site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Wiilal iyo gabdhaba haday daacad idinka tahay xafiiskayga la xiriir anaana kugu xiraya dookhaaga

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Wiilal iyo gabdhaba haday daacad idinka tahay xafiiskayga la xiriir anaana kugu xiraya dookhaaga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xalaal jecle

Saturday, February 24, 2001 - 03:48 pm
salaamu calaykum
bogan waxaan u furay in aan iskiin baro oo aan la raadiyo qof walba dookhiisa ama siduu u jecel yahay wehelkiisu inuu noqdo.
markaa waxa kaliya ee lagaaga baahan yahay inaad isa soo sharaxdid sidaad u eg tahay
iyo qofka aad doonaysid inuu noqdo wehelkaagu sida aad doonaysid inuu ahaado ama u ekaado
mida kale ee ugu mihiimsan waxay tahay waa inaad sawir aad leedahay oo arag wanaagsan leh in aad soo dirtaa hadii kale dantu waxay igu kalifaysaa inaan iska kaa ilaawo
ANIGA DANTAAN KA LEEYAHAY
waxaa weeye inay yaraato xaaraanta iyo xumaatada
bulshada soomaaliyeed ee qurbaha joogta ay hadeer ku dhaqanto
iyagoo ilaaway diintoodii iyo dhaqan koodii
markaa qofkii xumaato u arkana wuu ila soo talin karaa iyo waxaad igu siyaadin kartidba
e malka aad igala soo xiriiraysaa waa
hadad911@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 04:17 pm
salaamu calaykum hanad
aboowe waxaa la i dhahaa ayaan mohamed
waxaan ku noolahay UK
walaal cimrigaygu waxaaweeye 26 dhererkayguna
waa 5/7
midabkayguna waa meel dhexaad
sawikaygii iyo wixii kaloo faahfaahin ahna waxaan kuugu soo dirayaa e mail kaaga
waadna ku mahadsan tahay sida sharafta leh ee aad bogaan noogu furtay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Sunday, February 25, 2001 - 04:24 am
ku xalaal jecel
waxaan ahe wiil dhalinyara ah oo 29 jir ah waxaa aan ku noolahey NL[netherland] waxaa aan ahey wiil wax bartey oo heysto diploma iyo certficaat shaqeystana oo heysta shaqo joogto ah[vast]
waxaa aan u soo jeedaa inaan guursado waxaa aanan rabaa gabar iga yar qiyaastii 2 sano ilaa iyo ka hoos marka waxaa aan kaa codsanlahaa hadii ey run kaa tahey inaad igala soo xiriirto adareyska
samad_ali@hotmail.com
sadaa iyo nabad gelyo
samad
ik vervagt je antwoord

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 02:07 pm
sawiro ma haysaa aankala doorano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUUFEY

Saturday, April 07, 2001 - 07:19 am
ASSALAAMU CALAYKUM DHAMMAANTIIN...........
MAGACAYGA WAXAA LAY YIRAAHDAA YUUFEY..WAXAANA DEGANAHAY USA WAXAANA AHAY SINGLE ..........
WAXAAD LAYGA HELI KARAA EMAILKAN.........
YUUFEY65@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iddil

Saturday, April 07, 2001 - 05:23 pm
marka hore salaan iga gudoon yuufey waxaan ku su aalay xageebaad ka heshay yuufey.ana waxaa la iyidhaahdaa iddil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saciid

Sunday, April 08, 2001 - 01:54 pm
To:Xalaal jecle
Walaal waan ku salaamay salaan ka dib noo faah faahi sida aad isugu raadinaysid ma aha inaan kugu diidanahay ee waan kugu raacsanahay haseyeeshee waxaan u baahanahay sida aad isugu raadinaysid waadna ku mahadsan tahay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.