site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan beegkaan u furay in ay isku bartaan wiilasha iyo gabdhaha majeerteen all over the world

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan beegkaan u furay in ay isku bartaan wiilasha iyo gabdhaha majeerteen all over the world
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Thursday, February 22, 2001 - 12:11 pm
marka hore waan idinsalaamay walaalahay meel walba oo aad aduunka kajoogtaan marka xigta waxaan beej kaan ugu talagalay in ay isku bartaan gabdhaha iyo wiilasha mj meel walba oo ay joogaan wlc bro and sis
fadlan wixii cay raba meel kale ha aadeen meeshaani waa is barasho kaliya waxaana loogu talagalay majeeeeerteeen mahadsanidin dhamaantiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idil

Friday, February 23, 2001 - 02:56 am
to hibo

salaamu calykum sis

waad ku mahad san tahay dadaalkaaga abaayo laakin

waxaa is waydiin mudan maqaadaa majeerteen wayne

bajkani. walaal figradayda ahaan waxaan qabaa inaan nahay dad badan oon is wada baran kari

dad yar ayaa is barta laakiin anigu waan kuugu

mahad naqayaa waxaan ku leeyahay noqo in adeer

jirta meelkasta oo aduunka kaga noo shay.

sidaa iyo barasho wacan in adeer

dadka naga danbeeyana waan soo dhawanaynaa

bye idil

to my dear hibo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jugnuu

Friday, February 23, 2001 - 03:40 am
Salaan gabdhooy------,

Waad mahad santihiin. Hada ka hor beej la furay oo kanoo kale ah ayaan ka iri intaas Idil tiri, waana arin xaqiiqa ah.

But it would be nice if we could have fun in becoming friendship. Only hadii dhhorayaashii kii horey xiray ayna kana ku soo duulin.

Barasho wanaagsan Hibo and Idil.

Soo dhawaada,
Jugnuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud to be majeerteen

Friday, February 23, 2001 - 12:51 pm
MY HUG TO HIBO!

HIBO WAAN KUSALAAMAY SALAAN KADIB WAAN KUGU DHINAC TAAG NAHAY FIK RADAADA IN DADKA ILMA ADEE RAHAA ISBARTAAN INKASTOO MAJEERTEEN UGU BADAN YAHAY INTA MADAX MADOOW BEEJKAANA UU SAN NAWADA DEEQIN MEEL KASTA OO AAN JOOGNO LAAKIIN MICNIHU WAXAA WEEYE FIRST COME FIRST SERVED.

MY PLEASURE TO ALL OF MY PEOPLE OF MAJEERTEEN WHEREVER THEY MAY BE!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hibo

Friday, February 23, 2001 - 02:11 pm
marlabaad waan idinsalaamay dhamaan ilmo adeeraday idil iyo jaanguu iyo proud to me mj waana kufaraxsanahay in aan furano meel ay dhalinyaradeena ku kulmaan balse waa hadaan amaan ku helno.
waayo beeghore oolafuray 3 bari kama soowareegin markii laxiray gabigiisaba waxaan marqaati ka ahaa jaanguu iyo amaal beegkaas marbaan soo booqday isaga oo meel fiican maraya marka anigu garanba maayee xaalkee mj waxba uma ogola soomaali cidwalba waa ucadow calaa kuli xaal walaalayaal barasho wanaagsan walaalaheen meel walba oo aad joogtaan magacaygu waa hibo waxaan ku nolahay usa hana lasoo badiyo booqashada bogaan in sha alaah khayr macsalaama hibo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rijaall

Friday, February 23, 2001 - 03:54 pm
from;rijaall
dhamaan waad salaamantihiin bahweynta ku kulantay meeshan xiisaha leh runtii aad baan u xiisenayaa isbarashadaan la isbaranayo dad wada dhashay geyaana isku ah waaku mahadsantahay hibo ra,yi wanaagsan lakiin su,aalaan ku waydiinaa igana raali ahow hadaaan ku qaldanahay walaalay waxaan
ku waydiinayaa gabdhaha majeerteen kama helaan wilasha mj ee maxaa ka jira iiga soo jawaab
sida ugu dhaqsaha badan
by;rijaall oo idin leh isbadin wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamila

Friday, February 23, 2001 - 04:17 pm
Hibo,
is your love to mj really that serious?.
love u girl keep it up.....
i am mj too but at the same time i love
all Darood if u are flight 13 like me u
will know what i mean ---->
hope we all go back one day..
your's sister
Jamila yarey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuclear

Friday, February 23, 2001 - 06:03 pm
Nuclear,
Bullshit, we have to stop clanism, say we are somalians period, it is not important being Majeerteen oo Daaro ood ok. Let us talk for real, now am against the myth stuff, ain't nothing called majeerteen , cigale, mahamuud saleenbaan or Mahad, this is dam cruppy thing, bullshit, waxaa wax ay awarkooda ku kacsadaan nimanka siyaasiyiinta. From now on i belong to somalia, not majeerteen, not Cigale and those man made principles, time to wake up people.

you girls want to know me, there are other options but clan based meeting, sorry, no way, ain't gonna give dam who the hell u belong to.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xamda

Saturday, February 24, 2001 - 07:43 am
waan idin salaamay dhamaan dhalin yaro

salaamu calaykum

waad mahad santahay idil sida qurxoon

ee aad bajkan u furtay waxaan rajaynayaa

in uu noqdo mid waara waayo kii horaa naga

dhici soobay mana garanayo sababta ka danbaysay

xidhi taan kiisa?

sidaa daraadeed hibo iyo inta kaler ba waxan

weeyahay barsho wacan sidaa iyo kulan danber

bye bye dhamaan tiin

To jugnuu

hi :jugnuu xageer ku danbeysay boower

ma fiicantahay caafimaadkaaga

maxaa loo xidhay borugaraamkii hore?

xagee ku danbaysay Amal?

aqbaarta keen boower sidaa iyo kulan danber

bye bye jugnuu,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anas

Saturday, March 03, 2001 - 05:24 am
Waanidin salaamay dhalin yaro qaabka wanaag san ee aad ufurteen beyjkan aad baana ugu farax sanahay in laysku barto waan rajay nayaa in uu xiriir keenu sii kobco waana rajay nayaa inaan bulsho bada iska kasbano

waad mahad sa tihii BOO WAYAAL IYO BAA YOOYIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 08:13 pm
Nuclear
This page has to be closed once again

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KARAMA

Sunday, March 04, 2001 - 01:08 pm
TO ALL!

HELLO WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAANTIIN WIILASHA IYO GHABDHAHA MEESHA ISUGU YIMI. TAN XIGTA WAXAAN MAHAD U CELINAYA WIXII DADAALA EE AAD WADAAN OO KU WAJAHAN IS BARASHADA GUUD. LAAKIIN WAXAAN QABAA SUAAL AH: MA WAXAA U FURTEY "HIBO" BEEJKAN IN WIILASHA IYO GHABDHAHA GUURKA DOONAYA IN AY ISKU BARTAAN MISE BARASHA ISKA CAADI AH??? HADII AAD U FURTAY IN WIILASHA IYO GHABDHAHA GUURDOONKA AHI ISKU BARTAAN MAXAAD ADIGU U BILAABI WEYDEY OO AAD GEEDKA DABADA UGU HEYSATAA? XAGEE DEGENTAHEY? MAXAA QABATAA? WIIL NOOCEE AH AYAAD CIDA KA RAADINEYSAA? QOF SIDEE ISUGU DHACAAYA AYAAD TAHEY(ATTRACTION)...TELL US ABOUT YOUR SELF!

TAN KALE HADII AAD U FURTEY IN BEEJKAN REERKA AAD MAGACOWDEY ISKU BARTAANA RUNTII WAA DADAAL LAAKIIN WAX MACQUULA MA AHA XITAA HADII AAD RABTID IN EY ISKU BARTAAN INTA COMPUTERKA ACCESSKA U LEH OO KALIYA MAXAA YEELAY WAA UMADA QARANA.

ANYWAY, KEEB IT UP AND HAPPY, PLEASANT EID.
GOOD LUCKY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mia

Monday, March 05, 2001 - 01:20 am
Nuclear! drop the bomb.
Make such people extinct.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 06:29 am
reeraden in the house.hei girls I love the respect you girls give to the big and great mj.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NINA

Friday, March 09, 2001 - 09:38 am
how sad you been over the years. obvisiouly you haven't change much, while people around the worls are moving and making progress both socially & culturlly,you live you life on the bases of majeerteen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bashiir

Saturday, March 10, 2001 - 06:42 am
salama caleykum

ilaahey kabaqa oo runta isu sheega
beenta waa la isku cadaabaa.

<mujaahid>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waaniye

Saturday, March 10, 2001 - 07:02 am
belo idin degtey,reer khayaamo maxaad is ka baraneysaan ma lug gooyo&rafaad.waxaan idin leeyahay dadkaaga dhinac ka raac,yaadan luminee dhinac ka raac,war hooy dhinac ka raac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

indhoos

Tuesday, March 13, 2001 - 04:31 am
war majeerteen iyo meel mamarteen wixii laydin yihaardo midba. iska dhaafa qabiileysiga waa sheyxun oo umada soomaliyeed kala fogeyey kii keeney korka alaha kagubo iska dhaafa dhaliyaro

wij zijn toch somalische of niet! flauwekul weg alstublieft

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sheerbi=2

Tuesday, March 13, 2001 - 04:39 am
to. dhamaan
inaader waad ku mahed san tahe beejken aad furtey oo aad ufurtey majeereteen iyo daroodba
marka labaad angu waxa ahey wiil majeerten ah ana wiil cismaan mxamuud ah halkana waxaan ka doonayaaa gabdh joogta london oo ann guursado ah majeerten ama cisman maxmuud isma dhaafno guyus or liadys or of the world that is good bage and see ypou soon bye xxx,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi rashiid

Tuesday, March 13, 2001 - 05:14 am
abaayo waan ku sallaamay marka ugu horeyso ekagdoon sallaan taan abaayo waxaa ley dha haa abdi rashiid mahamed yuusuf waxaana rabaa in is barano wallaal maxaad kagabtaa is barshada an nika iyo adika waxaan ahay wiil spur boy in taasi kabadn waa dan bi ee se daas iyo nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi rashiid

Tuesday, March 13, 2001 - 05:17 am

Tuesday, March 13, 2001 - 05:22 am

oz-boy

Tuesday, March 13, 2001 - 01:24 pm
Akhyaarta waa salaamantihiin gaar ahaan {THE LOVELY MISS HIBO}abaayo waa ku mahadsantahay boggan aad u furtay beesha MJ islmaarkaasna aad noogu soo dhowaysay sida farxada leh. Abooyo waxaa ku oran lahaa in meesha aad ka dhigtay MJ in uu badalkiisa ahaado HARTI ayaa moodaa in ku haboonaan lahaa. The Mighty Puntland.

anway that's my opinion. a part from that nice meeting u all. and one big sweet kiss to all the mj girls who is in the room.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 04:52 pm
Nuclear,
this is bage is open for illegal purposes, it has to be closed, otherwise i will strat something stupid, i hate clanism and fake behaviours u guys are accustamed to. Bullshit wake up folks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jugnuu

Wednesday, March 14, 2001 - 09:11 pm
Salaan dhamaan gacalada;

Hibo hambalyo, beejkaad furtay saan moodaayey manoqon. Dad tola oo akhiyaara baa meesha isugu yimid.

Nuclear,

My bro I agree with you, it ain't good when it's killing or exploiting us - clanism I mean. But in this context, I gues we using it for the very reason Allah wanted us to use it; to know each other. That's it, we're not gonna launch wars or defame others or anything, just to have happy time with our relatives, OK. I gues you understand my point. And, I asure you if it goes a step beyond that am out of here--------->:O!

Xamda;

Gacalo ii waran, shaxshax soo matihid?

Akhiyaartii kale meelay ka baxeen ma garanaayo. Malaha markii beejkii hore la xiray ka tashadeen.

Waxaan u malayn aniyo adi tol jaceelaa na wado.

II waran, xagee noo maraysay? intaysan na khashkhashaadin.

Warkaaga hala maqlo gacalo!

Jugnuu

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Unknown yet

Thursday, March 15, 2001 - 01:40 am
Hello all LoL@ bro & sis, I'm happy you get this page too, but the original one was the Jamila's one who's the warsangeli girl.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 04, 2001 - 08:58 am
salaama caleykum

salaan dhamaan
salaan ka dib anas baayo
mays shukaan sanaa

by:<mujaahid>

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feegjigne

Thursday, April 05, 2001 - 12:55 am
WAAD SALAAMANTIHIIN WALAALAYAAL.
marka xigta hadii aanu nahay dadka soo jeeda majeertaan waxaa inoo haboon in aanan iska farabixin gabdhahayna wanaagsan oo soo gaara halkan si ay ugu kifaaxaan oo ay u soo sheeko iyo walaaltimo raadsadayn, waxaan taas ka wadaa waxaa dhacda mararka qaarkood dad soo huwada magaca mj oo asal ahaanna anana ka soo jeedin mj, kunadhuunta mj kina qaraabtaan mj.marka aan iska ilaalino il gooni ahna aan ku eegno dadkaas aan soo xusay.
waxaa sharaf iyo raynrayn ii ah in aan idin kala soo qayb galay meel ay ku wada kifaaxaan walaalo hal beel kasoo wada jeeda.boowayaal iyo baayoyaal
waxaan idin ku dhaafayaa inuu alle dalkeenii anagoo nabadqabna uu noo cilyo.
wabilaahi towfiiq
waa walaalkiin feegjigne

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 05, 2001 - 12:58 am

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.