site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan raadinayaa wixii isaaqa rag iyo dumarba halkan oo eega

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Waxaan raadinayaa wixii isaaqa rag iyo dumarba halkan oo eega
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassan

Saturday, February 24, 2001 - 09:09 am
waxaan ahay nin ku nool magaalada minneapolis {mn} ee usa wixii reeraha ah halkan ayaan u furay ee well come

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhool

Sunday, February 25, 2001 - 04:43 pm
To: Xassan
walal waad salaman tahay.
walal xassan adigu ma,waxaad tahay (QABIIL)
doon mise Qof friendly ah dhalinyarta oo dhamba amaba wixii kula soo xarriri kara oo barasho doonayaba amaba raadinaya ayaad tahay?
bal iikala sheeg wallaal hadii aan sixun wax ufahmayna waad isixi kartaa xasan.
balse haddi aad meesha kuqortay hal (QABIIL)
waxaan umalaynayaa. sidii wacan inaad usaxan kartid,
balse waxkastoo aad kawadid alaha kuufududeeyo Aamiin, hadii aad ka,xumaatay message kaan wallaal iga raali noqo 100%
khayr ayaan kuu rajeyn, bye dhool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Sunday, February 25, 2001 - 07:49 pm
xasaan bal waran

maxa'ad haysaa niyaw mn eega waran iyo duriyada joogta

waa nin HY'ah oo xagan kaa leh nabadgalyo inadeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 07:54 pm
reer kiina was

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faxar

Friday, March 02, 2001 - 06:48 am
to xassan

waan ku salaamay xasan salaamu calaykum

walaal barasho wanaagsan waxaan ahay gabar

reerka aad sheegayso ah maxaa haysaa oo

aad iskugu kaayo yeertay wax nooga sheeg?

barasho kaliyaa haday tahay barsho wanaagsan.

noqona inaadeerkii jira sidaa iyo nabad galyo

salaamu calaukum my bro xassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farax

Friday, March 02, 2001 - 06:52 am
to xassan

waan ku salaamay xasan salaamu calaykum

walaal barasho wanaagsan waxaan ahay gabar

reerka aad sheegayso ah maxaa haysaa oo

aad iskugu kaayo yeertay wax nooga sheeg?

barasho kaliyaa haday tahay barsho wanaagsan.

noqona inaadeerkii jira sidaa iyo nabad galyo

salaamu calaukum my bro xassan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xassan

Tuesday, March 06, 2001 - 01:07 pm
to:dhool walaal waad salaaman tahay : walaal hadii aan kaaga jawaabtaadii walaal anigu beejkan waxaan ufuray dhalinyarada duriyada oo kaliya markaa hadii aanad ahayn duriyada fadlan adoo raaliya dib u noqo soona hubso ciwaanka korku xusan mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 01:08 pm
to xassan,
waad ku mahdsan tahay, anigun waxaan ahay gabadh reerka ad sheegayso ah, walee waxaad tahay nin dhiig leh ee halkaas ka sii wad.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdi kariim

Friday, March 09, 2001 - 06:51 am
to.saaxiibka bage-kan furey


saaxiib waan akhriyey hadalkii aad soo qortay dee waxba isugumaad yeedhin dhalinyarada isaaqa ah ee wax sheeg oo macno keen oo dhako keen ,
waxaanse ku weydiiyey meeshaad joogto miyaa qaadka lagu cunaa waayo nin mirqaankii ka hadliyey waxna aan hayn ayaan kuu arkaa calaa kuli xaal mahadsanid byeeeeeee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sdheere

Friday, March 09, 2001 - 07:30 am
to dhool iyo hasan waxaad meesha ku haysaan majirto mana arkin aduun ka meel qabiil lays ku shukaansada wax ceeba ayaad caado moo deen hadii aad qabtaan su aalo dheeri ah lasoo xiriir -

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maydal

Thursday, March 15, 2001 - 02:50 pm
Waa runtii Abdikariimoo fartiiisaan garanayaaye, NIN DURBAAN QAATAY ILAAQ DALBAYE, dhako keen. Maxaad reerka jinkiisa iyo insigiisa, wadaadkiisa iyo wabiinkiisa isugu yeedhay. Hore u soco.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoos

Monday, April 09, 2001 - 06:39 am
to:xasan.muruudka maqaamka shiikh isxaaq!

salaan bacda salaan aad ayaad ugu mahadsan tahay,isagu yeedhka duriyada runtii manaha aha wax laysku saluugu.anigu waxaan ahay duriyada waanay isoo jiidatay baaqani,waana loo baahana in shiikha halkan laga siyaarto,qolyahaa yidhi maxaad haysaana waxaan leeyahay waa siyaaaradii "SHIIKH ISAXAAQ:SHALI LAA YAA SHIIKH ISAXAAQ,AL MADAAD YAA IBNA ISAAQ"waliba hadaaynaan maydh tagi karin halkan ayaynu ka digriyaynaa,hana dag degina saaxiibayaal,meel kasta oo aad joogtaana waxaa iga dardaarana"lix halkaad ku joogtaan is jacayl ogaada,carab iyo labadiisa daan way is qaniinaane,hadaa yara dirirtaan,ha ku dheeraanina,nabada dabadeed naxliga daaya"ma waxaynu ka liidanaa in kasto ay yara denbi tahay,ninkii ciida gale aa markuu maqlay geeridii salaan carabay yidhi salaan dhimay,cali dhuuxna waa nool yahay,ilaahayoow waa inoo godob!cali dhuuxna wuxuu ahaa ninkii dhulbahante ee silsildii deelay da furay salaana ay isaga jawaabi jireen wixii isaaqa ku saabsan.salaana waa ninkii yidhi "gujiska badaan uga dhignahay gabiga dooraade,nin godab isaaq bartaan gaadh ka hayaaye"gooshaaash.fadlan hadaad barashada isaaqa kala soo xidhiidh mohamoud_9@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dumbuluq

Monday, April 09, 2001 - 02:45 pm
Allaa, inaadeer meeshu barako badanaa

Salaantaan ka helay
shalaadkaan la dhacay

RABOOW, MAQAAMKA DURIYADA KALKAAL
waxoogaa fooxa, iyo furcade, ayaa dhawaan la iisoo diray.
markaa, marmarkaan, cidloodo ayaan fooxa ku ridaa
oo furcadaha yara marsadaa
markaasaan, shidaa cajalad CABDIQAYSA...AWLIYO ALAAY ADEEGA..
TOLAAY NABIYOOW TOGBAA I XIDHEE,
XAGEEN KUUSOO MARAA YAA MAXAMAD

MAGACAA DURIYADAA ISOO JIITAY
ILAAHOW TOL HA NOO WAAYIN

WARMEST REGARDS
OSLO,NORWAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Tuesday, April 10, 2001 - 06:25 am
dumbluq adaaba foox haysta LOL allah maxaan qoslay LOL war niyaw aniguu meel bila foox ah oo aanay muslin iyo muuse cabdle tuuna joogin baan ku go'ay


hoos shella allah yaa sheikh isaaq ilaahay hadoo nafta ee daayo waa in'aan siyaarta maqaamkii maydh' bari dhexdaas ah anoo hurda ayaan sheikhii ku riyooday isaguu nuuraysan oo gadh cirre leh wuxuu iga waraystay duriyadiisi dumar iyo ragba xagay ku dambeeyiin walaahay wax allaleh iyo wax aan uugu jawaabo waan garan waayey mar baan is idhi maa tiraahda awoowe caruurtadi horta ragii habar habar bay u kala baxeen dagaalna dhex mar ,dumarkiina mid wanaagsan iyo mid dhilowdana la arag hadana waxaan is idhi waxba ha ka nixin odayga ii warka u macaanee waxaan uugu jawaabay awoowa waa iska oraydh ii waxba ha ka war warin janada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faarax

Tuesday, April 10, 2001 - 06:33 am
hoosoow imikaan ku gartay arab ba'ad tahay LOL lix halkaad ku joogtaan dagaal laabta ku ogaada qoorta hadee laydin jarana lugaha meer meersha waa ninkii arab ii balaayada ahaa allah ha u naxareestee isaga iyo wixii duriyada ahaaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

marwo

Wednesday, April 11, 2001 - 02:21 am
hahahahahahah ala qosol weynaa
ilaa gowsdanbeedkaa imuuqday sidaan u qoslayey
ilaa dadka saar baa wada haya waar waa duriyada beryahaa wax sitaadaa weydeen show oo waxa idinlkaayey ardooyinkii.. waar anaa sitaad kiina haya..

maalintii labaqaayo batuuna NEbayaay aan bilaale lahaysan.
batuuna NEBAAy maalintaa na badbaadi batuuna NEBAAY,,


Horta qofkii page kan naxooooooow nafta waa alaa maxaan u baahnaa inaan helo meel ragii isku helay. Balsheeka yar oo baahida qabiilka ah aan idiinka sheekeeyo beribaan qaxay markaasaan waxan raacay eedaday oo dhul bahante qabo Kismaanyaan tegey, runtii maalitii aan xamar ka baxay ayaa iigu dan baysey nin isaaqa naag la qabo mooyee.. waxan ilaa Kenya lasocdey daarood inkastoo aanan wax dhiba kala kulmin hadana lix bilood ayaanan arag nin isaaq sheegta.
runtii waxanu ahayn habla badan markaa qofwalba sibuu u fekeraa balse aniga iyo inan waxa dhibaato haraad oomane waxanu ooynaa oohin aad moodo in waxnaga dhinteeen waayo baahi weyn ayaanu qabney markaa waxan uga socdaa aad baan ugu farxay markasta page kan waan idiin sii wadi sheekada waa dheer tahay..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Wednesday, April 11, 2001 - 03:51 am
waad salaamantahay! gabadhii kuleh isaaq baan ahay
ee hadana leh qabiil waan diidanahay,waa mid jecel reer koon fureed ee halkan waxaa ka hadli kara kuwii isaaq oo kaliya ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAXAR

Wednesday, April 11, 2001 - 06:14 am
to:MAQAAMKA SHIIKH ISAXAAQ

waar yaadhahen waa salaaman tihiin dhamaan duriyada ilaahay hay noo naxariisto,hayna isu keen galiyo,kalgacayliyo rixin dhawrsan.walaalayaal oo toloow miyaanay inooo ekeen inaynu fataaxada u raacino,dhamaan mujaahidiintii SNM kuwii ku shahiiday halgankii xoraynta iyo badbaadada shacabkoodii la rabay in la cirib tiro ee ay xaga rabi iyo xarbigii SNM ka noqon wayday.xaqiiqdii ibna xalaal maaha ka marka la soo hadal qaado SNM wanaag ku xusi waaya,sida u ducayn kuwii shahiiday iyo xurmayn kuwa badbaaday,hana xaqirina waxay ka mudan yihiin mujtamaca SOMALILAND.waxaan kaga baxayaa "NIN DORAAD OGSOONAA,HALKII DAADO LALA MARAY,JIDH DUBAAXI MAAYEE,NIN GAR IIGU DUDAYOOW DARMO HAYGU KALA BIXIN"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hoos

Wednesday, April 11, 2001 - 06:58 am
to:faarax

salaan bacda salaan,ma ihi arab laakiin kama fogi reer kasta oo duriyada ah.waana lasoo qaadanayaa nin kasta oo duriyada ah oo ka tagey taariikh iyo xikmad ba,markasta oo ay timaado marxalad la mida kuwa ay xikmadaasi ka turjumayeen lol.hadaad aniga rabto inaad ogaato reer kaan ahay,waxaanu isku reer nahay ninkii yidhi"NAFTA DOOJI MOOYEE XARAGO LAGA DAWAAREE>KAFADAHA DALOOLIYO MINDIYAA DAABKA LA HAYAA<DAAROOD SIDUU BERRI AHAA LOO DAD QALATOOWE>LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/salaan

Wednesday, April 11, 2001 - 01:24 pm
maashallah maqaamka waa inaan kabaha u bixiyaa horta

soo galay dumbuluqoow xooga foox aah maa kaa heli kara?


duriyada xagaa ka sii wada dadaalka sheikhii iyo SNM u duceeya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, April 11, 2001 - 05:51 pm
asalaamucalaykum
SALAANTAA ISLAAMKA KA DIB ANIGU IIDOOR MA IHI ILAAHAYNA KAMA BARYIN. LAAKIIN MEESHAAN AKHIYEY OO AAN KU ARKAY WAXA AAD KU QORTEEN IIDOOR. WAAR SOW ILAAHAYBA MA CAABUDAANE SHIIKHIINII BAAD CAABUDAAN
WAX YAABAHA QAAR KOOD WAA DANBI LAMA YAABANI IN AAD QABIIL ISUGU YEEDHAYEEN, LAAKIIN ALLE KAFOGAADKA BAAN LAYAABAY. NINKAA MN JOOGAA WAARUNTII OO TOLBUU UBAAHAN YAHAY WAAYO WAA MAYNOORATI MARKA SOOMAALIDA KALE LOO EEGO OOWAA LAGAGA BADAN YAHAY CISAAQ AMA IIDOOR.
BYE NOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, April 12, 2001 - 06:37 pm
To ninka maqaalkan furay
aad ayaad u dadaashey waadna kumahadsan tahay
inaad duriyada isu doonto laakiin isugu yeeridu maxumee maxaad isugu yeertey waa inaad qorshe degsan heysaa marka aad magaca soo qaado waad ogtahay in lawada istaagayo.
Runtii markii aan maqaalada dadku halkan ku qoreen akhriyey waa qaar aad u wanaagsan
Illaahay halaga cabsado hana laga fogaado waxyaabaha dulmiga cibaado la'aanta iyo towbadseega ah ee aakhiro iyo aduunba idin seejinaya
hadana nebiga kuwada saliyo shiikhana faataxada haloo maro in illaahey janadii kawaraabiyo
aaaaaaaaaaaaaaaamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
waa walaalkiin amiir oo idin leh kulan dambe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kitte fiqi

Saturday, April 14, 2001 - 05:07 pm
to:maqaamka

waa salaaman tihiin bacda salaan,dhamaan isaaq iyo umada soomaaliyeed ba ilaahay ha u naxariisto,hana gaadhsiiyo himiladooda,hana ku gargaaro reer kastoo soomaaliyeed oo wax qabsaday.isaaqow noolaada,soomaalina ha noolaato,waanaaaga waa lala jeclaada walaalkaa aynu u ducayno walaalaheena soomaaliyeed in ilaahay dhibta ka saaro,hadaynu dhal awliyo nahay,cigaal aynu ka ducaysano in ilaahay xaqa garansiiyo ooo aanu mar danbe xabaalaha dadka la xasuuqay ka dul akhriyin khudbadii 1987 kii june ee lafihii dadkii la xasuuqay daadku markuu soo saaray ee dib loo aasayay uu yidhi waxay ku dhinteem lama garanayo,ee la wada argagaxay"WAA XABAALIHII MALKO DURDURO"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALIYOO_MIDOWDAY

Saturday, April 14, 2001 - 05:30 pm
S/Calaykum ALL!!!

Get some education idiot and realize that for the last ten years QABIL is what destroyed your homeland....... and by the way QABIL is what brought your ass begging welfare to QURBO...grow up and instead of looking people by the clan they are from...look and meet them by Walaltinomo Guud... i hope next time i visit this page i see your ass more mature and educated than before...ta-ta!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.