site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GABDHAHA REER XAMARBILLE IYO WIILASHOODA IYO XAMARJIDIID. HODAN. LABADHAGAX.

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : GABDHAHA REER XAMARBILLE IYO WIILASHOODA IYO XAMARJIDIID. HODAN. LABADHAGAX.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RIJAALL

Friday, February 23, 2001 - 03:07 pm
KUSOO DHAWOOW PAGE KAAN WAA IS BARASHO FURAN
GABDHAHA REER XAMARBILLE IYO WIILASHOODA
WAXAANA URAY [XUSSEIN AFDHEERE]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rijaall

Friday, February 23, 2001 - 03:37 pm
from;rijaall
Dhamaan waad salaamantihiin cidii xiiseenaysa pegkan marka xigta waansalaamay dhamaan bahwenta aan kor kusoo xusay ee reer xamarbilla. reer xamarjidiid. rer hodan .iyo laba dhagax
isbarasho furan kusoodhawoow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rashid

Friday, February 23, 2001 - 08:58 pm
Waad salaaman tahay saaxiib.Aniga ayaa kamid ahaa dhalintaradii reer xamar Bille gaar ahaan If iyo aakhiro, oo waxaan deganaa halkaasi inta u dhaxeeysay 1980-1990, waxaana la igu magacaabaa C/rashiid Dhagool oo aad baan u aqaanay dhalinta meeshaas deganaa ee adigu xageed ka daganeyd.

Isbarasho wanaagsan, ee noo wad sheekada.
By

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ifraax

Friday, February 23, 2001 - 10:44 pm
asalaamu calaykum waan idiin salaamay waxaan ahaa reer hodan barashowanaagasan walaal rijaal mawaxaad daganayd xamar jadiid?mase dhigan jirtay school muuse galaal? fadlan iiga soo jawaab su alahaas mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rijaall

Saturday, February 24, 2001 - 09:18 am
to;ifraah reer hodan
hodan waanku salaamay abaayo waa ku mahadsantahay
sida wanaagsan ee aad usoo booqatay abaayo marka hore aniga waxaan ahaay nin reer xamar bille ah laakiiin hodan waa hoygaygii labaad waxaan dhigan jiray school bartamaha sare .
hodan sidaa iyo is barasho furan iyo qalbi furan
waxaan idika cosanayaa qofwaliba oo xiseenaya roomkaan in uu ra,iyigiisa kadhiibto walaalayaal fadlan Emailkiisa haka tago waa hadaad awoodaan.
kayga waa hanad200@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/shakuur

Monday, February 26, 2001 - 03:15 pm
salaama caleykum.

afdheere,c/dgagool iyo hadan dhamaantiin waad salaamantihiinwaxaan deganaa xamar bila labada wiil waan garanayaa fadlan yaan laqoslin hadaan isa sheego waayo waxaan aad ugu farxay markaan arkay magacyadiina waxaa lay yiraah c/shakur khalid <xasuus> haantii biyaha iyo shimiteeraha walaalayaal xiriir wanaagsan.
cshakur@yahoo.com
dagan denmark

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rijaall

Thursday, March 01, 2001 - 12:55 pm
TO;A/shakuur wooooow waanku salaamay walaale salaanta muslinka ay isku salaamaan aslaamu calaykun salant kabacdi waan caafimaadqabaa adigana waxaan kuu rajeynayaa sidaa iyo si ka wacan walaale aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in Aan lakulmo dhamaan reer xamarbile war cabadishukur walaale iigu kaa danbaysay kismaayo ninkani xuseen afdheere walaale iiga soo waran dhamaan reer qaalid iyo ee daday xoowo faarx.
iyo dhamaan reer xamarbile waxaan page kaan aan ufartayba waa inaan helo dadkaygii reer xamarbile
walaale sidaa iyo xiriir wanaagsan emailkaygu waa
qurbaawi2@hotmail.com ama hanad200@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

libaan

Thursday, March 01, 2001 - 01:02 pm
hi rejaal waan ku salaamay marka xigta waa rurtaa rijaal waa degnaa xamar bile bale am aan aamin sani in aad tahay iyo in kale hadii aatahay waxaan kaa codsanayaa in aad ii kala sheegtid dhalin yaradii xaafada. aniga magaceegu waa libaan dahir

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rijaal

Monday, March 05, 2001 - 07:17 pm
from;rijaall yare

to;libaan

libaan sxb aniga reer xabilaan ahaaye ee adigo group-kee ahayd? Xageese ka daganayd Xamar bille.
Anagu Haanta dheer xageedaan daganayne.

Bye..... Rijaaaaall

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LONG_TIME

Tuesday, March 06, 2001 - 12:24 pm
asalaamu/caleykum.
to:dhamaan reer xamar bille.

waan idin salaamey walaalayaal aniga oo idinku salaamey salaanta kor kuxusan ee ah tan islaamka meelkasta ey joogaanba ka dhaxeysa inee isku salaamaan,aad ayaan ugu farxey runtii dhalin badan oo reer xamar bille ah markaan halkaan ku arkey qaas ahaan liibaan daahir, hussein "afdheere" abdishakuur qaalid, iyo abdirashiid "dhagool".
runtii anigu waxaan ahey nin reer xamar bille ah
magaceygana waxaa ladhahaa abdiasis waxaanse ku magac dheerahey african "godane" dabcan waxaan idin dhihi lahaa xiriir wanaagsan hana la'ismaqlo
ciid wanaagsan ciid wanaagsan ciid wanaagsan.
asalaamu/caleykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ma/med yare

Monday, March 12, 2001 - 03:07 pm
waad salaaman dhamaan akhyaarata.salaan ka dib aad ayaan ugu faraxsanahay ina page ayku kulmaan
dhalinyaradii reer xamar bile xiriir wanaagsan
xuseen afdheer ayaan xasuustaa inkastoo uu ahaa waqtigaa nin yar hada waxaan rajaynayaa inuu koray
waqti badan baa ka soo wargay dhalintii yareed oo dhan way koreen/
xiriir wanaagsan ha lays xiiriyo hadii lays helay
by maxmed yare
holland

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

irdhe

Wednesday, March 14, 2001 - 01:41 pm
waad salaaman tihiin dhamaan dhalin yarada saaxiibayaal anigu waxaan ahay reer xamar jadiid waxaan aad u xii see nayaa dhalin yaradii xamar jadiid magaceyga waxaa la dhahaa [irdhe waxaana deganaa shineemo xamar jadiid dhabarkeeda fadlan igala soo xiriir bile104@hot mail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qalbi ahmedyare

Thursday, March 15, 2001 - 03:34 am
to Ifraax abaayo waad salaamantahay salaan kadib waxaan ukululahay barashadaada ee adigu sidee arrintaas u aragtaa? iiga soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

just for get my name??

Thursday, March 15, 2001 - 04:00 am
To rijaal

aboowe waxaan ku weydiiyey maxaad xaafada cali kamiin uga tagtey ayadaa xamar bille u dhaweeyde.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mustaf

Thursday, March 15, 2001 - 05:02 am
Waad salaamantihiin dhamaan asxaabta reer xamarbille sharaftaleh ee meesha isugutimid walaalayaal waxaan umaleynayaa in meesha leysugu jiro lood kii hore iyo lood kii danbe aniga waxaan ku jirey lood kii danbe magaceyga waa mustaf kheyre(dhiiglawe) waxaan degnaa guryaha kasoo horjeeda xamarbille masjidka sheeg cabdi fote samiira. alvis ama cade hadii lagaranaayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RIJAALL-YARE

Saturday, March 17, 2001 - 01:33 pm
to;dhamaan dhalinta soo booqday bayjkan si ay ula kulmaan dadkii kala firxaday markii dagaaladii sokeeye dhacay dalkeenii hooyo ku waasoo dunida dacaleheeda kala jooga isla markaana jecel si ay iskula kulmaan mardambe ileen dadku way wada dhasheenee odoyaal kursi doon ah iyo mid axmaq ah oo layiri ku waasaa bari xoolihiini dhacay ee sidaad ku soo ceshan lahayd waa adiga ragnimadaada
marka yaanan hadal idinku daalinine waxaan u furayba bayjkaan waa caynkaa uun si asxaabtii dariskii isjeclaa ay ishelaan ayagoo isku buka ogsoona waxii dhacay waxay ahaayeen qalad aynu galnay ee aan dib isi imaano aadbaana ugu faraxsanahay sida xishmada mudan ee uu qofwaliba oo beyjkan so booqday uu si wacan u hadlayo waxaabaan is iraahdaa bari huruu wadankii hagaagi lahaa hadayba shacabku sidaa udhaqmi lahaa.
waxaan kaloo su'aal waydiinayaa mahamed-yare oo yiri saaxiib naynaas ma lahayd adigu inteedse ka degnayd xamarbille.
hadaan hadalkayga soo gunaanado waxaan jeclahay qofkii doonaya in uu laxariiro qofkii uu halkan ka garanayo in uu uga tago emailkiisa si qofwaliba uu iisi u noqdo xariirka hadaan kayga ku hormariya korna aan ku soo xusay emailkayga waa (.qurbaawi2@hotmail.com
waxaan idiin rajeynayaa himilo iyo hadadiila wacan
qofwalibana uu ku noolaado nolol ayatiin leh iyo caafimaad aan guurin barwaaqo bash bash diintuna ay ku dheehantahay Aamiin aaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiN
BY;RIJAALL-YARE OO IDIN LEH SIDAA IYO NABADGALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed,nuur

Wednesday, March 21, 2001 - 04:22 am
aniga waxaan ahay reer xamarjadiid waxaan dagaanaa garoonka kubada cagta agtiisa muqdisho stadium.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anwar

Thursday, March 22, 2001 - 05:11 am
Waxaan halkaan kasalaamayaa dhamaan reer xamar jadiid waxaan halkaan ka aqoonsaday irde waan kusalaamay irdhe sxb waa nin layiraahdo ANWAR waxaan umalaynayaa in aad ixasuusatit injastoo aay mudo dheer aan is arkin waxaan restoranti kulaheyn ceelka huguf hoostiisa waxaana walaalo ahayn anis iyo kiikii,wixi reer xamar jadiid ahoo asxaab aan aheyn waxaad igala soo xiriiri kartiin
anwar_aseyr@hotmail.com waad mahadsantihiin dhamaan reer x-jadiid,x-bille howl wadaag agagarka baar ubax iyo cawo idka.by anwarqadafi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIYAAL-TALEEX

Saturday, March 24, 2001 - 04:59 am
hi all ani waxa ahaa ciyaal hodan qas ahan waxan degna taleex hadaa taqaniin dukaaan la dhihi jirey karamardha marki danbe lo baxshey qadar waxa saxabi aheyn ciyaalkki dhagoolyaasha waaw taleex or hodan waxa fadi kuso korey dadki bilabay in lajeexo ciyalkas e ahayeen war aweyi dadki layaqiinay aqiyaarey waxi ciyaal hodan aha ha ilA SO XARIIRAN I MISS THEM BADLY BYE ALL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIIFBAAFDMX

Saturday, March 24, 2001 - 06:19 pm
waan idin salaamayaa dhamaantiin waa axmadmuuse oo ku magac dheer go,le oo daganaa xamar jadiid iskool amiir nuur agtiisa ciddii igaranaysa igala soo xiriir axmadaahir@.hotmail.com by

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.