixii aad ku dhaanto u sheegto laakiin waxa aad samaysid ee aan wanaagsanayn cidna hakula talain.
ybyybyy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarsomaliyeed

Friday, February 23, 2001 - 12:18 am
marka hore iga gudoon salaan muslinka ka dhaxaysa
mukhtaar aan suaal ku waydiiyee miyaad dumarka ka baqdaa misi way kaa burji sareeyaan hdii aan fikradayda ku gaarsiiyo waxaan kugula talin lahaa
isku day in aad mar mid la hadishid dumarka maanta
iyagaaba kuu bilaabayee ta kale hadii aad ka baqdo
miyeysan jirin mid ku soo raadsata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, February 23, 2001 - 03:33 pm
TO anonymous.
Xasida tahay lol..ninku ma inuu dhintad rabta waxas waa meel ku gaaaar ya musqul cimri ku dhamaysan kara war ninka ilaah ubari waxas ha u sheegine hadii kale .......lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuclear

Friday, February 23, 2001 - 06:27 pm
Nuclear

To gabar soomaliyeed

Aniga xataa dhibaatada mukhtaar oo kale aa i haysato waan ka baqaa gabdhaha soomalida, marka burji sarayntu ma wax jiraaa mise gabdhaha soomaliyeed iyagaaba asalkooda xirxiran oon jeclayn inay la hadlaan wiilasha faraskoodu la gaabiyey sida mukhtaar iyo miskiinkaan aniga ah. Waxaad noo soo sheegtaa tip fiican oon noo fududayn inaaan fahano hablaha soomaliyeed. take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatalis

Friday, February 23, 2001 - 09:41 pm
Ugu horayn waad salaamantahay mukhtaar;
arintaan aad sheeganaysana arin soomaalida dhexdeeda ku cusub maaha. Laakiin cudurka inaan dumarka lala hadlin dhowr arimood ayaa keeni kara sida xishood, iyo cabsi inkastoo aadan noo sii qeexin. Waxaan u badinayaa waxa ku haya inay xishood yihiin, hadii aad guur rabtid wax dhibaataa kala kulmi mahaysid inaad heshid mid ku rabta, laakiin hadaad maalinba mid cusub rabtid weeye marka xishoodku uu kula harayo, waayo tii kugu daadisaba dhowr sano ayaa la jiifaysaa.
markaa waxaan kugula talin lahaa hadii aad afkii gabtay waxaad haysataa indhahaaga oo kuu kala sheega mida ku rabta iyo taan ku rabin.
adiguna gabdhaha waa inaad xaga wajiga ka tusisaa inaad u baahantahay.
jaaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Saturday, February 24, 2001 - 12:42 am
Waad mahadsantihiin dhamaan dhalinyarada sida fiican iila talisaay.
walaal waan arkaa ama waan la kulmaa qaar kafatan ila soo doonta laakiin uma bogin kuwaas oo waxaan u arkaa kuwo soo qalinjabiyey oo aan xishoodkaba aqoon.markaas kuwaa uma siifuro sheekada aniga oo ilaalinaaya sharaftayda oo ka cabsada wuxuu la sheekaystaa gabadhii cidwalba afka la gali jirtey.
laakiin kuwa aan isla hadalnaa waa kuwo iyaguna xishood badan oo iska afgaaban.
laakiin waad ku mahadsantihiin taladiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maska

Saturday, February 24, 2001 - 01:36 am
saaxiib nin ayaa gabadh rabey in uu guursado muuse hadal aqoonin saaxiibkii oo uu rabey in uu la soo dhameeyo ayaa gabadhii hadalku waalay .
markas ninkii aan hadli karaynin wuxuu sameeyay gabadhii ayuu organkiisii dhinac ka tusey markaas ayuu yidhi gabadhyahayn waxna lagu yidhi waxna lagu tus markaas ayey ninkii wax tusy gabadhii raacday oo ay tiri waxbaa la i tuseyy.
saaxiib waxaan ka wadaa hadii aad hadli kari waydid wax tus

ahahahha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Saturday, February 24, 2001 - 12:26 pm
To Maska.
Maska nin xishoonaya ma tihid adi nin xishoonaya ayad leedahay is qawi oo guurkii xalasha aha ka baqaya see waye yaqii adi abti adi camal nag xun oo qof kasto soo martad helee aqirkaga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Saturday, February 24, 2001 - 12:46 pm
TO MUKHTAR.
Mukhtarow walal wan ku salamay horta nin fican bad tahay runtii hadii sheekadani dhab ka tahay walahi nimankii aduunka joogay ee somaliyedna macsi ba laoga maran la' yahay adigana guur inad gabar weydiisata laga la' layahay horta taasi nag nasiib leh ba hesha walahi inkastoy dhibkedana ledahay tasi nin aan nagi iiga horayn wa jeclan lah inaan helo lakiin qof walba iyo ayankiise.
ee lakiin mukhtarow waxan aqaan gabar sxbtey ah oo sidadoo kale ah gabadhasi wax kastoo la sheego nimanka lama hadli karto markay noqoto sheeka cadi ah qof ka hadal badani ma jirto markay noqoto sheeko garana wa habeenkii xalay tegay marka wa cudur dadka ku dhacan u malaynaya Mukhtarow inan tas ban ku bari laha sa idinka is fahmi lahaye anigu weli ma guursan lakiin waxan ahay kuwa raga la sheekaysta oo ad ka baqdo qof xun mahi lakiin rag kama baqo anigu ninkii i arkana afku ila soo gala kan rabana wan u jawaba kana rabina kakac ban ku iraahda marka mukhtarow aniga ku meelaynaye cinwankaga soo khor wa haday run ka tahay sxbtay cudurka wada qabtiime oo aan weligeed la dhunkane. byeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

doc_som

Saturday, February 24, 2001 - 05:02 pm
bro. waxan filayaa asxaab badan inay kuu soo jawaabeen iskuna dayeen inay kugu kordhiyaan intii ay awoodeen, dumarba ha u badnaadeene. saxib arintaadu waxaan u malaynayaa inay u bahan tahay in aad raadisid takhtar kaala hadla. waayo saxib waxaan u malaynayaa in ay kugu jirto cabsi wax walba noqon karta oo ku gashay yaraantadii. dadka dhamaantood qof walba sida uu u dhaqmo maalinkasta ama sacad kasta marka ay waynaadaan waxay ka soo jeedaan khibradoodii markii ay yaraayeen. haddii ay cabsi ku gashay yaraantii waligeed way kula joogii ilaa lagaa saaro maahane. everyone of us has those little devil fears that reside in our supconscious. ka waran marka laguu sheego jidkaas Eey aa fariista habeenkii jidkale ma ka bixi jirinoo. maantana diinta ka so kow soomalida badankood eey ma ka cabsoodaano, dadna habiinkii sariirta ma la seexdoo. think about it bro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 05:52 pm
calaseey marna waad wacdin marna qabiil iyo qurun baad ka hadlaysaa ee dhankee laguu raacaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtar

Saturday, February 24, 2001 - 08:33 pm
walaal waad ku mahadsantihiin taladiina iyo sida aad wax iila qabanaysaan.
walaal calasey sida aad i soo sheegtay gabadh ayaan ku barayaa waad kumahadsantahay,inkasta oo wixii ilaah qoro aan la dhaafi karin hadana anigu ma jecle in aan gabadh aanu is arag xidhiidh la sameeyo oo aan iyada wakhtiga ka rido anigana sidaas oo kale mana ogi waxa ay igu noqondoonto.
laakin waad ku mahadsantahay taladaada.
walaalkayga dhakhtarka ahoow ma xusuusto wax cabsiya oo igu dhacday caruurnimadii...
waad mahadsantihiin dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Saturday, February 24, 2001 - 09:11 pm
mukhtaar saaxiib arintaaso rag badan baa kula qaba ee kaligaa maaha relax.

few tips ayaan ku siinayaa

before you go out take a cold shower
shave
wear your nicest cloths
be a gentlman
smile more often

marka aay gabadhi kaa so hor baxdo say Hi ama ee waran walaal abaayo to every girl you meet and like,some will answer back some will not so don't be disappointed tha's life.

gabadhha isku qaad qaad yes iyo no kala kulan after a while you will get use to it.

and last but not least use a mouth freshner or xanja odguun calaasho I recommend Ice-breaker or care free because they make your teath look shiny(secret;women like men with good teath).

I hope it helps

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 07:29 am
LoL Farax.
I was wondering why always nimanka xanjo uruugan markay lala balamo thnks for your discover hahhaa ok, that's it.....I got you now guys but Farax is better when you smell natural isn't good to be a fake.. but thnks to you any for your tips.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 07:44 am
TO.MR/mrs Anonymous dhankad doonto u qado
qabiilka iyo qurunka idinka bilabay ok, althou I try to be nice to you, let me give you some advice stop chasing me around ok...atherwise...H.W.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 08:13 am
TO. Mukhtar& ALL.
mukhtarow qof walba wuu dadalay oo isku daynay inan talo iyo gabdhaba ku barno marka sxb waxad tiri mid iga soo hor jeeda ma arki karo oo wan ka xishoona midad garanayna waqti kuma lumin kartid , walalkay I dont think.... i dont know....some thing is missing here Mukhtar good luck I'm not interest any more your story but we still friends.byeeeee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fataax

Sunday, February 25, 2001 - 09:02 am
war saxiib waxaan ku dhihi lahaa .
aabahaa ama adeerkaa ii doona gabar aan guursado
intaaa ayaa kugu filan sabab too ah adigu gabar
lama hadli kartid sidaa samay kadib guriga ayaa
laguu keenayaa. by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Libaax san ka taabte

Sunday, February 25, 2001 - 10:16 am
TO: calasey

Walaal horta kaalay sida loo hadlo ma jaamacad
baad uga soo baxday?
Anigu runtii waan ka helaa gabdhaha sidaada oo
kale ilmo libaax sanka taabta yaash ah ee
wiilasha sida loola hadlo yaqaana mark hadaan
wada xiriirno ka waran, lakiin ogow anigu nooca
xishooda ma ahi wxaabana lga yaabaa in aan adiga
kaaga xishood siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 11:12 am
THANKS LIBAX SAN KA TABTOW.
WAD IGA QOSLISAY WALAHI WAXAD HADALKAGU CADAYNAYA INAAD I DHIBTAD U SOO SOCOTAYE...LOL...UMALAYN MAYO INAD WANAAG U SOO SOCOTO MARKA LIBAX HADII AD RABTO WANAG UR MORE THAN WLC HADII KALE LIBAXOW MEESHADA IGA JOOG WAREER TABAR UMA HAYE...BUT ANY WAY THX FOR YOUR COMPLIMENT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Sunday, February 25, 2001 - 11:23 am
salaan dhamaan akhyaarta.
waad mahadsantihiin.Horta dhibaatadayda hore ayaan idiinku soo sheegay.ma ahi qof raba naag uun siday doonto ha noqoteee .dhalinyaro badanina sidaas ayey u fahmeen.laakiin dhibaataaydu waxa ay tahay gabadhii aan doortay ee aan u bogay sidii aan ugu sheegi lahaa.
waanad kumahadsanthiin fikradihiina
take care

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 12:11 pm
ALLA MUKHTAR ANAGA HANA WALIN.
MUKHTAROW SHEEKADADU MARBA MEEL BAY NOO RARAYSA, CAJIIB WAR WALALOW DHINAC ISUGU BAX SHEKADADA SOO AKHRISANAY TANI MA TU HOR LEHBA.RAGU WAXAY U KALA BAXAN SIDAN SOO SOCOTA.
1.NIN AAN NAG LA HADLI KARIN OO XISHOD BADAN.
2.NIN WADAD AH OO LOO DOONO GABAR MOOYE SIKALE RABIN.
3.NIN ASAGUNA SUUQA KU JIRA OO MARBA MID CAYRSADA INTUU KA HELO TII CALAFKIISA AHAYD.
OK ADIGU MUKHTAR AHAN WAXAD ISKU SHEEGTAY NIN AAAD U XISHOOD BADAN EE NAGUMA DHIHIN GABAR BAAN HAYSTAYE OO AAN KA HELAYE SEEN WAX UGU BILABA SHEEKADANNINA WA MID QARIIB AH OO NAGU CUSUB THAT'S WHY I CAME BACK TO YOU, SO MUKHTAR HADA GABAR BAD KA HESHAY MANA TAQANID WAXAD KU BILOWDO HADALKA SOW MAHA HADANAN QALDANAYN, SU'AASHAN KA SOO JAWAB MARKA.
1. GABADHU MA GABAR AAD IS TAQANIINBA?.
2.MA MID AAD ADIGU ARKATAY OON WAR KU HAYN BA?.
3.MISE WAA MID AAD HADA KADIB RADIN DOONTO RABTO SIDAD UGA BILABI LAHAYD SHEEKADA?.
BAL MARKA INTAAS SOO KALA CADEE MUKHTAROW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Sunday, February 25, 2001 - 02:38 pm
hey;moqtaar
see wax ku wadaa walaalkiis si kasta hadaan kuu waaniney hadana sheeko cusub baa taqaan aniga waxaan kugu caawinayaa inaan kuu sheego meesha uu ku yaalo geedka timirta ah iyo loo gurto lakiin ah haddii aad ramtid inaa iga faiisato walaal wayo geedka timirta iin badaan ayuu isoo maray so waxaan ka hayaah ifraad ficaan so i like to explain to you where is located it ok bro waxa uu ku yaalaa two nerta I mean iska ilaali inay jilibka kuu laabto.
igana raali haow haday qalad tahay waa ku helpgareeynaayey laakiin midaa jirta camuu ma ogtahay haddii la dhadhamiso armaad dadkoo dhan u malysaa iyada.

have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

elmi

Sunday, February 25, 2001 - 02:57 pm
Mukhtar dhib badan ba hamarin. marka ugu horeysa oo aad is aragtaan gabadha aad ka heshay waxaad ku tiraahdaa. Abaayo ma ii dhiibee. iyada iska fahi doonta waxaa ula jeedid. waxaana jawaab u heli maya ama haa. good lucky.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 05:44 am
Nuclear

Calaseey are u love therapist or what, why are u so interested finding the causes of mukhtar's problem?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtaar

Tuesday, February 27, 2001 - 08:16 am
walaal waad ku mahadsantihiin dhamaan dhalinyarada ila soo talisa.talooyinkinana waan qaataa kuwa wanaagsaan.
sidaan hore idiinku soo sheegay maan bilaabin sheeko cusub laakiin waxaan idiinku sheegay si guud as generally. waxaa jira in aan gabdho fiican aan la sheekaysto laakiin aanan kala hadlin xaga haasaawaha ama guurka dhamaan tood waa qaar u qalma in aynoqdaan mustaqbalkayga they are same indifference curve that i can get same satisfaction.
inkasta oo ay jirto mid aan aad u sii daneeyaa.
hadaba waxa aan ka cabsanayaa waa sidii aan u bilaabi lahaa arintaa.waxaanan rajaynayaa in aan adeegsado fikradihii aad i sii seen.
ha igaga bixina marka aan bada muquurto dabaasha ma aqaanee.
waad ku mahadsantahay calasey taladaada wanaagsan.
thnx

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.