This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Wednesday, February 21, 2001 - 07:27 am waxaan raadinayaa gabadh soomaaliyeed oo donayasa inay wakhati la qaadato wiil soomaaliyeed dad 20-50.igala soo xidhiidh . ininhi@hotmail.com
| |
Friday, February 23, 2001 - 07:34 pm To: Said Hey said how are you. just wanted to comform about your posted message, coz i am not sure if I understood correctly, but please if you only don't mind to explain a bit more would be greatly appreciated, wasn't sure if you were talking about your self or for some other people. can you clearifey now? and I will a take a look again thanks, peace,bye Shanneey
| |
Tuesday, February 27, 2001 - 08:33 am iga gudoon salaan bacadda salaan ,aniga ayaa iska hadalayay shakhasi ahaan , waxaan jeclaan lahaa inaan email ku wada xidhiidhano , laakiin haddii aan iska waramo waxaan ahay wiil soomaaliyeed dadiisu tahay 29 laf u dhashay oo xoog badadnaan u dhashay ,mariina ah ,markaa hadaad xiisayanso igala soo xidhiidh emailkayga
| |
Tuesday, February 27, 2001 - 07:41 pm to saciid war meesha ka bax nacaladi ha kugu dhacdee, ma haddaad dadka weydiisaneysaa zina jaahilyahow, ilaahayoow yaa xaqaaga ku marsiiya, waxaan doonayaa qof aan la raaxeysto!!!! saqajaan baa adduunkii ka batey. go n your own sister. or or visit yourself. eazy
|