site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gabar majeerteen kaliya hadii kale joog banaanka

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Gabar majeerteen kaliya hadii kale joog banaanka
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

puntlander

Thursday, February 22, 2001 - 08:19 am
asalaama calakum?
walaalayaal halkaan waxaan rabaa inaan ka barto
gabdhaheenii quruxda badnaa ee mj
maxaa yeelay magaaladaan joogo ma joogaan
mana doona wax kale hawiye iwm
waxaan doonayaa
gabdhaha majeerteen kaliya {GOB DAAROOD}
hadii aad gabar majeerteen aheen ha
isku ceebeynin ok!
wacaleekum wasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar majeerteen

Thursday, February 22, 2001 - 11:49 am
asalaamu calaykum boowe waxaan ahay gabar mj oo waliba iska dhal ah marka aboowe gacmo furan ku soo dhawoow adiga oo mahadasan sida aad noo amaantay wixii fariin aha reeb aboowe macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Thursday, February 22, 2001 - 03:22 pm
Mr Puntlander.
Horta waaan ka xumahay inan dhawoco dad somaliyeed mana doonayn inan ku jawaabo sasbabtoo ah dad wanagsan wa laga yaba inay Majerteen leeyihin inkastoon xamar ku arki jiray dadkooda oo tabalaysan gajo iyo rafaaad awgiis marka madama an caruur aha wan ka yabi jiray dad gajaysan oo hadana fanaya waxan islaha qofkan rafadsan muxuu lafanaya mu dadka cawinad iyo weydiisto lakiin hada wan weynadayo waan gartay waxa ku kalifay waxay doonayen dadka kale Attention-kooda si dadban ayay u tuugsan jireen hadana sheekadaadu sidaas ayay ku salaysan tahaye in layku fahmay ogoow marka si aad u hesho Attentionka naagaha kale ee somaliyeed isticmaaal weji kale kani Expire tab iyo xeelad kale keen wiil majeerteenow, waxkalena kuma naceen umadaase waxaan ku nacay.
1.waa dad faaan badan hadana dhib badan.
2.waa dad gajo iyo rafaaad badan.
3.waa dad aan xishoon.
4.wa dad waxay donayan iyo waxsan doonayn kala aqoon.
5.waa dadka soomalidoo dhan aysan aaminin + daroodka kale.
marka ujeedadu haday bil-cagsi ahayd oo ad radinaysay gabdho kale umalayn mayo inad gabdho kale helayside bcse of magaca ad wadatide samire alaha kasiiyo marka si edebleh u radso oo dheh gabdhaha Majeertenow cid i guursataan wayaye i soo radiya. qabiilina mahiye sida ogow ee edeb daradaan necebahay ok.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar majeerteen

Thursday, February 22, 2001 - 03:46 pm
to calasay dhilo dhilo dhashay hawiye magacaaga baaba igu filan qabxadyahay mj maa ku garciyaay yaa hawiye ka qurun iyo gaajo badan naayaa haykleeyahay mj magaarid magaracaa kaa hadlinya ?qaxbayahay afkaaga edeb u yeel waayo mj magaartaan adiga iyo kuwa aad soo tirisay cidna uma baahna waa dawlad calan leh kanaxow nafta waa haykaleey aan akhlaaq labarin maxay tiri gaajo yaa hawiye ka gaajo iyo nasabd daran nacaltulaa caleek nin mj maa kugu daadiyay ?cuqdadaa qabtid badanee orod dakhtar aad iskiifo aan edeb labarin and get the •••• out here only mj qaxbo aqri nooh ciwaanka cawaanyahay wiilasheena mj ee sharafta leh magaartaan ma kharaaree anaga leey narabaanee get lost •••• balaar wiilasheena macaanee qiimaha eh adoo kale maraad sadaanee gabdhahooda sharafta leh bay dalbadaan kharaar naa bax oo aragaaga iga qari qumayahay madoowga badan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Thursday, February 22, 2001 - 06:45 pm
Gabar Majeerteen.
meel xunan ka tabtay haye ani maba ku caynayo hadii kale Majeerteen a lii maleyna hadan caytamo ceeb is qabooji dhilo hawiye ma jirtee islali Gabar Gaajo walasheey been man sheegay waxan soo qoray haday been yihiin maxa u karkaree wiil Majeertenka maku yala horta ninmaka ugu qatarsan xaga sariirta inay ku fiican yihiin baaanka dhashay ninkan yuu ku sirin nag Majeerteen Qof aroosayo malahee oo nimanka markay soo galan Jeebabka ka siibayo ----Qaylo....Qurun ....Qaajo...qof rabta malahee meeldayahee hahahah lol Geber Majeerteenay wa kala dhuun tow haysiin??????.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fowsiya

Friday, February 23, 2001 - 04:41 am
run hadii la rabo calasey dadka gaajo u dhimanaya oo hadana is dilaya waxaa laga helaa xamar. haday mj gaajo yihiin maxaa marna loo maqli hay'ado caalami ah oo oranaya wax halala gooro boosaaso ama mudug ama nugaal taas ayaa tusaale kugu filan inaysan mj gaajo ahayn oo 10 sano oo aad korantadii iyo tel la baxdeen oo aad is cunayseen iyagu nabad iyo caano ayey ku noolaayeen.hadaad aragtay dad gaajaysan oo xamar jooga waa dad adinku hantidoodii biliqaysateen. ee waxba ha faanin waan is oganahay. masayrka iska daa. xumaan baa indhaha kaa tuurtay ee wiilka bejka furay wuxuu yiri hadaadan ahayn gabar mj ha isku soo lugayn ee maxaad ka soo doontay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 10:29 am
MJ waa dad laneceb yahay (hawiyo, daarood, iwm) sababtoo ah:
1. Waa dad wax batay oo cilmi leh
2. Waa dad isku kalsoon
3. Waa dad og waxay rabaan iyo sida ayku heli lahaayeen.
4. Waa dad aan kala jecleen sida dadka kale ay u arkaan.

Isoo sheega hadaad rabtaan sababaha nalagu necebyahay in aan sii faah faahsho.

Majeerteen for LIFE!!!

asisa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farduus

Friday, February 23, 2001 - 10:56 am
thnx sis waa runtaa wixii mj neceb haku taagnaato waayo mj cidna uma baahna waana dawlad calin leh oo isku filan kanaxoow nafta waa .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 12:16 pm
CALASEEY ILKA DHEER
BITCH STOP HATING AIGHT
QABYAALISTAD YAHAY UREYSA
OO ILKAHA ISKA YAREE HOE
MARKAAS HADAL WAA KUU FURANYAHAY

BY THE WAY WE DON'T WANT ANY DHUXUL
THIS IS AMERICA WE DONT USED IT HERE
DONE EVER COME BACK AGAIN!!!!!!


•••• OFF!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAR DAAYA

Friday, February 23, 2001 - 01:11 pm
gabdha heeyga iyo wiilasheyda majeerteen ii daaya culuseey sababtoo ah qurunimada anaa gaalkacyo ka imid oo qarniyaan kuhaynay markasta oo maa mulka putland damco inuu culusay iyo dadka lamida lacayriyo waxaa kaca caruurta iyo hooyooyinka putland oo mudan in ahmiyad lasiiyo waxayna dhahaan
hadii culusay lacayrsho yaa dhuxulkaynaya
yaa biyo noo dhaamin yaa caruurta dharka nooga dhiqin waa na arin in meesha lagu daro haboon inkastoo culusay iyo dadkeedu ay san aqoon dantooda iyo sida bilow aadan loo noqdo
marka culusay iska daaya hanoo laatee
laakiin maalintii dhulkaas ayku faa faan makiinadaha cuntada iyo dharka culusay maxay qaban?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROUD TO BE MJ

Friday, February 23, 2001 - 01:26 pm
people i just want ask calasay if majeerteen is poor, who is rich then? i hope when you answering this question you will use your commonsense.
it is obvious why all somali people hate majeerteen like arabs do yahuud because they are jealous of us. people we did not choose to be majeerteen and we did not make you whatever you are but allah has the choise.To be majeerteen is a blessing and a gift from allah which many people are not givin to but we don't restrict whoever wanna use this gift name from allah ( majeerteen)to servive for daily life is welcom to do that, but don't misuse it oki!

Allah bless mj

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, February 23, 2001 - 03:15 pm
AlAh JAQ-JAQ BADANA NAGAHA MAJERTEN..HAHAHA.
Ala ma runta sas idin wada gubaysa, kulaha mucawina majerten maxa lagu gayn wayay haday abar hayso bosaso..lol..adigu majeerteen adigo hay..ad, ah wax muu geyn lahed alow ya rumay ku shega... horta cayda iyo Af dhirirka ma jamacadad uga soo baxdiin,hahaha mid kalena wuxuba yiri calasey dharkay no dhaqee, guriga noo xaqe, horta inad Majeerten tahay hadalkaga cadaynaya Shaqo ma ceeba inleen nagihiinu waxay berka xun ugu baxeen shaqada xalashaha ceeb u qabtiin hadad hada hayso shaqo i soo wac dhilanimaday dhantaye walasha iyo xaskagana lama iibiyo wa ceeb iyo dhaqan xumo, gajo darteed ee wa la shaqaysta shaqo ceeb maha sala calee yaya dulinimada ka baxa barkada beele caydana iska dhafa oo Gebdhihiina u sheega inaysan nimanka islameed jeeb siibin oo ay shaqo xalala doontaan madinkasa run ta qirahaya Majeerten aaba laydin yiraahe anigu hal mar xata idin cayi mayo lakiin run tan idin sheega war talada walalka wa la qataye qata taladayda shuqul xumdana iska dhafa waa isfahanan u malayha sasan uga baxay waa inoo markale

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fowsiya

Friday, February 23, 2001 - 03:18 pm
calaseey maxaad korantadii ula baxdeen oo guryihii jiingada uga fiiqateen? labadaas su'aalood ilaa aad ka soo jawaabto cid kula hadlaysa ma jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 23, 2001 - 04:14 pm
War doqonadan majeerteen maxay ahaayeen? Majeerteen la idin baray? Wallee hadda hadii aad Xamar timaadaan iddinkaa biyaha ka shubi, faan baa iddin dilay. Waxaan idin iri dadka waxaad dheer tihiin malaha oo aanan doqonimo aheyn. Annigu waxaanba aaminsanahay in ninka majeerteen oo yahay nin raganimo aanan laheyn hade dagaal noqoto. Damiir uusan laheyn haddey noqoto lacag iyo maal aduun sida (awlaad). waligay ma maqlin nin majeerteen ah oo ma dhaleys ah. Saa saaxiibkiis ama ina aderkiis buu leeyahay wax ila qabta oo inanta u raaxeeye. Ninka yiri majeerteen waa loo shaqeynayaa waryaa ma maqashay "Boowe bariis iyo caano laga reysay" waryaadhahee kuwiinan gaajada ku dishay Qardho, iyo eyl iyo boosaaso oo indhihii ka dhacay iyagoo 20 jira ah alla maxaad wax uga qaban weyseen doqonoyahoow.
Annigu gabar majeerteen ma aminsani inaan waligay xitaa shukaansado waayo dhillo bay iga noqoneysaa xitaa haddaan gursado. Waa wax qurun ah oonan midgaan waxba dhaamin. Qolo kasto o midgaan,jareer,baajuun iyo jameykaan bey majeerteen ku dareen oo abtirsiimadooda ku dareen. Waxaan ogaa berigii ay ku darayeen "Gaalgaleha"1990gi oo ay yiraahdeen waa Nux Maxamud...lol ha igu qasbina innaan warka sii sheego..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, February 23, 2001 - 04:22 pm
Korontada si xumad u gelisen Fowsiyo.
Suaal sahlanad i weydiisay fowsiyo, horta wixii kalo dhamad la baxden iyadana waqtiya ku siibtina weysene ma dhaften marka madama ay idiin siibmi wayen iyada iyo jiingada oo aad no reebi weysen wax kale naftan ku ceshanay hadana tii tu ka qalisan oo ka cusub aan so gelinay marka beledka wa nuurowhaya hada guryo cusub oo qurxana wala dhisay marka mardamban laydin amini donine meeshas ka caytama hadaad imahaysiina wa laydin wardiyayha markan wadanka walaxa ka leedihiin oo somaliyad tihin xamar idinka ma xigo anigu lakiin shuqul xuma dambe ma jirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, February 23, 2001 - 04:43 pm
Mr Anonmous dadkan warka usoo gabi.
Biyo shub cay maha ee xa u leedahay xamar idinka biyaha ka shuba xamar dadkii udhasha jooga biyo iyaka shuba macalin iyo doctor iyo madaxweynaba iyaka ka ah lakiin wa soo degi karan waa somali meel kalo ay degi karana ma jirto lakiin ogada sida Darodka kale lo aminayo laydiin amini mayo oo marba kii wax haystad u dhaqdhaqlaysin shaqana wa buuxda lakiin jid istagow iyo nin shaxad ma jirayo nagihiina wa shaqo iyo guri joogid wax ka badan wa is garbash.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuclear

Friday, February 23, 2001 - 06:16 pm
Nuclear

akhyaarta oo dhan, joojiya waxa meesha ka wadaan ok, calasay stop the bullshit, dont try to talk as a norrow minded person. there is nothing called Daarood, hawiye, and what so ever. Somalian period ok. You ve got to produce free think brain. other u gonna be waste human forever. fighting based on clanism is an idealogy or principles invented some one like u, why dont u come up with a postive invention which promotes prosperity. who knows u will be writen your name in the somalian history book if u do so. Stop the bullshit. Say iam somalian,somalian, Iam somalian

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARANDOOLE

Saturday, February 24, 2001 - 01:50 am
Laba Naagood oo isku guursadey BOOSAASO oy maxkamadu ku xakuntey dil, ma gabar baad meesha ku heysaan waa wada Lesbiyoobeene.

WAA FIICAN TAHAY NINKAN MOWDUUCAN FURAY INTII AY NAAGUHU MAJEERTEEN IYAGA IS GUURSAN LAHAAYEEN WAA INAY RAGOODA IS BARTAAN FISQIGOODA IYAGA UUN HA KU EKAATEE YAA RABA LESBIAN IYO WLM.

BYE, BYEEEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Saturday, February 24, 2001 - 06:27 am
CALASEEY IYO WIXII KURAACSAN!

HORTA SIDA LAISKU TILMAAMO WAAD KUDHEEREYSAAN,
MAR LABAAD WAADNA CADEYSATEEN INAAD BOOYAAS NOO AHEYDEEN AAD HADANA TIHIIN FOR LIFE AHAAN DOONTIIIN. MAR SADEXAADNA HAWIYE MAXAAD TIHIIN WAA IDINKII XAMAR MARKII LAJOOGAY SARAHA HOOSTOODA KU XAARI JIRAY OO MARKII LASOO TAGAYNA GARANBA WAAYEY SIDA LOO ISTICMAALO MUSQULAHA OO GURYAHA DHEXDOODII KUXAARXAARAY LOL WAXAA MAJEERTEENKA U NECEBTIHIIN SABABTU WAY CADAHAY OO MADAXA AYEY IDINKA HEYSTAAN WAXA IDIN GUBAYANA WAA CIIL IYO CAADADNIMADA AAN IDIIN SOOMARINAY, NIMANKIINANA WAA KUWII MACAWIISYADA XIRAN JIRAY WAA WAX AAN WALIGOOD SURWAAL XIRAN OO DHARKOODU MACAWIIS AHAYD NAAGUHUNA KA FAANI JIRAY ILEYN WAA WAX AAN CILMI LEHEYN MARKII DAMBENA INTAY DABADII MADOOBEYD ROGTEEN BAY NAAGIHII WADA QABSADEEN HAWIYE DABA MADOOBE RECORD FIICAN MALIHIDIINE MEEL FARIISTA AF AAD KUHADASHAAN IDIINKUMA YAALEE HORAA LOOYIRI MAJEERTEEN IYO INTA MADAX MADOOWBA WAA LASIMAY WAXAANA KU CAANBAXNAY CILMI IYO DADNIMO WAXAA LOO NECEBYAHAYNA WAA CILMIGA AY IDIIN DHEERYIHIIN AYAAD LA QARAAREYSAAN, TAARIIKHDIINANA WAY MADOOBAATAY.

EAT YOUR HEARTS OUT!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leelkase

Saturday, February 24, 2001 - 09:45 am
Hi, Gabar Majeerteen, I'm very glad that you look for your brothers, but me too am your brother,so, Anagaa isku wacnayne maxaad iiga wareegtay?.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Saturday, February 24, 2001 - 11:17 am
Haye Mj fankii wuxuu idin garsiayay sida loo xaro ban idinka badina lol hadan fahmay inan dad mjeerna la hadlayo. marabo inan majeerten waqti ku dhumiyo sa wadad dhintay oo qof walba ka dhuunto Tuugsigooda iyo fankooda aan xadka iyo xishodka lahayn waxa goob joog loo aha in Majeerteen wagii Darood iyo Hawiye dagalameen ay mjeerten ka soo dhuunten Daroodka kale oo yirahden Hawiyow darood ban idinla eryayna oo idinla dilayna waxa tas ka keenayana wa la yaqan inay nasab xumidooda ka soo dhuunten Daroodkii oo is wada racay tasna wa midganimada Mjeerten iyo Hunguri jacayl iyo qaa inimo lafaha ka gashay marka Daaroodka kale waxas laguma xanto oo wa dad gob gob dhashay ah lakiin Majertenow dadkoo dhan ba sanka idinka haysta qurunkiina iyo beenta iyo fanka somaliyo dhana wa heshiis adinka mahine idinkana marba meel u carara intad nooshihiin oo aduunyadu ka idlanayso Majeerten cilmi leh ma jiro afgmisharnimo iyo tuugsi bad ku noshihin ....booyeesona ceeb maha kuwiina aqoonta leh ilah yaqaan wax yarba xamar ka noqon jiray markay ilbaxana nagaha ay u shaqeeyan nimaka ka guursan jiray meel ad sharaf ku leedihin ma jirte amusa oo kala dhuunta maxase adinka hada idinkala sheekaysanaya taariikhdaba idin didane hadan Daarood la hadlayo kuwa la yaqaan sida dhulbahante iyo ogadeen iyo awrtable iyo mareexan baan la hadlaya mjerten dhulka abarta ma soo dhafi kartin hadii kale...nagihiina u sheega shaxadka iyo sharmuuto nimada hadayaan.... MR/mrs adigana nin wax yaqaan oo honest ah bad iska soo dhigta....calasay stop bullshit kulaha....you the one who needs to be shut up your big mouth ok qabyalada idinka meela kasta la tagane oo caytamaye ma la hadashid nagaha afku dheerday oo aan edeb la soo barin oo derbiyada iyo shuqul xumida ku fanaya maxa calasay kaliya ku tusay idhaha ii dhiibe baxa shaqabayal yahaw ...if you talk to me like that any more Nuclear i'll teach good lesson.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daroodgirl

Saturday, February 24, 2001 - 11:41 am
naayaa hakala saarin daarood. hadaad rabtaa inaad daarood isku gubto, goormayse majeerteen idinla safteen. sorry laakiin ilaahay caqligaas aad dad ku sirtaan idiinma siin. daarood waa mid hadaad mid caydo iyagoo dhan baad cayday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Saturday, February 24, 2001 - 01:14 pm
HAHAHAH ...mJERTEN UR ALONE GAYS.
dAROOD WA KALA BAXAY WAX ISKUGUBANA MA JIRTO .
Darood wa walaleheen wa dad somali Mjerten mahine inta kale wa is raceen dadka waxa isku gubi jiray wa so baxday wa Majeerteen wa kuwa kismayo dhul aysan lahayn indhaha ku tagaya oo darood meesha iska degan kula indho cadaynaya isku dir adiga laga danbeeya oo ku qalin jebshay sxb ee Darood danbe hays ku dhejine.Daroodka koonfur isaga soo qaxay bay la haystan dhulka Iman daradiina dadkii iska laha ba wa idin lq yaban yihiin waxa dadka islameed ku haysatiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Sunday, February 25, 2001 - 06:18 am
TO CALASEEY

NAAYAA ADIGA FARACAAGA WAXAABAY YIHIIN KUWII HAWIYE EE ODAYAASHA TALYAANIGU FUULI JIRAY, MEEL XUN AYAADNA KASOO JEEDAA DABADANA UDHAQI JIRAY, SABABTOO AH SIDAN CAADI KUMA TIHID, OO CIILKA KUHAYA ADUUNKA DHAN AYAA UJEEDA, NAAYAA DAAROOD WAA DAAROOD MEESHII DAAROOD LEEYAHAYNA MAJEERTEEN WAA LALEEYAHAY WAA DAD WALAALO AH OO ISJECEL HADII AYSAN MAJEERTEEN LAHAYN KISMAYO HADAA MA HAWIYE FUTA MADOOBE BAA LEH WAXAAD KU HADASHO AYAAD WEYDAY LAAKIIN HADAAD WAX SHEEGEYSID WAX FIICAN OO RUN AH KUHADAL NAA MAXAA MAJEERTEEN KUDABA DHIGAY AFKAAGA UMABA QALMEE WALEE WECELO INEY KAA DAADSHEEN TAAS AYAABA CADEYNEYSO ISKIIFO YAHAY UREYSO HADII AAD TAHAY HAWIYE FUTA MADOOBE KUWA UGU LIITO AYAAD TAHAY OO WALIBA GAAJADA CALOOSHU LAWEYNAATAY OO SUUQYADA KATUUGSADA WAXAAN UMALEYNAYAA KUWII GURYAHA KUXAARAY INAAD KADHALATAY ILEYN HAWIYEDHAN KUMA WADA XAARINE, HAWIYOOW XAARAAN IYO XOOLO EYDUN LAHAYN AYAAD KADHARAGTEENEE XAGEE LAIDINKU XISAABINDOONAA, OOBASIIBADII INTAAD KASOO WADA BAXDEEN IYO BUULASHII BA MIDKASTOO HAWIYE AH GURI DAAROOD LEEYAHAY OO SHARAXAN DHEXSEEXDAY MARKAASUU YIRI (AR DAAROODKU MAWADA AROOSBEY AHAAYEEN) SABABTOO AH WALIGOOD MEY ARAG GURI SAR AH OO ALAABI DHEX TAALO MARKA CALASEEY CALOOSHAADA AYAA CIDI KUJABTAY CALOOLXUMO KUWAAR
MAJEERTEENA WAA KUWII IDINSOO IIBSAN JIRAY QARNIGII BOQOR CISMAAN OO WALIBA GAALCACYO IYO DHULAADKA DAAROOD LAIDINKU MOOSI JIRAY EE ILAAHAY KUMAHADI MAJEERTEEN WAA KUWII DADKA IDINKA SOO DHIGAYE, CALASEEY WAXAA KAA DHAQ DHAQ SIINAYANA WAA RUNTA AAD ARKEYSID HORAA LOOYIRI ' THE TRUTH HURTS' KULAMA YAABAYO LAKIIN IF U WANT MORE TRUTH IT'S COMING YOUR WAY DONT YOU EVER FEAR OF THE WORDS AM SAYING CUZ IS THE DAMN TRUTH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Sunday, February 25, 2001 - 09:59 am
LET ME TELL U THE TRUTH MANAXDO QOXOTIYAY.
MARKII HORE WAAN IDIIN NAXAYAY OO WAXAN ISLAHA DADKAN GAJADA IYO RAFADKA U IDLADAY DHIBATO KU FILAN FARAQAY KU HAYSTANE ISKA DA LAKIIN WAXAN OGADAY DAYUSNIMADAN IDINKU SOO ERINAY WELI BAAD WADIIN SIIBA CAJUSOYINKA ADIGOO KALE AH, NAYA CAJUUSO HADAD GURI IYO GOBOL LEEDAHAY MAXA XAMAR CADE UGA TUUGSAN JIRTAY OO AD WELI UGU OYNAYSA MAXASE AT THE FIRST PLACE XAMAR KU KEENAY HADAD MEEL DHAQAN KA TIMID MEESHAS BAAD CAW WAREEJIN JIRTEEN ADINKOO GOGORADO URAYO LEH OO SIDA MUSQULAHA LO IS TICMALO KU BARAY NAYA MA OGTAHAY MJEERTEN INUU AFAR GORGORAD XIRNA TAN UGU HOOSAYSANA KU MAGACABI JIRTEN XAAR TIRA OO QOFKII NAAG MJRTEEN SOO AGMARA U MANTAGI JIRAY AYAD HADA ISKA DHIGAYSA NAG QATARA OO XAMAR SARO KULEH MAXAAN ANAGA BARI NOOGU ARKI WEYSEN HADAD WAX HAYSATIIN WAXA LA YIRI NINKII CIIRTADA DHAMA CAYDADA YAQANA THAT MEANS ADIGA NAGU HOOS NALAN JIRAYE CAJUSANA LAMA AMUSIN KARO SAYID CALIBA SEEF BUU KU AAMUSIYAY WAX KUGU DA'AH NETKA SOOMA GALANE SHAQO MIYADAN LAHAYN DHILO MAJEERTENEY MIDA KALE WACAL IYO DHILANIMO ADINKA KU CAAN BAXAY MAXASE NIN MAJEERTEN GARCIN KARA ISGABA TIISA HAYSATA OO ILMAHA ADOOMADA U DHALI JIREENE MARKU WAX ISKA WAYE NAGOHOODA WAXA DHILO KAWADA DHIGAY NIMAN AYAYSAN LAHAYN WAX TARI KARA, SO WHY ARE YOU CRYING ALL THE TIME, WHY DONT TO YOU STAY WHERE YOU BELONG LIKE BOSASO GAJO, DONT BE AFRAID OF YOUR REGION OK THNKS ALAAH I HAVE THE BEST PLACE IN SOMALIA THAT'S WHY YOU HATE US, iKNOW ISAAQ KICKED YOU OUT YOUR SMELLY ASS AS WELL AS HAWIYE AND LET ME GIVE YOU SOME ADVICE STOP SPYING ON YOUR OWN PPLE, JUST BEHAVE LIKE A REFUGEE SO THAT YOU CAN GET SOME HELP. BYEE CAJUUS SHAN GORGORADLEY CALOOL XANUUNKA KU HAYO WELIGA KU DAYN MAAYE CADOW YEHAY CIIL KU WAAARE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXDO

Tuesday, February 27, 2001 - 09:18 am
TO CALASEEY

WAX FIICAN OO JIRA KUSOO HADAL
WAXAAN DHAHABA HAIGA DABA DHIHINE
ADIGOO KALE QOF LALA TIRSADO MABA TIHID
DONT WASTE MY TIME SHARMUUTO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sydney boy

Friday, March 02, 2001 - 08:12 am
runtii waxaan jeclaystay in aan idin soo dhex galo anoon ahayn majeerteen,daaroodisla markaana aan ahayn hawiye waxaan u dhashey hargeisa waxaanan yara diiday in qabiilooyinka la caayo cid kasta ha noqdaane qabiil wada wanaagsani ma jiro mid wada dharagsani ma jiro mid wada cilmi leh ma jiro mid wada sax ah ma jiro markaa hadii calaslay ay fikradeeda soo jeedisay aadyar waxaad isku daydaan in aad waxka dhaadhicisaan iyaduna yaanay sidaa ugu sii talax tagin reerka oo dhan ee wiilkii yiri gabar majeerteena ayaan rabaa ha ku ekaato markaa waxaan ididn leeyahay meel hal qof ka jawaabi karo sodon qof yay galin wax beelo dhan ka xanaajin karana yaanu qof sahal isaga odhanin sideedabana soomaali aqoon lihi ma jirto hadii aynu aqoon leenahay waxa imika la raadinayo iyo halka soomaali kala joogto waa laga hor tagi lahaa runtana loo sheegi lahaa wax ma garatadii soomaali halkaa kala gaysay imikana pleaseis qanciya idinkoon is caayin ok no one is perferct aad baanad u mahadsan tihiin thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

datoore

Friday, March 02, 2001 - 10:42 am
ASALAAMU ALEEKUM

QABIIL QABIIL QABIIL !!SOMALIDU MIYAYNA ILAAWIN QABIIL WALI ?waa su aasha aan isweediiyay markaan soo galay meeshaan

marka hore ninka inantaas raadinaya, sxb meeshaan waxaa keentay fiiri CAY iyo AFAARO QABIIL isku xishow oo hablaha somaliyeed meel ha uga dhicin sababtoo ah dhamaantood way qurux badan yihiin aduunkana waxay ku jiraan hablaha kuwa ugu qurux badan
Ha umaleen inaan wax udhimayo hablaha majeerteen laakiin waxaan necbahay dadka reer MIDAB TAGOORKA AH
SYDNAY BOY
sxb 100% waan kula raacsanahay waxaa qortay in kastoo aana kuli aqrin
CALASAY
walaashiis waa sidee adaaba ka daray oo qabiilo kale meesha keenay sababtoo ah ninkaan meesha furay hal qabiil kaliya ayuu sheegtay ,adigana waaba u afaaro tirisay qabiilada ,ma waxaa noqotay jalouse=maseertay,ninkaan kuxuu sheegtay wuxuu rabay marka hadaana aheen iska dhaaf .....cayda hablaha kale maxay kuu saa idineesaa aana aheen DANBI
DHAMAANTIIN
waxaan joognaa qarnigii 15naad(islaamka) ama 21waad waxaa wali kadaba socotiin afaaro qabiil ,goormaa hurdada ka kaceeesiin, waxan jeclaan lahaa sideeda oo kale aad iska ilawdaan qabiilka oo calafka ilaahay nii qoray raadsataan

su aashan kajawaaba sxb puntlander iyo walaalaha kale
HADII AAD KUNOOSHAHAY DAL AANA DAD WADANKAAGA AH KUNOOLEEN MAXAA SAMEEN??
HABLAHA MUSLIMIINTA MAXAA RAANBAA SXBAYAAL ?
NIMANKA MA KAXAARAAN BAA IN AY GUURSADAAN HABLAHA GAALADA ? diinta ma bari karaan !!!
aduunka saan lakuma noolaanayo ee sxbayaasha reer afaaro qabiil hurdada ka kaca

iga raali ahaada hadaan wax nii gaarsiiyay hadii kalena hanii macanaato wax qoritaanka caydana iska ilaawa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye/girl

Friday, March 02, 2001 - 11:39 am
to calaseey

abaa waa ku bar yaa ee ku wad caayda adaaba ka reeysay waa dad ku faanaayo sida loo xaaro aa naqaanaa i shaa ka riday macalimada ee siwaad adaaba ku filan dhilooyinka meesha isugu yimide
nabadeey calaseey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaya-arag

Friday, March 02, 2001 - 01:58 pm
To:Puntlander
Marka hore saaxiib waad salaaman tahay. Ta xigta waxaan kugu tahniyadaynaya sida xoriyada leh ee aad dookhaaga u ciyaartay. Mida kale adigaa u xor ah fikradaada. Inkastoo sxb. aanan ahayn labada qabiil ee aad sheeganaysaan, qabiilna aan ka kornay aniga iyo deegaankayguba oo ah(somaliland),marnaba aanan jeclayn ceebta soomaalida kale iyo jaahilnimadooda; oo wanaagiina aan jecelnahay, waxaan idin odhan lahaa Grow up.Grow up oo dayaxa ka sheekaysa aduunku waa tegey oo ku dayda qayrkiin,dadku way is dilaan dabadeedna heshiiyaan,ee maxaa dhaama sharafta.
sxb. Puntlander wax yar baan rabaa in aan ku su'aalo:

1.maxaa kuugu wacan gabdhaha in aad kala mudnaysiisid? adigoo helaya qofkaad rabtid ee ku raba adigana.
2.miyaad halmaantay raganimadaadii iyo kartidaadii?
3.maxaa kuugu wacan dooda daciifka ah inaad shir la timaadid? adigoo og in ay tahay goob aqoon is waydaarsi?
3.Ta kale shaki ha kala galin dadka dookha qiimeeye.
4.Ugu danbayn dhamaantiin waa aad is bahdisheen rag iyo dumarba, aan ahayn labada wiil ee u gadaaleeya?

P.S. afka lagama sheegtoo adigoon dan lahayn ee khajil, ragana wax ha u dhimin. gabadhahana ha ceebayn, colaadna calafka ha gelin.

mahadsanid taxadirna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dantiisa garte

Friday, March 02, 2001 - 03:02 pm
Qurun Baad meesha ku haysaan, ee danahiina raacda
oo wax kale oo aad ka hadashaan miyaad weydeen, qofkii fiicani isaga ayaa isu fiican kii xumina isaga ayaa isu xun. Waxaanse u malaynayaa labo qolo oo qabiil u bugta ayaad tihiin, oo waxaan idiin rajaynayaa in doodiinu caafimaad idiin noqoto.
dantiina garta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasey

Friday, March 02, 2001 - 03:13 pm
TO.DATOORE IYO DHILOYINKA MAJEERTEN.
NAYA MANAXDO NAXDIN HAKU DISHEE IALABANIKA BARINAYE. WAXAN SHEEGO HYA IGA DABA SHEEGIN MARKAD LEEDAHAY QURUN IYO WAXAN JIRIN BAD SHEEGTAYE MAXAN KADABA SHEGA MISE SIDAN TARIKHDIINA AN QARINAYAY U AQAAN BA KA NIXISAY RUNTU WASASE QADO ADIGA IYO RUFIYANADA ILMO ADERTAYE.


DATOORE. I DONT THINK U KNOW HOW TO READ, HADAD TAQAN SIDA WAX LOO AQRIYO NINKA SHEEKADAN QORAY WUXU KU BILABAY SIDAN.WAXAN DONAYA GABDHAHENI QURUXDA BADNA EE MJEERTEN MANA DOONAYO HAWIYE IYO WAX LA MIDA OK SO U BETTER MAKE SURE WATH U SAYING BEFORE AADAN MANTAGIN OK DADKA MA GARDARAYSTO MANA LAYGU SOO KORININ AQLAQ XUMI OK.BUT I DONT WANNA TAKE •••• SPECAILY FROM MAJEERTEEN ETC. MU8U ISKA RADSADO NAGIHIISA URAYA MACID BA KU HAYSATA MUXUU HAWIYE AFKIISA UGU SOO LABAYA MISE MARKAY SOO ERYEEN BUU KU QARARA MARKA SXB ADIGOO ISKA DHIGAYA NIN WAX MASLAXAYA WAD KU BANJARTAY WANA KUGU QABTAY EE, GET OUT OF MY WAY USLESS BAD TAHAYE MJEERTEN IYO WAX LA MIDANA KAMA MASEYREE WAXAAN KA DHASHAY NIMAKA HAWIYE EE HAYBADA BADAN. KA NAXAW NAFTA WAA, MARBA NOOC ISKA SOO DHIGA WALEE ADINKA OO SAS U MAN YAR BAN II GABAN. EE CABA QARARKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 08:25 pm
Nuclear
The only true somalian man around here, Aniga ha la ii keeno naagtii qooqda oo soomalida isku dirta anigaa cali madoobe ka adeejine, Come here, naagaha qooqay, sida Calasey, ManaxDo iyo kuwa lamidka oo soomaalida kala saar saarin, Si fiican baan idiin qancin,kacsi dambe isku arki maysaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calaseey

Monday, March 05, 2001 - 02:40 am
TO: CALASEY
waaw waxaan kugu tilmaamo ma aqaano laakiin gabadh baad ku banaan tahay "samiyeey" taa waxaa daliil u ah nimanka majeerteen oo adiga ku caayaya gabadh majeerteen ha ku caayso oo gabdhaad isla tahiin laakiin rag ku hseega mj waxaan ku ladhilahaa walaalshiis u qaleey kaligaa ayay iska kaa celin waayeenee.
waa CALASEEY oo ku leh ishooda alaha kaa hayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ha la xishoodo

Monday, March 05, 2001 - 09:19 pm
To: calaseey marka ugu horeesa horta anigu ma ihi qof majeerteen ah marka 2 aad topiga waan arkay waxa ku qoran in qabiil dhan la liidey laakiinse waxaan kuu sheegi lahaa adigoo caytamin amaba waxyaabaha qaarkood ka xanaaqay ayaad tartiibkaa qofka wax qorey u caayi kartey sababtoo ah waxaad meesha soo gelisey dad aan idinku dhex jirin oo aadan wax fikrad ah ka qabin caawa alla waxa calooshooda ku jiro iyagana aaban ku aqoonin in aad jirto iyo in kale ,sababtoo ah ma fiicna in la isku danbaabo amaba dad aan meesha joogin lasoo magac qaado ....

taasi waa taas oo sidaas ha kaaga dhaadhacdo tan kale dadkiinan kale haba ugu horeeyee qofka topigan furayaad iyo aad baad u qaldan tahay sabatoo ah hadaadan jecleen qoladaas waxaa kugu filnaa in aad warkaada ku koobto waxaan rabaa gabdhaheeni quruxda badnaa ee majeerteen ......,hada waxaa si aan la maleen karin u baa basatey qabiil aan ku haysan....,dadkiina adduunyada isku gubaayana waxaan idiin sheegi lahaa qabiil qabiil ka fiican in uusan jirin magaalo magaalo ka fiicana in aysan jirin xamarna waa meel soomaali weyn u dhaxayso oo capital city ah haddiise qof baa lah lagu tilmaamaayo waxaan hubaa in ay leeyihiin dadka cad cad ee waagoodii hore maeesha loogu yimid inta kalena ay gadaal ka soo gaareen .

qofkii ay ku jirto gabdhaha kale ma jiraana waa adiga iyo caqligaaga .... wax lagaaga caytamo ma jirto ,.
TO:hawiye/girl qofkan seef la boodka ah ee meel laga socdo iyo meel loo socdaba aan warka u haynin ee dhahaya halays caayo waxa aad meesha ku soo qortey iyo waxa laga hadlaayaba isuma dhawa ee waxa laga hadlaayo dib u soo fiiri.......

marka sidaas ayaan warka kaga baxay igana raali ahaada hadaan qof wax u dhimay


macsalaama

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeqa

Tuesday, March 06, 2001 - 01:43 am
salaamu calaykum dhamaantiin

to puntlander

walaal waxaan kugu salaamay salaanta islaamka ee

kor ku xusan tan labaad waxaaan ku oran lahaa

lagama helo gabdhaha reer putlander internadka bro.

waxaa filayaa in aad qal dan tahat waayo hadaad

tahay reer putlander waa taqaanaa meelaha laga helo

gabdha hooda markaa walaal hanoo gafin in aad na baafiso magacayagana la caayo oo ay caayaan dad
aan meel ay u socdaan iyo meel ay ka socdaan aqoon

markaa si daa ku raali ahaw my bro

oo noo daa magacayaga mudan hadaan kugu gafayna
ka raali ahaw?


to ha la xishoodo


waad mahadsan tahay sida fiican ee aad u hadashay
adoon ahayn magaca la sheegayo waxaa fiican
in qaf walbaaba dhiibto figradiisa uu qabo

maraa waad ku mahadsan tahay sida aad u kala aamu
siisay dadkan aan caqligu ku filnayan

thanks my bor igen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FATXI

Tuesday, March 06, 2001 - 07:20 am
TO CALASEY

CALASEY SAAXIIB MEESHA ISAGA XAROOD
QOF KULA TIRSANAYA MALEH SABABTOO AH
BINIAADANKA HORAA LOOYIRI ISMA ARKE
ISLAAMKA AYUU LAYAABAA, MARKA ADIGA
HADII AADAN ISKU JEEDIN ISLAAMKA FARAHA
KA QAAD OO DIB ISUGU NOQO OO FAKAR WALIBA,
CALAANYAHAY. AND ALSO YOU NEED TO GET OUT
OF THE WHEELCHAIR AND GET YOURSELF A GOOD
LIFE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awdal

Wednesday, March 07, 2001 - 07:17 am
calasley
huuno gabar fiican baad tahay aniguna ma ihi majeerteen mana ihi daarood xataa hawiye ma ihi waxaan ahay wiil reer waqooyi ah una dhashey boorame (samaroon) ee walaashey ma xaas baad tahay mise gabar waxa kaloon kaa codsanayaa in aad hada joojiso hadalka please you kick them out and let them learn their mistakes malaygii qurmay ha cunaane daarood jabyeey walee haadkaa ka dhargey huuno.anagaba dadkii aanu wada deganeyn bay isku kaaya direen eenu walaalaha ahayn waa tuug ugu xun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 12:16 pm
salaama caleykum

acuudu bilaahi mina sheydaani rajiim
dumarku may isku xishoodaan waxaan la-
hadlayaa kuwa majeerteen waxa aad ku-
sheegeysaan hadey run yihiin wax iskula -
hara fataalka dumar soomaaliyeed isku diraya-
fiirsha idinkoo maskaxdiin isticmaalaya
waxaa idinla hadlaya waa wiil majeerteen ah-
jecelna soomalidu inay isku duubnaato
maxaa yeeley cadow badan ayeynu leenahay
gabadhaa miskiinta ahna hala cafiyo


qabiileygu waa majeerteen laakiin
waxaan ahay wiil<soomaliyeed>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gudubiirsi-yaqaan

Saturday, March 10, 2001 - 05:44 pm
to;awdal
waryaa gudibuursi ika qorone isaaqbaa ku haystee horta soo xoroow anaga iyo hawiye dagaal iyo deegaanba waa naga dhexeeyaaye adigu isaaqbaan wax kaa wadiinaynaa huuno kulahaa ma inan wasmo doonaa
hadal xumaa war hadaad reer woqooyi tahay u hadal sida isaaqa oo kale hadiikale af muslin ama af gaalo aan kugu imaaday.
wiilkanyar oo xiiqsan hadba soo hadalbaro ilka qorane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 12:58 pm
waxa layiri 100 kii daarood 1 hawiye ku filan calasey,abaay beejkan adilee ku daayey aadaba kuwaan ku filan.
bye sis

yours Hawiyewomen,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Monday, March 12, 2001 - 05:09 pm
TO ALL FUCKING DAAROODS.

THE EAGLE HAS LANDED SO THE BIRDS HAS TO GO AWAY.

THIS IS NUBIAN BOY U KNOW WHO I AM, IF U EVER VISITED SOMALINET AND U R DAAROOD QABIILIISTE AH U KNOW ME, WE MET ONE PAGE OR ANOTHER.

I DARE U AND I DOUBLE DARE U MIDGANS, AAN RUNTA KA WADA SHEEKEYSANNO. WAXA OOHINTA IDINKA KEENAYA 'CAUSE WE CHASED U OUT ALL OF MY LANDS AND PROPERTY?
HEY I CAN TALK WITH ANY OTHER HUMAN BEING,
WALAAHI U DAAROODS U DON'T WORTH TO BE CONVERSED, ANIGA RAGGAAN LA HADLAYAA. DUMARKIINA AMMAAN AAN ISA SIINNO.

GALI WAAYE DAAROOD GOBOLLADAAN DEGNAA
TOBAN GUYAALOODE.
HAWIYE WALIGOODBA GUUL LAGAMA HELIN
GOOBTA DIRIREEDE.
NIN GAFUURKA TAAGABA ANAA MARIYEY
GAALLEEFE.
GAWSAHA OO IDIL ANAA RASAAS OOGA GURAY
GANACYA WEYNTIIYE.


DIGTII SHALAY DUBBIHII AAN KULA DHACAY
DHIIGGII DIXANAAYEY.
DAKANOOYINKII AAN KAA GUTIYO
GODOBTI DUUGOOWDEY.
DAAROOD GOORTUU DANTIISA U CABSADEY
DACARNA LOO QOOSHEY.
DIRQI IYO XUMMAAN BAA LOOGA RIDEY
DAWLADNIMADIIYE.
DUHUR CAD BAA LOOGU DHACEY
DALAGYADOODIIYE.
DAAROOD MAANTUU CIIL LA DUUDUUBAN YAHY
UU KU DAA'IMAYE.


MY BALLS ARE HAWIYE
MY BALLS ARE IRIR
MY BALLS ARE SOOMAALE
OUR NATION'S NAME

NUBIAN BOY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj Man

Monday, March 12, 2001 - 11:38 pm
To Puntlander

Bro beejkan markaa furtay waxay aheed qalad aad ka gashay reer Puntland sababta oo ah Pubtland ma jeerteen kaliya ma dago ee waxaa daga walaalaheen ee kala ah Dhuloos, Warsangali,ortable, Xer.
ee waa qaldan tay ha dhihin Gabar majeerteen oo kaliy aayaan rabaa magacaagana waa Puntland ee hadaa magac kale sidan laheed sidaas m aahaadeen.

Mida kale waxaan kayaabay mar walba ee Majeerteen beej furto maxaa Hawiyaha qabiil ula yimaadaan?? Ma dad jiran miyaa? waan yaabanahay.

dhalin yaro ha idiin macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mj Man

Monday, March 12, 2001 - 11:41 pm
To Puntlander

Bro beejkan markaa furtay waxay aheed qalad aad ka gashay reer Puntland sababta oo ah Pubtland ma jeerteen kaliya ma dago ee waxaa daga walaalaheen ee kala ah Dhuloos, Warsangali,ortable, Xer.
ee waa qaldan tay ha dhihin Gabar majeerteen oo kaliy aayaan rabaa magacaagana waa Puntland ee hadaa magac kale sidan laheed sidaas m aahaadeen.

Mida kale waxaan kayaabay mar walba ee Majeerteen beej furto maxaa Hawiyaha qabiil ula yimaadaan?? Ma dad jiran miyaa? waan yaabanahay.

dhalin yaro ha idiin macaanaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mj girl for life

Tuesday, March 20, 2001 - 07:32 am
to gabar majeerteen.first of all I want to say we love ya.


to calesaay.waxaad tahay ••••••••• bogaan waxaa la yiri mj kaliya,maxaa ku soo galiyay markii hore.abaayo hadii oo wiil mj ah kugu soo daadiyay uu kaaga tagay foolxumo daada ha qaraarin ee qararacda kala tag meesha.


to hawiya girl.you came here talking trash about mj look back and see what hawiye stands for ops: I forget your people don't know haw to read let me help you it stands for pure uglynes.so if you want to talk about uglynes talk about your family and your people.every body know mj are the best and they will allways be the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibaaq

Tuesday, March 20, 2001 - 07:33 am
to; putlander, walaal waa markii iigu horay say ee aan arko pagekan marka ugu horayso waxaan ku way diinayaa in aad tahay mj iyo in kale sababta oo ah dadbadan oo mj ku masayr san baa soomaali kabuuxa ku wa halkan kahad lay haba ku jiraane tankale marka aad tiri waxaan doonayaa gabar mj oo aad internetka ka soo baafisay ayaad makii horab meel nooga dhacday oo aad dad aan waxba ahayn afkood nagu soo jeedisay tan kale wiil majeerteen uma malaynayo inuu internetka soo fariisto uu dhahayo waxaan doonayaa gabar mj becouse you can get their homes

to; calaseey waaba kula yaabanahay aniga ahaan miyaadan lahayn wax shaqaa oo nan wax kaa dambeeynin,or you don't have home work that is if U go to school in tiina kale oo wax kasheegayo mj pageka waxa idin soo galiyay baaba wax qalada ahay ee waxaan idin dhihi lahaa get life ee ana aduunka idin ku dhaafin sidaad mj afka ula jidhaan cawaan baatihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tanade_daarood

Tuesday, March 20, 2001 - 08:49 am
waan idin waad salaamay
waxaa fiican in qabilka laga saro meeshan,
marka isku xishooda, waxa isku fala, oo ka firsada waxaad qoreysan, oo isla yaaba..
ninka idin la hadalaya waa wiil jooga dagmada goldogob
marka sidaas iyo caafimad wanaagsan in ilaahay idin kaga gargaaro cudurkan qabilka....ah
waan idin waaninay marka qaata waanda tanade-daarood
sidaas iyo kulan dambe oo wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAFIA

Tuesday, March 20, 2001 - 02:33 pm
TO DHAMAAN MAJEERTEEN

WALAALAYAAL HAWIYE HALA HADLINA MAJEERTEEN WAA WADA GARAC, CALASAY HADDAAN KU CAAWIN LAHAANA WAXAAN KU JIRAA PAGE KALE EE KELIGA BAA KU FILAN, WAXAD TAHAY GABAR QATAR AH, AND KEEP ON.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farduus

Tuesday, March 20, 2001 - 06:59 pm
Asalaamu calaykum

walaal waxaan raadinayaa gabadh aan saaxiib aheyn oo majeerteena magaceeda layidhaaFAADUMO DHOONBI.

raali iga ahaada hadaad dhibsataan ama aan gef sameeyay waad mahadsantihiin.

emailkayguna waa far_5@fmohamed.fsnet.co.uk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARIIDA_LOVE

Tuesday, March 20, 2001 - 08:53 pm
to all wacalada hawiye oo ah nasab dhimanka calasay aabaha iyo midgaantii ku dhashay was qabxad ••••• ••••• dhashay doofaarkaad dhaqataa eey yahay eey yahay eey du dhashay midgaan aabaahaa iyomeeshaa katimid was ma daarood iyo majeerteen baad gaartaa nasab dhiman yahay nacalaa ku dhalay CALASAY QAXBO ADAA KOOMJ AH AMA DAAROOD WACEL KUGU RARAY MIYAAA?AAD BAAN UGA XUMAHAY WAALAYAQAAN ADOOKALE ••••••••• ABGAAL AA TAHAY OO DAAROOD SOO KUFSADAY WAA KU ARKAY BEEGAGKA AAD ISKU SHARAXAYSID HAYKALEEYYAHAY URTAY OO DIXIGA DAREERAYO UUUUUUUUUF NAFTAADA U TALI MANA GAARTID BOQORADA MJ QABXADYHAY UUUUUUUF QOLKA DHAN URKAAGA AA IS QABSADAY IYO SHIIRKAAGA QABXADYAHAY WAANA KU AQAAN ••••••••• ••••••••• DHASHAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 02:25 am
mj... why so much of advertisment

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABARHAWIYE

Wednesday, March 21, 2001 - 04:54 pm
TO: CALASEEY IYO NUBAINBOY.

WELL DONE GUYS.
GABARHAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Thursday, March 22, 2001 - 06:55 am
to; safiyo, naa dhoocilyahay adaa garacada aa bahaana garac ahaa tankale waa adiga dhahay calaseeyee waan ku caawin lahaa haday runtahay maad ku cilisid shaqadeedii asalka ahayd calaseey muufada waan kaa gadan jirnay suuqa bakaaraha hadan suuq baan kuu samay naynaa ee walaashaa hakugu ciliso shaqadaadii, becouse computerka baad fadhidaa meel kasta aan fiiriyo waad soo taagan tahay I see you don't have work at all, tankale mj waa dad badan oo ilaahay qalqi ka dhigay so hadaad caytantaan iyo hadii kale wax uu idin ka og yahay baa is ka yar majeerteen qabiil xun oo soomali u liita in uu wax kasheego waa aaqiro saman tankale look the name mj then look hawiye who is the best al xamdulaah ilaaha iga dhaliyay mj baan u shukriyaa when same person say to me I am hawiye I feel sorry for him becouse the name is yaq and don't be angry sister becouse that is what i feel and why U calaseey go to homeofficeka and change the name calaseey to other name becouse that's agly name I ever hear.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Thursday, March 22, 2001 - 06:26 pm
TO WALAAHI ADDUUNKA WAX KAA YAABIYA AYAA JIRA
BAL DAAROOD AYAA MIDGAANIMO DAD KU SHEEGAYA,
ANIGA HAWIYAAN AHAY BAL INTAAD ABTIRSATAAN,BAL AAN ARAGNO MEEHAAD SOOMAALI KA SOO GASHAAN,HADDAAD BUURAHA YEMEN KU DHAMMAAN WEYDAAN BEEN BAAN IDIIN SHEEGAY,ISKA SOO SAARA HAL QOF OO ABTIRSADA. WAXAA TIHIIN WAA LA ARKAYE,SANADKAN MID AAD HADLI KARTAAN MA AHANE ISKA AAMUSA,
TUSBAX BEENAAD KIINNA ISKA WATA.

WAR AF WAX LAGUMA QAADEE, ISHAA KUU MACALLIN AH.
DAD COMA KU JIRA AYAANBA LA SHEEKEYSANAYAA, HADHOW BEY LEEYIHIIN NUBIAN BOY BAA NA CAAYEY, MA ANAA IDIN CAAYEY MAXAAD II NABEYSAA WAXAA TIHIIN UUN BAAN IDIIN SHEEGEY OO WALIBA KOR U SHEEGAY.

DAAROOD SOCODKA WUU DOCADOCEEYAAYE
MAANTUU CIIL LA DUUDUUBAN YAHY UU KU DAA'IMAYE.


HHHHHHAAAAAAAAAHAAAAAAHAHAHAAHAHAHHAHAH
AAAAAAAAAAAH WAA QOSLEY.


THIS IS NUBIAN BOY

MY BALLS ARE HAWIYE
MY BALLS ARE IRIR
MY BALLS ARE SOOMAALE
OUR NATION'S NAME

NB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abaayo soomaliyeed

Friday, March 23, 2001 - 09:18 am
to nubian boy
war heedhe walee tii ku dhashay waxay dhashay xaar saan waligay intaan noolaa sida aad ula tirsanaysid naago adoo ah nin rag ah oo soomaliyeed waxaad doonto ahooow ee ma arag wr dhehe naago miyaa lala tirsadaa adoo ah nin raga ha ani qabiil kama hadalyo waayo daarood iyo hawiye iyo isaaq waa isugu kaymid mana kala saaro soomali waana layaabaa markaan arko dad waawayn oo inta meel soofariistay ka hadlaya qabiil oo qoloba isu mooda in ay tan kale kafiicantahaywar heedhe walaalow anoo ku hadlaya magac gabar soomaaliyeed isku xishoo qolol badan baan ku arkay aad naago kaliya la tirsanaysid miyay walaalo sharaf kuu tahay taasi waayo waxaad tahay nin rag ah oo soomaaliyeed marka walalo magac dhan baad sidataa kaas oo ah soomali ee sharafata raga meel ha uga dhicin igana raali ahow hadaan hadalo xun xun ku iri aniga waxaad ii tahay walaalaky ookale waayo waxaad tahay wiil soomaliyeed adigu hadaad rabtid ii arag qabiil kale laakiinani walalakay baad tahay marka walaal mardanbe hala tirsan dumarka
teeda kale soomaliyaaeey wax iskula hara oo ilaahay kacabsada qabiil waa wax xun waana laisku cadabaa hadaad tihiin dad wax garad ah ilaahaygii idin abuurtay dib ueega oo qalbigiina madoobaaday saxa wabilaahi towfiiq macasalaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nubian boy

Saturday, March 24, 2001 - 06:39 pm
TO THE SO CALLED ABAAYO SOOMAALIYEED,


HORTA DADKA WAXA ISU GEEYA WAA WAXAASOO KALE,HADAL BADAN KAMA GAAREE GABAR YAHAY I MAQAL
AAD BAAD U EDEB DARAN TAHAY AKHLAAQDA AAD SHEEGEYSO ADEY KAA MAQAN TAHAY. DIB U FIIRI WIXII AAN QOREY YAAN LA HADLAYEY? NIN BAAN LA HADLAYEY, MARKAAN LEEYAHAY DHILLA YAHAY, WAX ALLA WAXAAN QOREYBA NINKAAS AYAAN LA HADLAYAA. SIDAAS U OGOW. MIDDA KALE HORTA ABAAYADEY MATIHID HADAADAN IRIR KU ABTIRSAN WAXAAD DOONTABA AHOW DAN KAAMA LIHI MAANTA, KUMA LIHI IGAMA NABAD GALEYSID, LAKIIN XUQUUQDEYDA HAWIYENIMO QOF AAN HAWIYE AHEYN INUUSAN DIB DAMBE OOGA TALIN AYAAN GO'AANSADEY. MARKA GABAR DUMARKA LAMA KAFTAMO EE IGA RAALLI AHOW, HADDAAD MEESHA WAX KU QOREYSO ADEY KU JIRTAA. KUUMA SOO JEEDO EE QOFKII WAX KAA MAQLAYA U SHEEG.


THIS IS NUBIAN BOY
PURE SOOMAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MJQUEEN

Tuesday, March 27, 2001 - 05:45 am
KU. NUBIAN OR HAWIYAHA KALE.
WAA ILAAH MAHADII HADAAN AHAY MAJEERTEEN ISKA DHAL AH.
DOONI MAAYO INERJEGEYGA IYO WAKHTIGEYGA IN AAN KU DHUMIYO QOF HAWIYE AH AMA AAN LADOODO SABABTOO AH MABA NALA TARTAMI KARAAN SOMAALI AYAA TIRAAHDA (CIIRTAA DHAMAA CEYDAA YAQAAN) MARKA ANAGAA ISKU KIIN ILBIXINAY SO MA AYDAAN GARAN ANAGAA XAMAR IDIIN QURXINAY DHARKA SIDA LOO XIRTO IDIN BARNAY.
MA DAROOD WEYNE HAA WAA RUNTAA CARAB WAAN KU ABTIRSANAA WAA NA DURIYADII NABI MAHAXAMED CALEYHI SALAATU WASALAAM LAAKIIN IDINKA ADOONTA AFRIKAANKA AYAA KA SOO ASKUNTEEN WAABAD U EGTIHIIN WAA IGA SU AALE HAWIYE GOORMAA KUUGU DANBEYSAY OO AAD MURAAYAD HOR ISTAAGTAY.

MA WALAALKEY PUNTULANDER
I LOVE YOU WALAALKEY MAJEERTEEN.
HADII AAD DOONEYSID IN AAD ILA HADASHID JAWAAB SOO QOR.
MA KAN HAWIYE MAXAAD HALKAAN KA SOO DOONTAY MISE WAX AKHRISKII AYAA KAA LUMAY.(GABDHAHA MAJEERTEEN)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shugri

Tuesday, March 27, 2001 - 05:07 pm
horta hawiye ha, isku hadlin qurunyahow daarood oo dhana afka haku soo taagin, qabiil kaliya ayaad is haysateen ee iska celiya,mise sida loo hadlo mataqaaniin oo kaliya dameero rarow iyo macsaro gadow aayaad taqaaniin,teeda kale ma,idinla, yaqabayo oo qurunkan Majeerteen ayaa waxaas oo cay ah noo soo jiiday meelkasta faan aan waxba tarayn ayay meel walba la, taagan yihiin alayleh hadaanu nahay Daarood ku wan ayaa na ceebaystay waa dad aan caqli iyo raganimo lahayn,waadad aan waxaysan ahayn ismooday, waa dad haday noqoto dagaal aan waxba iska celinkarin,markii kismaayo waxaa Daarood jabeyay waa iyaka oo intay wax iska celinwaayeen markii loo soo hiiliyaay iyaga ayaa booskoodii kabaxay markaas ayaad daaroodka dhabar jabin la,gu sameeyay,waadad xaasidku ku badanyahay oo aan dadka kale wax uquurin, hadan Putland waxay isugu sheegayaan inay ku gabadaan,warsangali,dhulbahante,leelkase, dashishe, iyo awrtable ilayn wax iskama celin karaane,waxay kabaqayaan inuu hawiye ilaa Garoowe iyo Boosaaso gaaarsiiyaan, waa rag ay niman kooda iyo naagahoodu isku si uhadlaan oo wada maan gaab ah xataa kala hara mayaqaanaan halmar ayay Culusay uwada jawaabayaan macal ragooda, naagahooduna waa wada sharmuutooyin oo life malah kale alay daarood hadaan nahay maxaan ba,nay walee ku waas aa naga dhashay,oo hawiye iyo dad aan xisaabta noogu jirin noo keenay.war ordoo wax isku fala oo hana ceebaysanina idin ma, koyn karoon ilaah baa naga kii beeraye. Teeda kale hawiye daba madoobe ordoo dameerihiinii rarta daarood afka ha ku soo taagine, waxaad tihiin dad aan taariikh lahayn idinka iyo majeerteena waxaad tihiin dadka soomaali ugu liita

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilhaan

Wednesday, March 28, 2001 - 05:35 am
TO;SHUGRI, I don't understand why U agry about mj I U hawiyoos or nin mj baa kaa soo jajabiyay tan kale waa adiga ka hadlay dagaalo ay galeen daarood wayn to qabiil kale kee baa kaga baxay kan kale wax laga hadlo ma aha oo internetka laga sheego hadaadan ahayn qolo kale oo aan daarood ahayn tan kale hadaan nahay mj woman kama hadalno wax dhax maray daarood oo lama soo shirtoonano meelay caya yaan u sugu timi naa heedhe hadaad tahay biyihii daarood ismaaciil oo aad ka soo jeedo maadan kala saarteen dhoocil yahay hadal barad kaa tan kale waa adiga ku sheegay mj woman sharmuutooyin, ••••••••• baa ku cayso shamuuto dadaan ••••••••• ahayn ee adaa ••••••••• suuqa ku jiraa tankale ma dhahayo qabiil daarood ka mida baa liita teeda kale waad ogtahay mj meeshay ka fadhiyaan daarood tacliin dagaalan caqli ilbaxnimo they have every thing oo ilaahay baa siiyay oo ma faan tamayo so don't talk polshit before U now beter mj dhoocil yahay jaqjaq leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdiwaaxid hoday

Thursday, March 29, 2001 - 02:37 am
to gabdhaha majeerteen oo meesha isugu yimid barasho wanaagsan walaalayaal magacaygu waa cabdiwaaxid wiil majeerteen dalkiisii hooyo meel aan ahayn dabcan waa meel aan ahayn Puntland state.waxaan aad ugu xiisay gabdhahaygii majeerteen ee akhlaaqda iyo asluubta lahaa waxaan kunoolahay dalka Norway oo majeerteenku ku yaryahay dabcan cidkale oo dhan way kaga badan yihiin laakiin anigu cidla cidla ayaan dareemayaa waayo waxaan kusoo koray meel ayjoogaan every clan of majeerteen people. ilaahay ayaa badiyey majeerteen ee kanoxoow naftawaa walaalayaal barasho wanaagsan pagekanna aad ayaan ugu faxay.
fadlan haddii aan markii hore gabdhaha kaliya salaamay iga raali ahaada ragoow ee dhammaantiin ayaan idin salaamay xoogaa gabdho jacayl baa ii keensay waayo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah oo guurdoon ah oo bari hore ka dhaartay in uusan guursan wax aan gabar majeerteen ahayn..
have a nice contact and keep going our relationship.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.