site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool U S A waxaan danaynayaa Gabar soomaaliyeed oo (xijaabata) oo aan indho shareernayn. meelkasta haku noolaato wax sharuud ah kuma xirayo

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo ku nool U S A waxaan danaynayaa Gabar soomaaliyeed oo (xijaabata) oo aan indho shareernayn. meelkasta haku noolaato wax sharuud ah kuma xirayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

INDHOJACAYL

Wednesday, February 21, 2001 - 09:45 am
Sidaan kor kuxusayba Waxaan ahay. wiil soomaaliyee

oo ku nool u s a gaar ahaan gobolka MN mpls

waxaan danaynayaa gabar xijaabata oon dadeedu

kawaynayn 21sano maxaayeelay anaa 21sano jira

marka hadaad tahay qofkan meesha kuxusan fadlan

igala soo xiriir meeshan iyo emailkayka oo ah

indhojacayl@hotmail.com

Sidaas iyo nabad galyo

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.