asad | Thursday, February 22, 2001 - 05:48 am halkaan waxaa kafur may su aalo diini ah ee yaa wax yaqaan oo kaja baa su aalahaas |
bashiir | Saturday, February 24, 2001 - 10:35 am asalaama caleykum asad su'aaluhu meeye by;bashiir |
cajab | Sunday, February 25, 2001 - 04:39 am asad afsoomaaligaaba kugu adag ee goormaad su,aalo aad soo jeedineysaa ama aad iska deyneysaa bal marka horre soo baro afsoomaaliga iyo sida loo qoro |
cabdi | Wednesday, February 28, 2001 - 02:34 am to. bashiir. asalaama caley kum waraxma tulaahi wabarakaatuhu. walaa bashiir ama walaalahay oo dhan waxaad kajawaabtaan su aashaan, waa cali binu abii dhaalib lala walaaleyey markii lawalaaleynayey muhaajiriin iyo ansaar? |