site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan doonayaa gabar reer jabuutiya oo wanaaksan

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan doonayaa gabar reer jabuutiya oo wanaaksan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Thursday, February 22, 2001 - 03:19 am
walaallayaal waan idin salaamay.salaan kabcdi waxaan ahay nin somaali ah oo doonaya gabadh wanaaksan oo reer jabuutiy. ee xagee kahelaan gabadh dhaas.salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Thursday, February 22, 2001 - 05:07 am
TO Maraye

walaal waa ku salaamay meeldheer hakaraadin waxaan ahay gabadhaad raadinay ee sidee rabtaa inaan isku barano i kala dhigdhig warka aan isbaranee jawaab deg deg ah nabadeey walaalkay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Thursday, February 22, 2001 - 05:09 am
TO Maraye

walaal waa ku salaamay meeldheer hakaraadin waxaan ahay gabadhaad raadinay ee sidee rabtaa inaan isku barano i kala dhigdhig warka aan isbaranee jawaab deg deg ah nabadeey walaalkay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Saturday, February 24, 2001 - 02:20 am
to,ayaan asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal soo dhawaw aan is baranee barasha doon baan ahaye.intaas kasokow walaal xagaad kunooshahay.qoladaas miyaana tahay walaal. barasha wanaagsan walaal.emelkaas igala soo xariir.bare@hotmail.com.walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Monday, February 26, 2001 - 02:03 am
To Maraye haa waa ahay waana ku soo xiriiri doonaa walaal ee soo dhawoow nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARAYE

Monday, February 26, 2001 - 02:11 am
TO,AYAN.SALAAMU CALAYKUM.WALAAL SALAAN KABACDI WALAAL XAGAA JOOGTAA XAGEESE LA GAALA SOO XARIIR KAA ADIGA WALAAL.SALAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Tuesday, February 27, 2001 - 01:25 am
To MAraye waxaa la igala soo xiriirikaraa meeshii aan awal ka wada xiriirnay ee warka keen maxaad meesha ku haysaa xaladaada ka waran? intee ku nooshahay? maxaad qabataa? imisaad jirtaa? xaasle miyaad tahay? Aniga waxaan ku noolahay dk sanadka waa 18 sano aan is baranee soo dhawoow walaal iga soo jawaab su aaladayda WALAAL MATAHAY WIIL FURFURAN? oo kala soconaaya nabadeey walaal( WACAYKUMU SALAAM ) magacaagaa waa inaad uqalantaa maraye maraye waa magac fiican walaal byeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Tuesday, February 27, 2001 - 02:49 am
to,ayan asalaamu caylaykum walaal.salaan kabacdi walaal aniga xaas malihi hadaan doonaya,walaal waxaana joogah wadanka norwey walaal,waxaan jiraah,2o sano,walaal waxaan dhigtaa is kool,halkaas kuyaal. ee walaal adigu iiwaran walaal maxaad qabataa,waxaan u maleeyay inaad joogto wadanka danmaak ee goor maakugu danbaysay wadankii ama soomaaliya walaal.su aal walaal diinta waxmakataqaan, islaamka.walaal waxaan kaloo anigu bartaa diinta oo aan waxfiican ka aqaan walaal.salaan walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Said

Tuesday, February 27, 2001 - 03:58 am
To maraye walaal hadaad reer jabuuti rabto hota marka hore fransiiska baro ileeyn soomali mayaqaaniine waxaan umalaynayaa inaad fahantay war kayga.
By Said

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Wednesday, February 28, 2001 - 12:50 am
To Maraye

haa diinta wax waa ka aqaan in igu filan iskoolna waa dhigtaa dugsi kuraana waxaan dhigtaa weegii labo jeer waxaa moodaa inaan isku fiicanahay maxay adiga kula tahay? nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Wednesday, February 28, 2001 - 02:12 am
to,yan salaan walaal marka hore walaal waa ila waanaag santah waana isku fiicanahay walaal sidaasheegtayba walaal.gabar diinta taqaan waadaan waayay walaal ee soo dhawaw walaal waa qayre.salaamu calaykum walaal.su aal walaal yaad lanooshay ma femiiligaagii.mise kelibaatahay walaal.salaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Wednesday, February 28, 2001 - 02:22 am
to,said asalaamu calaykum walaal marka hore walaal waxaan ku leeyahay afsoomaaliga madaa udiiday dadka hada maxaan ku wadasheekay sanaynaa. maxaadna ka ogtahay armaanba kudoortay faransiiska laftiisa walaal.salaan,walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Wednesday, February 28, 2001 - 04:11 am
To Maraye
walaal fiiri emailkaaga

nabadeey


To Said waa qaldan tahay walaal anagu soomaali manihin meyaa? waa salaaman tahay nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Wednesday, February 28, 2001 - 06:17 am
to,ayan asalaamu calaykum walaal salaan kabacdi walaal waan fiirshay waxna ma arag soo dhacay walaal.ee adigu mid maleedahay e,mel ah.salaan walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARAYE

Wednesday, February 28, 2001 - 06:53 am
to,ayan walaal wakaa emelkaygu.BARE108@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

citizen1

Wednesday, February 28, 2001 - 10:46 am
gabdhaha reer jaboouti waa cheap sex ee
are u looking for that, remember use double
condom...they are hookers and they think
fucking everyone is civilized,,
be very very carefull.

good citizen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Thursday, March 01, 2001 - 01:10 am
To Maraye okey walaal waa gartay emelkaaga

nabadeey


To Citizen1

afka suubso oo xishoo walaal hanacaayin anagee waa samaaman tahay.byeeeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Thursday, March 01, 2001 - 06:09 am
to,citizen1 salaan,walaal dadka lamacaayo lamana caayo walaal ee axad dhaafin walaal.mise isbarashayadaa kudhibaysa walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Thursday, March 01, 2001 - 06:23 am
To maraye waa ku salaan walaal
walaalkiin wuxuu ka xun yahay xiriirkeena ee ha ubixin warkiisa walaal emelkaaga fafirisay? waxaan u malaynaayaa inoo qalad yahay waayo labo jeer ayaan ku soo diray kii hore iyo kii danbaba walaal byeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

moqadishu

Friday, March 02, 2001 - 07:10 am
to citizen 1
please donot insult our brother/sisters. they are our blood you know

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Saturday, March 03, 2001 - 02:51 am
to,ayan walaal salaan. walaal waan helay waxaad ii soo dirtay waana ku mahad santahay walaal. ee adigu maheeshay waxaan ku soo diray walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MARAYE

Saturday, March 03, 2001 - 02:54 am
to muqdisho slaan walaal waadna ku mahad san tahay jawaabta aad u jawaab tay qofkaas walaal.
SALAAN WALAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Thursday, March 15, 2001 - 02:13 am
To Maraye
waa ku salaamay walaal maxaa kugu dhacay ee aad iga soo jawaabi waysay warqadii aan ku soo diray waxaan ka sugaayay jawaab aniga

nabadeey walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Thursday, March 15, 2001 - 05:44 am
to,ayan asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal iska waran oo nafta waran walaal iyo xaaladaba.walaal anigu hadaan iska waramu walaal waan ku fiicnahay walaal.tan kale walaal kuuma aan goyn ee aadaa lagu waayay walaal.maxaa yeelay walaal waan kaaga soo jawaabay waraaqa haagii iyo salaan taadiiba ee waxaan kuu soo diray kaarar ee adaa ii soo jawaabi wayay walaal ee war hala gaahelo waxaana kuu rajan wanaag iyo xiriir walaal.

wasalaamu calaykum walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Thursday, March 15, 2001 - 05:47 am
to,ayaan salaan walaal waxaan kuu soo dirayaa card ee walaal fiiri email kaaga walaal macaan.lov lov lov lov lov lov lov lov .bay bay bay baybaybaybay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabuuti

Thursday, March 15, 2001 - 06:25 am
nikaa reer jabuuti caayayow
hablihiinii uunbaad cayday ogow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Saturday, March 17, 2001 - 02:42 am
to,jabuuti salaan walaal.dabadeena walaal ku mafahmin ee afsoomaaliga soo baro walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Tuesday, March 20, 2001 - 02:43 am
To maraye waa ku salaamay walaal

ma helin miyaa warqadii aan ku soo diray?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Tuesday, March 20, 2001 - 06:18 am
to,ayaan salaan walaal ma aanan helin waraan aad ii soo dirtay oo aan ahay tiihore walaal ee ma mid cusub baa soo dirtay walaal waalagaabahnaaye walaal ee nama soo gaarin walaashay.ee abaaye maxaa saas iigu galaysaah oo iigu goynaysaa miyaan xariir lagula yeelanjirin walaal.mise qofyarbaa tahay walaal anaan ku fahmine.

wasalaamu calaykum walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaan

Wednesday, March 21, 2001 - 04:03 am
To maraye salaan walaal
hadaan ku soo diray waraaq ee fiiri imelkaaga

adiga yaab ayaad leedayhay maraye saan ku raadinaayay nafta ayaa iga kaabaxday ee maad iskay tustid walaal


walaal adiga oo aan iga xumaan qoraalkaga soo kala dhigdhig sidaas iyo is aqris danbe oo xiiso leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraya

Monday, March 26, 2001 - 08:30 pm
to,ayaan asalaamu calaykum walaal salaan kabacdi walaal waxaan ku ogaysiin in meeshaan ku noolahay uu inter need kaxumaaday walaal ee raali iga ahaw walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Wednesday, March 28, 2001 - 01:50 am
to,ayaan asaalmu calaykum walaal.salaan ka bacdi walaal ma aan helin waraaqdaad ii soo dirtay.waana fiirshay emelkayga walaal.tankale xaalada ka waran iyo naftaba walaal oo warka ii soo qeex waa kala moogaanay ma mahaaneh walaal.
hadaan aniku kuu waramo wax siyaadah mahayo walaal
laa kiin meeshaan ku noolahay interneedkaa ka xumaa walaal marka walaal sidaas darteed baan walaal aan ku lasoo xariirin walaal.tankale xakaad iga raadisay aniga walaal oo aad igaway day walaal adaaba laku waahe walaal.anigu waraaqaan soo dirayeeh ee adigu xagaad qabatay walaal malaha meela kaalaad heshay dumari waa hayi baa soomaalidu kamaahmaahdaaye waa kaftane walaal.tankale waraaq ii soo dir dhaqsaah waa kuu xiiseeh walaal iyo sawir lajira walaashay ana aan kuu soo direeh kayga walaal.

lov wanaagsan ama jacayl walaal.

wasalaamu calaykum waraxmatulaahi walaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Wednesday, March 28, 2001 - 01:53 am
to, ayaan salaan walaal emelkaaga fiiri waraaq baa ku soo direeh walaal.

wasalaamu calaykum.

bay bay bay bay bay bay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUMMY

Wednesday, March 28, 2001 - 04:58 am
MARAYE YOU OBVIOUSLY LIKE AYAAN.AND AYAAN LIKES YOU SO MEET EACHOTHER SOMEWHERE AND LEAVE THE NET ALONE YOU WITH YOUR SLIMY WORDS AND STOP FLERTING
THIS IS YOUR MUMMY SPEAKING GET OUT OF THE NET DO YOUR HOMEWORK AND DO THE TEA FOR YOUR DADDY HOW DARE YOU INSULT THE FAMILY BY FLERTING WITH THIS CRAP CHEAP HOER NOW BACK OFF I DON'T WANNA HEAR A WORD FROM YOU. YOU ARE PUNISHED.DAME YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jabuuti

Wednesday, March 28, 2001 - 05:38 am
maraye
saaxiib ha moodin in aad kaligaa qortid
soomaaliga,
ee doqoniimada inaga ilaali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maraye

Thursday, March 29, 2001 - 02:30 am
to,jabuuti asalaamu calaykum walaal.salaan kabacdi walaal maxaan ku qaldana hay oo aan iska ilaa liyaah walaal waad mahad santeheeh.

wasalaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAAYE

Friday, March 30, 2001 - 12:26 am
to,mummy.asalaan calaykum walaal.salaan kabacdi ninyohow aniku ku mafahmin wali walaal ee maxaad ka hadlaysaah walaal.ma jacayl kaa ceeba mise waayaab walaal.sidee u hadlaysaah.NIN WAYNBAATAHAYE WALAAL.MIYAADAN XISHOONAYN WALAAL.
WASALAAMU CALAYKUM WALAAL.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.