site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AAWEEN GABDHAHEENII , MUDDULOOD, ABGAAL, HARTI-ABGAAL, WACBUUDHAN & WARCULSBA BAL ISBARASHO WANAAGSAN UJEEJEEN, ILAAWAAY, WACDAAN.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : AAWEEN GABDHAHEENII , MUDDULOOD, ABGAAL, HARTI-ABGAAL, WACBUUDHAN & WARCULSBA BAL ISBARASHO WANAAGSAN UJEEJEEN, ILAAWAAY, WACDAAN.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAUUD

Wednesday, February 21, 2001 - 10:01 am
WAXAAN AHAY WIIL HARTI ABGAAL AH KU NOOL SOMALIA XAAFADDA SHIBIS, MAGACEYGU WAA DAA'UUD ISBARASHO WANAGSAN.. WAXAAN RAADINAYA GABAR KU NOOL YURUB QAASATAN UK.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar daarood

Wednesday, February 21, 2001 - 12:08 pm
why cuz inay kusoo dhoofiso maad rabtaa?sikale uma doonaysid bay ila tahay ee odayga laynkaaga waa qarxay qaasatan uk war hada laynkii bugta waa dhamaaday ee xamar to ka day dayo idinkaa laidiinka soo tagay eeee byeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayo

Thursday, February 22, 2001 - 03:11 am
jaaw da'uud
marka horre waan ku salaamey
Lagama yaabo in aad xiriir la yeelato gabar yurub degan iskaba dhaaf gabar london ku nool oo dadkii wey is badeleen ilaahbaa og.niman wax ogey ayaa tahey sxb majaafada xamar joogto ka dadeyo maxaa yeeley meeshan caay kaliya ayaa ka sugeysaa.
taladeydana ha u qaadan wax cay ah waa runtii
nabagelyo.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh wacbuudhan

Thursday, February 22, 2001 - 08:25 am
Daauud waan ku salaamey waalaalkiis:
Walaalo waa gabadh ABGAAL oo walaashaa ah waxaana jooga sweden marka walaalo ii soo sheeg sabasta aad ku dooratey mid uk joogto oo keliya.
Walaalo waxaan ku dhihi lahaa you welcome waxaad doonto waad heli.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AOSMEN

Sunday, February 25, 2001 - 11:08 pm
WALAALAYAAL MARKAHORE WAA IDIN SALAAMAYAA DAA,UUD IYO GABADHII UGA SOO JAWAABTAY ISWIIDHAN OO WALAASHIIS AH MARKA DAA,UUD WAXAAN KULA TALINAYAA SIDA AY UGA SOO JAWAABTAY WAA SI WANAAGSAN OO AAN JECLEYSTA MARKII LOO EEGO SIDII GABDHII KALE AY USOO JAWAABEE MARKA ANA WAXAAN KUGULA TALINAYAA SIDAAS OOKALE OO AH GABADHA WALAASHAA OO ISWIIDHAN KALASOTALISAY WANA KUMAHADSANTAHAY
HORAY AYAA WAXAA LOO YIRI GUURSO WAXAAD TAQAAN
WALAALAYAAL WAXAAN UJAWAAB CELINAYAA GABDHIHII KALE OO AF LAGAADEEYAY GABDHAHA KALE EE SOOMALIYEED CAYDAAS ADINKANA KAWAANTOOBA SABABTOO AH MAANTA SOOMALINIMADA WAA QAALI EE OGAADA
WALAALAYAA IGALA SOO XIRIIRA SI AAN ISGU TALO DARSANO

E-MAIL -AOSMEN@YAHOO.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAUUD

Monday, February 26, 2001 - 03:51 am
@@@@@@@@@@@@@MUDULOOD GIRLS ONLY@@@@@@@@@@@@@
WAXAAN KA LAHAA INAAN KA HADASHIIYO GABDHAHA MUDULOOD & RAGGA MEESHA WAX KU QORA DHAMAAN , WAXAN JOOGAA HAMAR QAASATAN SHIBIS, MARKA GABADHII RABTA XIRIIR HA II SOO QORTO, MA AAN IDINKA DOONAYO DHOOFIN & LACAGBA EE WAXAAN UUN DOONAYAA INAAN BARTO GABDHAHA AAN WALAALAHA NAHAY EE WAX BARTEY & KUWA AAN WAX BARAN EE MUDDULOOD EE KU DHAQAN ADDUNKA DARAFYADIISA.
To: Xaayow thanks for your advice broth & keep in touch
To: Gabar wacbuudhan ha lagu maqlo abaayo.
To: gabar daarood although the topic is not included to darods but you can participate and enjoy with us lol and nice to hear from you again.
To: Mr A Osman Good luck bro.

E-mailkeyga waa: quuuqle@hotmail.com

D.DHEERE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AOSMEN

Monday, February 26, 2001 - 08:08 am
TO-DAA,UUD
WALAAL DAAUUD MARKA HORE WAAN KU SALAAMAYAA SALAAN KADIB WALAAL WAXAAN U MALEYNAA INAAD TAHAY WIIL DHALIN YARO AH OO AQOON KU FILAN ILAHAY SIIYAY MARKA WAXAAN KAA DOONAYAA INAAD AQOOBNTAADA HALKAAS KASII WADO SI AAD UKALA GARATO WAXA XUN WAXA SAN WAA WALAALKAA DAAHIR CISMAAN CULUSOOW OO KU NOOL DALKA SACUUDI CARABIY
MAGAAALADA DAMAAM HADAAD WAXBARANEYSAY HALKAA KASII WAD

aosmen@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh wacbuudhan

Wednesday, February 28, 2001 - 07:25 am
daauud aniga waxaan ahaa reer maanobooliyo gaar ahaan dhica boondheere xaamo caseyr ayaan isku dhaweyn laakiin 11 ma arag halkaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 12:28 am
Ku Gabar wacbuudhan

Abaayo macaan waan ku salaamay sida aad walaalkaa ugu jawaabtay laakin anaa kula jooga Sweden ee hadii aad boos heyso ii soo dir Emailkaan
Alhaji10@hotmail.com oo aad rabto nin Romantic ah oo aad is bara taan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, March 02, 2001 - 04:31 pm
TO.DAUD ISKA ILALI GABARTA MEESHA ISKU SOO MAQIIQDAY.WA YAAB LUGTABA KALA MA BAXAN MEELAHAN YA KA WACDAY MEESHAN IIMAN BEESHADA KABAX DADKA SHARAFTA LEH DHEXDOODA EE ABAARTADA KU EKOW.
SIDA IYO BARASHO WANAGSAN DAUD SIODA KU SII WAD DADAALKA ANIGANA WAXAN AHAY GABAR INA ADEERTA AH OO MUDULOOD AH OO KU NOOL USA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Monday, March 05, 2001 - 05:35 pm
TO CALASEEY.

ABBAAYO WAA SALAAMAN TAHAY WAA KU WAAYEY INTEE KA BAXDEY AYAAMANKAAN? U LIVE IN USA ? ME TOO WHERE DO U LIVE IN USA? I MISS U SIS.
LIVE ME UR E-MAIL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaska

Monday, March 19, 2001 - 05:33 am
Hi to all Abgal brothers and sisters
The only think I'm saying is. Why your topic just talking about Harti-Abgal and Wac-Abgal? What about the heart of Mudulood, I mean Waceysle cade.

Bye:
This Wacaysle boy saying= include wacaysle into your conversation.

If you got any comments feel free to get in touch with me at yaska2@lovemail.com
But only Abgals

yaska london u,k

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aziz

Monday, March 19, 2001 - 08:25 am
My fellow somailian or perhapes abgal...I have a question..Why sex is taboo ? and is it health to talk about sex?...I believe abgal women r the best women of all...but latley it has been shortage of our women..I am not sure what causes the shortage...My fellow abgal men..please lets encourage our queen of hearts to be open minded..so we can have better choices

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 04:39 am
Waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan walaalahayga mudolood ee ku dhaqan aduunka oo dhan salaan kadib waxaan umahad celinayaa abaabulihii bejkan muhiimka ah waxaan ahay wiil wacaysle ah absuge ah kuna nool dalka norway walaalayaal waxaan idin layahay idinkaa isku filan ee ha adina meelaha kale gab dhaha mudolooodna waa wada sexy ee nin walboo mudulood ah haka daydaydu midii anfacda.da'uud walalkayna waxaaan leeyahay dadaaadlka meeshaada ka wad sxb qofkii rabo in ow ila soo xariiro waxaaw iga heli karaa emailkayga.by kadafi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAAUUD

Friday, March 23, 2001 - 12:14 am
To: A. Osman waad salaaman tahay eebowgiis waxaan ku mashquulsanaa shaqo fara badan & imtixaanno marka isbarashada iyo is-wareysiga nooga sii wada meesheeda.

To: Abaayo Gabadh wacbuudhan waxaan u maleynayaa in saan loo qoro(Gabar wacbuudhan) waa iga kaftan waadna ku mahadsan tahay ee bal faah-faahin intaas ka badan ha lagaa helo abayo.

To: Nubian Boy & Calseey waad salaaman tihiin aqbaartiina ha la maqlo.

To: Yaska eeboow waad ku mahad san tahay fikradada aad halkaan ku sheegatay laakiin ma kaa qancin weysey Warculus sharafta uu magacaas leeyahay su'aashaada?

To: aziz pls meesha uma furin sex iyo wax la mid ah ee meesha waa bog is-barasho walaaltinimo ee sidaa ugu soo dhowow bro.

Is maqal danbe.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahdi

Friday, March 23, 2001 - 03:33 am
salaan dhamaan walaalahayga mudulood hiraab gaar ahaan gabdhaha kuwooda guurdoonka ah waxaan ahay wiil mudulood hiraab gaar ahaan wacbuudhan abgaal waxaan ahay nin guurdoon ah waxaana deganahay wadanka dk ama denmaark fadlan walaalahayga mudulood ama abgaal haday jiraan wax guurdoon ah aqbaar aan ka helo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUFLE

Friday, March 23, 2001 - 08:35 am
DAAUUD MAAD MEESHA BEENTA KA DAYSID MA JOOGTID
XAMAR GAAR AHAANNA SHIBIS ANIGAA DEGAN,SHIBIS
MAXAAD WALAALAHA BEENTA UGU SHEEGAYSAA EE MEESHA
AAD JOOGTO OO RUN AH MAAD SHEEGTID,BUUFLE,ADIGOO
KALE BEEN MA IISHEEGI KARO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wanaag

Saturday, March 31, 2001 - 09:02 am
Waryaahe Abgaal iyo Qurunka baas ee aad tirineysidba lama yaqaanee, hou jou grotte mond;

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Monday, April 02, 2001 - 05:02 am
KU= WANAAG WAXAAN UMALEEYHAA IN MACAAGA YAHAY XUMEEY XAAJIRO UMMADA MEESHA KAMA SOO CEYSEEN MUGGA XAAD U SOO QOREE MAGACA WANAAG OGOWNA IN ADIGA BERBERKAAN AW KU FURNEEYN MUGAAD WAX QOREEYSO XISKAAGA IYO FARAHAAGA WAXEEY RABTAAN KU QORAAYAAN HA OGAADO XIISKAAGA NABARKALE ADOO ISTIINA RABTAAN WAX HAKU QORIN SAAS ULA SACO EE MEEL NAGA ROROG RABTAAN HEESKU SOO CURJIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G-wacbuudhan

Monday, April 02, 2001 - 05:50 am
Waan idiin salaamey walaalaheyga m-dulood hiraab waa gabadh wacbuudhan oo idin leh gacmofuran ku soo dhawaada laakiin madaxbanaan mahi ee laakiin waxaan rabaa inaan isbarano walaalaheyga wiilal iyo gabdhoo oo qofkastaa ay meehsa ay joogto nooga soo faaleyso wax qabadka m-dulood iyo xiriirka dhexdiina ah waa walaashiin g-wacbuudhan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G-wacbuudhan

Monday, April 02, 2001 - 05:53 am

Tuesday, April 03, 2001 - 04:24 am
Voor: Cosoboow
Van: Wanaag

Cosoboow, Calaama kaa iftay. War qurunyahow mahaad ku hadleysaa, mashiineys ama somali? In aad isku hishootid, yaan-juurada aad tirineysidna iska dhaaftid. Waad ogsoontihiin, in ay gabdhahiina sida internet loogalaba ay san aqoonine, bogaan iska xira inta aysan umada idinla yaabin.

Wanaagna hooyadey ayaa iila bahday, maadna iga badali kareysid ee lasoco;

Intaana waha kaakeenay waa runta ayaan u maleynayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

COSOBOOW

Tuesday, April 03, 2001 - 05:42 am
KU=CALASEEY WALAAL WAAD SALAAMAN TAHAY WAXAAN KU KUU SHEEGAA INAAD U JAAWDO CUNUGTA XUMEEY LA DHAHO OO MEESHA IS KU SOO CURJISAY MUGA CALASEEY SI TARTIIB AH WAX UGU SHEEG WAXAA LAGA YAABAA INEEY XOOGAA ALOW SAHAL TAHAY XAAJIRO BERBER AAN IYADA QUSEEYN AY RABTAA INEEY DAD KU CAAYSO MEELO BADAN AAN MAGACEEDA KU ARKEY(WANAAG)(XUMEEY) IYADOO AAN SAAXI AHEEYN AY WAX KU SOO QORTAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

G-wacbuudhan

Thursday, April 05, 2001 - 09:16 am
Naayaa wanaag xagee buu kuu yaalaa waraabe ku qaadye waryaa naagahiina daarood ee afka labada taako jeedo isku xishooda oo meel kastaad internetka ka furto igayaa jaq-jaq leh oo ragga afka la galaayo bal arka wiil aan waqti u heybey afka ku suraneysaa naa wiilasheyna ma doonaa naagaha aan xishoon marka wilashiina HUUDHEYDA ah ku CARAAB hora yahay hana u maley idiinkoo kale in ay wiilasheyna ku saqajamaan.
TO COSOBOOW waad ku mahadsantahay sidaad noogu soo sintey anagaa koleygeeda ku rideyno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarhartiabg

Friday, April 06, 2001 - 02:45 pm
gabar harti abg to sa ud walaal aad bad umahad santahay to cosoboowo adiga waxatahay nin dhiigle ee markaxiga reeb e mail kaaga to g b wacabuudhan abaayo adbaad umahad santahay to dhaq dhaq layaashakale waxay rabaan daa ud daa ud se idinmadoonaayo ismanagaydaan ee afkiina kadaaya markihorana idnmadalban idnmanarabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar garti abg

Friday, April 06, 2001 - 04:42 pm
walaala yaal cosobboow iyo daaud iyo g.b.r/wacbuudh dhamaan tiin wadslaamanthiin ee halydin kahelo aqbaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar harti abg

Friday, April 06, 2001 - 04:46 pm
walaala yaaldaaud iyo cosowboow iyo g/b/wacbuudha dhamantiin wadmadsanthin ee haleydin kahelo aqbaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

W-WACBUUDHAN

Saturday, April 07, 2001 - 02:21 am
WACALYAHEY AFKA XUN ADIGOO MURASADE AFARQOOB ADUUNKA WAXA QABIIL SHARAF LEH ILAAHEY ABUUREY MIYAAD MUDULOOD OO ILAAH KARAMO IYO SHARFU DHAMEEYEEY WAX KA SHEEGIMAANTA WAA ADUUNYO GADOON ••••• ADOO AFXUN OO NORGE AH MEESHA LA SOO GALAAYO YAA INDHAHA II KAA SOO SAARO MAR UUN .
MARKAA HABARGIDIR KAA BARINEY OO KAA CELINEY IDIINKOO AFAR4 SACADOOD KAARAAN ANGU SOO CARIIRIYEY NAYAA INTAAN JILBAHA DHULKA DHIGTO NA BARI "kuweit" ma iloowdey urto MUDANKAAGA WAXAA AYAQAANO HIRAAB "" HORA KOM INTE TILLBAKA HIT"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abooto

Sunday, April 08, 2001 - 04:55 pm
dhamaan walaala heeyga mudulood hirab waad salaaman tihiin gar ahaan daaud cosoboow gabar wacbuudhan wadmahadsantihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmeto

Monday, April 09, 2001 - 04:47 am
waxaan kacodsanayaa walaalaha tolka aan nahay ee mudulood in ay u noqdaan dadyowga kale tusaale wanaagsan oo ay isticmaalaan eryo wanaagsan allena ha laga baqo.
by:a.m.yuusuf

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar mudulood

Tuesday, April 10, 2001 - 04:24 pm
to calaseey abaayo iga gudoon salaan qaali ah salaan kadib abaayo magaladeed uganoosha hay U.s.ii ga jawaab arintaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar mudulood

Tuesday, April 10, 2001 - 04:30 pm
to calaseey abaayo iga gudoon salaan qaali ah salaan kadib abaayo magaladeed uganoosha hay U.s.ii ga jawaab arintaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeqo Nur

Tuesday, April 10, 2001 - 08:52 pm
waad salaaman tihiin sidaad u dhan tihiin
Abgaal cismaan. Waxan ahay gabar wacbuudhan abgaal
waxaana raadinayo qof ku nool xamar wareysi kaliya
so Daa'uud hadeey kaa dhab tahay inaad joogto xamar cadeey iigu soo jawaab
deeqos@Somalitalk.Com
Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aziz

Thursday, April 12, 2001 - 05:55 am
To my abgaal queens...dhamaantiinba ( SALAAMAAT)Hadal badan haan mabuuxsh aan maqli jiray..I realy wanna meet abgaal women..I never thought ( qabiil) matters..but now days people will tell you otherwise..marka if any abgaal women wanna get to know me plzzzzz e-mail me @ aziz106@hotmail.com..

Thanks to my alllll fellow somalians specially abgaaalos!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.