site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

FARAS GEENYO DOONAYA GEENYO WEEL COME

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : FARAS GEENYO DOONAYA GEENYO WEEL COME
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARASCADE

Wednesday, February 21, 2001 - 10:24 am
Waxaan ahay faras doonaya Geenyouu guursado

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geenyo

Wednesday, February 21, 2001 - 11:04 am
to fars
horta walaalow inta aan guurka lagaarin haasaawe maxaad kaqabtaa?iyo aqoon is weydaarsi ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar

Thursday, February 22, 2001 - 12:50 pm
to geenyo
faras waa aamusy ee waxaa taagn meesha faras xamar
warkaaga keen geenyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geenyo

Thursday, February 22, 2001 - 01:21 pm
to faras xamar
haye adiga maa booskiisii soo galay ?hade miyaysan ahayn taas sharci daro?mise waa ninkii seexda sacii dibi dhalay sheekadaadu
walaal waan iska kaftamayaa ee bal isa soo fududee diyaar ma u tahay haasaawe ?haday jawaabtaadu tahay haa barnaamijka bilow adaa nin ahee
halagaa war helo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar

Thursday, February 22, 2001 - 02:00 pm
hey.geenyo
aad baan kuugu mahad celinayaa sida daacadnimada ku jirto ee aad u soo jawaabtay,waabe cajiib,koley ninkii beyjka furay haduu iska seexadaay waa inaan ka qaraabanaa aniga iyo adiag waan asida aad shaegatay adiga waxaaba laga yabaa in xaladu sidaa ka sii waynaan doonto soo daa hadalka.
barnaamijkana waxaan ku bilaabayaa ma taqaanaa geenya yahay daacadnimo iyo kalsooni jacayl ?
have good ady
ka dabaalo adaa bilaabee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geenyo

Thursday, February 22, 2001 - 04:34 pm
to faras xamar
waad mahadsantahay runtii aan kaaga jawaabi su aashaada waan aqaan qiimaha jacayla iyo xeerkiisa hadiiaan ku afgarto sidaan kuu sheegayna maadaama la waayay ninkii beegkaan furtay waxay ila tahay xoolihiisa anagaa dhaxal u leh
ana aan bilaabo markaygee ma tahay faras ah daacad oo yayaana qiimaha barashada bini aadamka ?hakaasaarto adaa bilaabayee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar_ ama _xiin _faniin

Friday, February 23, 2001 - 10:52 am
hi.geenyo
geenya yahay marka hore waxaan qayb ahaan kuu soo gudbinayaa dhamabaal kuu qaas ah kaasoo aan filaayo inuu wax wayn ku soo kordhin doono xiriirkeena cusub oo ku bilowday jawi wanaagsan iyo dhaxal toos ah kaasoo lagaa dhaxlay faraskii meeshan lahaa,taasna waxaan u arkaa dhaxal fars cade faras xamar baa leh. hotta geenyay su,aal makuu waydiin karaa.horta wali dhabarkaaga faras ma koray,waxaan jaelahay inaad si faah faahsan iiga soo jawaabto ereygaas oo aadan u qaadan xumaan waana sarbeebta fardaha,iyo geenyooyinka xageese geenyooy ku nooshahay
geeyayahay aa gacalooday
kalgacal aan sal guurin baan
laabta kuugu sidaaye si wayn marka hore
iiga gudoon,
marka kalena waxaan kuu sheegayaa,daacdnimo dulqaad geenyanimo deeqsinimo dabeecad haddii lagaa helo waxaan kugu amaanayaa inaad tahay geenayadii geenyooyinka
soo bood bood badar waa kanaa
have good day
warkaga keen heee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar_ ama _xiin _faniin

Friday, February 23, 2001 - 10:56 am

Friday, February 23, 2001 - 12:33 pm
TO FARS XAMAR
farasow salaan marka xigta farasow waad kumahadsantahay jawaabtaada wacan hadii aan isku dayo in aan kajawaabo su aashaada aniga oo wali dareemaya in aan sharcidaro meesha ku joogno hadana waa sidaa sheegtee faras cade hadii lawaayay faras xamar aa badalay .
farasoow anigu waxaan ahay geenyo taqaan daacadnimada iyo caq dhowrka biniaadamka iyo wanaaga oo dhan xeradayda waa usa atl ga waxaan lagalaa cidayda oo dhan walina dhabarkayaga fars makorin oo qaawanyahay wali waxaan sugayaa faraskii saari lahaa fardihiisa yar yar marka farasow hadaad intaas ku qanacdidee soo bood bood anaa kuuhaaya caws iyo biyo qabow oo aad kunasato oo aad ku dagto oo aad ku raaxaysato warka waa cad yahay duqa nabaadiina

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar or xiin_fanin

Friday, February 23, 2001 - 02:29 pm
to.geenyo
waad iga qoslisiisay maxaa yeelay waxaad ku hadlaysaa hadaldii xikamada lahaa naigana xaan u oomanahay arigtidaada iyo ereyadaada macaan kuwaasoo xambaarsan xikmadaha jacaylka laguna waraabin karo nafo su ooman sheekadeena ma waxaad jaceshahay inaan halkaan ku sii wadno mise waxaan kal qaadnaa (top secret )geenyooy aniga oo qiimaynay fiirinayana wanaagaaga iyo kalsoonidaada buuxda waxaan kugu manayaa sida dhinacaaga u ga ilaalisay,beerta aadka u quruxda badan taasoo aan ku beernay ubax mustaqbal si uu u ifo looguna ildoogsado.Waxaana dhab ah in wada socod jacayl ku dhisani yimaado bilowga is batshada, aana mid qaas u ah geenyo iyo faras_xamar@ how do u see if e could became friend? do u like my girl love I mean true love?
Ogow Daacadnimada iyo kalsoonida jacaylka inay qabtaan hogaanka geediga nolosha iyo ayaha dambe ee mustaqbalka""""""
ha kuu macaanaato
adaa bilaabee ka baxso?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farras_xamar

Friday, February 23, 2001 - 03:09 pm
to,geenyo
waxaan kugu casumayaa inaad iigu timaadid bayjkayga oo cinwaankiisa yahay TUSAALE ADUUN TRUE STORY SHEEKO XIISA LEH""Halkaas baan daganahay aan ku kulano axaana kaa ilaaway inaan ku noolahay mn mpls usa,
iga raali ahow hadaan hadalka badiyay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHOORE

Saturday, February 24, 2001 - 05:44 am
WUXU CAWAANSANAA FARAS KU YE WUXU CAQLI XUMAA DAMEERADA IYO FARDAHA ISKU SHABAHAYO WALEE OGAADEEN HORE LOO SHEEG DOQON HADUU JIRO IYAKA LEE WAAYE, DAMEERO & FARDO QURMOON WAXAN MEESHA HA KU QORINA WA CEEBOWDEENE.
BYEEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar

Saturday, February 24, 2001 - 08:44 am
to.dhoore
awalba dhoore ayaad hay dhoorana magaran aro sarbeebta shukaansiga,faras iyo geenyo waxaa weeye nin iyo naag oo kale,waana sarbeeb maha fahamtay,hadaadan fahamin ,waa fahmi doontaa
ha kuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geenyo

Saturday, February 24, 2001 - 08:47 am
to faras xamar
salaamu calaykum maanta waxay ila tahay xujooyinkaada iyo hadaladaada waa igu culis yihiin yacni waa adagyihiin laakiin waxaan ku dadaalayaa in ann ku jawaabo hadiiaan khaldana iga raali ahow waayo horaa looyiri ama afeef hore lahow ama adkaysi danbe yeelo got it?walaalo horat sida ay iila muuqato sheekadeenu meel fiican bay inoo maraysaa waxaana rajaynayaa in ay guul ku dhamaato wax walba oo macquul ah diyaar baan kuula ahay ee waxaan rabaa in aan ku su aalo cimrigaagu waa imisa adiga oo ah raali? farasow ayaan hore ayaan lasoconjiray sheekada anwer iyo libaaxii xaaskiisii hore mana ogayn in aad tahay qoraaga sheekadaas laakiin waa sheeko fiican waqti baan u waayay aan ku sii aqriyo kuwa kale 'laakiin insha alaah hada baan lasocon in kasta oo aan gadaal kasoo gaaray waadna mahadsantahay sida aad iila soo socodsiisay .
anigu waxaan ku oran lahaafaraskii xiin faniinow waxaad tahay fardaha kii ugu fiicnaa oo ugu qurxda badnaa oo ugu orodka dheeraa sayidkiina ugu jeclaa marka faraskii sayidkoow soo dhawoow oo kusoo dhawoow qalbi saafi ah iyo geenyo gayaankaa ah oo daacad kuu ah hakugu taagnaato adaa bilaabayee?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geenyo

Saturday, February 24, 2001 - 08:51 am
to dhoore
walaal sida laguu sheegay magacaaga baaba iigu filan turjumaad ee duqa meesha qabiil mayaalo iyo dadka aad magacowday ee umadaha ilaahay faraha kaqaad waayo meesha faras iyo geenyo baa ku sheekaysanaya ee faraha naga qaad sheekadana hana ga qasin suuq kale day dayo walaalo macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar

Sunday, February 25, 2001 - 10:49 am
to;geenyo
waxaan filayaa inaad tahay qofwayn oo macquul ah
naftayduna way ku dowowdaa sheekadaada xasuustaaduna waxay igalisaa hilow qabow oo si fudud u faafa balse waxaan kugu raali galinayaa inaad dib u daalacato waqtigii yaraa ee macaanaa ee aan qaadanay laakiin waxaan jaclaan lahaa wixii sir ah aan ku kala qaadano e-mail oo aan isku soo dirno adigoo raali ah waayo sheekada marka ay halkaas oo kale marayso waxay ku macaan tahay in sir laga dhigo.si aan sheekadeena ugu badalo e-mail.plz e-mailkayga waxaad ka helaysaa bogayga haddii aad u baahan tahay wax walba oo aan ahay waan kuu soo sheegayaa anigoo kuu soo raacinaya my best greeting oo adiga kuu gaar ah si aad kaligaa ku aqrisatid taasna waxaa ka wadaa inaan ku siiyo kalsooni buuxda. hana ka baqin inaan ku xumaan xagayga kaaga timaado waayo waxaan aaminsanahay daacdnimo kalsooni iyo jacayl dhab ah.waxaana loo baahn yahay in si daacadnimo ku jirto loo sheekaysto gacaliso geenyo.waxaan ku soo siin doonaa magacayga dhabta ah reerka aan ka dhashay da,dayda iyo waxa aan qabto.

e-mailkayga ka qaado baykayga adiaga oo raali ah iina reeb kaaga si aan kuu soo siiyo faah faahin dhab ah. have good day.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras

Sunday, February 25, 2001 - 06:19 pm
faraskiimeeeshafurtay geenyosafaarbaan galay

hadaanimaadayeesoodhawowo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samiira

Monday, February 26, 2001 - 03:34 am
Geenyo naag lee maahinoo ?
Haddii tahay faras haddii hesho sidii faras iyo geenyo lee ma liskku fuulaayoo?

Kuwaan caqli ma leh mar hore aa la iin sheegey marka iska dhaafa aflagaado ma fiicno.

TO: Dhoorre magacaaba i diley wallahi xariif aa tahay intee lagaa helaa abowe aniga ayaa kuu qaraxeynayee.
bye broth

samiira

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARASCADE

Monday, February 26, 2001 - 12:54 pm
Samiiro waan ku salaamay salaan adib sis

anigu waxaan ahay faras geenya raadinayay marka

su aal?geenyadaan raadinayay maad axumaatay

hadii aadan geenyo ahayn iskaceli magaalada anigu

anigu waxaan ubaahnahay geenyo midabeeu xamur

yahay oo isku dhacaysa waana isfahmaynaa hadaan

is helno marka hadaad geenyada cay mooday anay

dookhayga tahay sis hadaliina waxaan ku gabagabay

-nayaa geenyo WEELCOME

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faras_xamar

Wednesday, March 07, 2001 - 09:32 am
hello; geenyo
waa la is waayay jaanis la,aan mesheeda ka sii wada.
aawey geenyo ma xanuunsatay mise waad soo kutubee
ii baashaal hadaad aragtid cawskaan kuu dhicayna iigu soo badal badar
have good day

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.