This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...
Go to Current Forums ...with millions of posts
Thursday, February 22, 2001 - 02:11 am TO:all the sweethearts walaalayaal.abaayayaal.macaanayaal.gacalooyin. waxaa raadinaayaa gooridii aan gaashaanka caashaqa u huwin lahaa oo aan wadada jacayka isla wada fali lahayn. Ma tahay gabar soomaliyeed qurxoon dabeecad wanaagsan macnaha jacaylkana taqaana waxaa halkaan kuugu sugaayo wiilkii ugu dambeeyey qubarada jacaylka ee haka soo daahin yaan lagaaga hormarine.
| |
Thursday, February 22, 2001 - 02:14 am to:RAAXEEYE walaal raaxeeya waxaan u malaynayaa in aad tahay wiil wanaagsan oo hadal fiican waxaan jeclaan lahaa in aan kula soo xiriiro ee ii soo sheeg meesha aan kaala soo xiriiro.
| |
Friday, February 23, 2001 - 12:36 am aboowe ugu horeen tii iga gudoon salaan salaan kabacdi waxaatahay wiil codmacaan?
| |
Friday, February 23, 2001 - 12:44 pm Gabdho iga raali ahaada waa idinka daahey hadana waxaan idinka codasanaya inaad igala soo xiriirtaan dhamaantiin adreskan halkan ku qoran qofwalba ha iisoo daro warqad weli anigu waa idinka war dhowrahayaa iiraaxeeye@hotmail.com
| |
Friday, February 23, 2001 - 11:30 pm to alkjhnvhvsghnffcvdefvrdhbygt
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 05:46 am TO;raaxeeye aboowe raaxeeye waxaan ku weydiiyay waaa dadiga raaxeeye la baxaye ma magac kalaad weyday mise??????????????LOLOLOLOLOLOLOLOL.
| |
Wednesday, March 14, 2001 - 05:47 am raaxeeyow see u raaxeen taqaan hoossaa mise kor?
| |
Thursday, March 22, 2001 - 09:20 am To:samiiro Abaayo samiiro ma aan weyn magac kalee saan aa la ii gartay ee ka waranhee.
| |
Thursday, March 22, 2001 - 09:22 am TO:WIILO Walaashiis wiilo aniga hadaan runtii kuu sheego hoos & korba xariif aad qatar u ah ayaan ku ahay.
|