site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAA KU ARKAY WAA KU CAASHAQAY)SIDEE U ARAGTAAN???CLICK HERE

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAA KU ARKAY WAA KU CAASHAQAY)SIDEE U ARAGTAAN???CLICK HERE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Sunday, February 25, 2001 - 11:08 am
warbbixinta waa ku arkay waa ku caashaqay hadaa rabtid in aad wax ka korsatid i la soo xiriir
wixxi faah faahin ahna wax iga soo waydii ya!
waa arin layaabloo
waayahaan ba kuwareersanaa
yaa war cad iga siinkara
ha idiin macaanaato qisa macaan!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Wednesday, March 07, 2001 - 03:24 am
to qisa macaaan


waa ku salaamay wiilka maogtahay in jacaylku

yahay aragti kaliyaa oo ay kaaga dhacdo

miser waxaad tahay dadka hada baranaaya jacaylka

waxaan filayaa in rabitaanka qofka kaliyaa uu ka
abuurmo jacayl ogow ku arkay ku jaclaaday

in ay jirto waa wax caadi ah walaal

hadii aan qaldamay waxaan ku lee yahay sorrye

hadii kaler doodu waa inoo furantahay jaaler

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Wednesday, March 07, 2001 - 01:29 pm
to canab

waa salaamantahaym marka hore mida labaad waa ku mahadsantahay faahfaahintii aad ii soodirtay
hadana qofyaheey meesha waan ku cusbahay ee ogow
maan aqoon leenkaan cucub mar laba bilood laga joogo baa wiil itusay hadana aad u ma qiimayn jirin so waan ogahay sikhlad in aad u fahantay faah faahin taydii aniga waxaan ka waday laba qof oo boobsiis isu galay hadana boobsiis ayeey kukalatagi doonaan amean guur aanan laga fiirsan
hadaa rabtid in aad arag tid homepage cusub aan hada sameeyay waad soo fiirin kartaa at www.koolpages.com/shafici ok waayahay wixii dood ah na waa inoo furantahay waa sidaa u sheegtay waa yahay ee hakuuu macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jacayl

Wednesday, March 07, 2001 - 02:18 pm
to canab

waan ku salaamay marka hore,marka xigase
waxaan rabaa inaan kuu sheego wax jacayl la
dhaho ma jiro, balse waxay tahay labada qof
siday isku fahmaan.war jacayl adigu maxaad
tahay marka hore? haduuse jiro sideed u eg-
tahay saaxiibow? war canab bal faahfaahin
jacayl wax iga sii yarta.
jacayl

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khabiir

Wednesday, March 07, 2001 - 09:41 pm
TO:ALL
ciid wanaagsan
akhyaarta dhamaan waad salaamantihiin,
to;canab
abaayo jacaylka sadex nooc ayaa lagu soo kooba inuu ukala baxo waxaana ugu liita ama ugu xun (ku arkay ku jeclaaday)wixi faahfaahin ah waad iga heli doontaa haduu ilaahay idmo
to;jacayl
bro wuu jiraa waxa jacaylka layiraahdo kumana xirna isfahan qofka aad jeceshahay adiga oo aan isfahmin ayaad u qaadi kartaa jacayl tusaale ahaan(boodhari)oo kale marna lama uusan kulmin hodan,waxaa la yiri hal mar ayeey ugu dhawayd inuu arko markina waa u suurta gali wayday waa isagi lahaa
harka galay hurdo waa xuntahay hoheey maxaa i sexshay
bal inaan habaarahay hodan maxaa i weedaarshay
marka walaal culumada jacaylka marka ay qeexayaan waxa ay ku qeexaan......anaa kuu soo gudbin doona haduu eebe ogolaado
to;qiso macaan
walaal aade baad ugu mahadsantahay beejkaan qiimiga badan ee aad noo furtay waana kaaga mahad celinayaa marlabaad
ha idiin macaanaato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Friday, March 09, 2001 - 08:26 am
salaamu calaykum dhamaan

to khabiir
walaal waad ku mahadsan tahay sida ood
wax noogu faah faahisay tan labaad
walaal boodhari saw hodan hawada kama caashaqin?
maxaad ii gu diidaysaa in ay jirto ku arkay oo
ku caashaqay in ay jirto?
saw ma jirto hal mar oo aad argto qaf in aad rabi karo? hadaan qaldamay waad i sixi kartaa bro

to jacayl
walaal waxaad tiri ii sheeg waa laguu sheegay ee
ogow oo aqriso

to qiso macaan
walaal maxaan ku qaldamay?
maxaa uu yahay bajka aad furtay?
maxaa ser lagala soo xiriiri?
walaal hadaan qaldamay hadaba i sax oo iga daa
soo noq noqoshada kaler
waa inoo furan yahay kaftan ku xagayga
bye sxb aan bogan ku bartay dhamaan tiin
to

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Sunday, March 11, 2001 - 10:56 am
aslalaamu calaykum
waraxmatulaahi wabarakaatu akhyaarta wanaagsaneey
to:khabiir
waa kusalaamay khabiir waa mahad santahay mida koowaad taas oo ah si aad u cadeeysay in ay uu gu xuntahay {kub arkay ku caashaqay} war gabadha ig dhica baan ku iri anagaa is la rag ahee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Sunday, March 11, 2001 - 11:02 am
to canab
hi waxaan u maleenaya in aad heshay maasegkeeygii
is barasha wanaagsan laakiin anga iyo adiga waxaan u maleenayaa in aanan aad isu aqoon mida 1 magacayga waxaa layiraahdaa shafici waxaana joogaa mpls minnnesota hada jaanis u mahayo in aan wax badan kuu soo qoro laakiin marakale baan intaan inkabada baan kuu soo qori doonaa baaan filayaa
adigan waxaan kaa su gayaa magacaaga amean to meet
each other very weel peace and if get a minute ti visit my new home page please sign my guestbook bye see u if u wanna e mail me u can e mail ahmed55404@yahoo.com bye see u next time take care u self and each other

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QIsa macaan

Wednesday, March 14, 2001 - 06:26 pm
to:canab

waad salaamantahay abaayo waxaan u maleenayaa in eedaan fahmin bogaan waxaa ufuray danta igu kalif tay in aan furo bog loo gu magac daray{waa ku arkay waa ku caashaqay}bogaa soo jeedadiisii aheeyd in aan faahfaahin idinka sii yo waxa isoo maray ama waxa aan ka arkay waan ku arkay waa ku caashaqay hadaa rabtid wax waad iga waydiin kartaan akhyaarta bogaan akhrisata hadii aad rabtaa bye see u next time take care your self and each other

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Wednesday, March 14, 2001 - 06:32 pm
to: all visiters

walaalayaal waad salaamantihiin kutigiin waxaan idinka siin lahaa waxaan ahay mida koobaad waxaa ku fiican dadku in ay aad isu bartaan angia magaceey ga waxaa layiraahdaa shafici dadana waxaan jiraa 17 waxaan ahay nin usa jooga oo xaafid quraan ah hadana wax baan bartaa hada rabiin akhyaarta boga akhrisatooy in aad ogaataan more about me ask me a questions waana noo furantahay kaftanka waxwalba wixii lagu yaqaan jiray dhalan yarada ee halis barto ban oran lahaa ahidiin macaanaa bye see ya next time take your selfs and each other

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Friday, March 16, 2001 - 05:44 am
waa isin salaamay salaamu calaykum

to: qiso macaan
my bro waan ku salaamy waan aqriyay qoraalkaaga,
kor ku xusan waanad ku mahadsantahay,
balser maxaad u fur furi wayday ciwaanka sare ee
ah ku arkay kuna caashaqay si su aalo lagaaga,
waydiiyo waayo dood ayaa su aalo ku yimaadaan
tan kaler ma waxbaad jaclaatay? mise waa lagu jaclaaday? walawo ay yartahay dadaadu kaliyaa maaha in aad e mail reebto ee waxaa loo baahan yahay waxii kugu kalifay in aad porugaraamkan
noo sheeg iyo qisaday ku timid soomaalidu waxay ku maah maahdaa WARLAHELAA TALO LA HELAA
soo daa warka my bro
waxaana kaagaga tagayaa isma dhaafno hadii aan
qadamayna waxaan ku leeyahay i sax oo cafwan bro
byeeeeeeeeeeeeemybro qiso macaan ama shafici

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Saturday, March 17, 2001 - 10:57 am
to:canab

waad salaamantahay canab i thing canab is your really name right so waan aktiyay qoraal kaagii qaaliga ahaa waxaana kafahmay in aad tiri maxaa ku gu kalifay in aad furto bogaan sheekada halkaan bee ka bilaabandoo taa.
hadaba marka hore aan horu dhac aan kqa sii yo sheekada,
sanadadaan denbe waxaan u fiirsan jiray dad ka soomaliyeed khaas ahaan dadka aan saxibada nahay iyo dad aan is kuulka aanu wada dhigano in ay is ka jir to waan ku arkay waan ku caashaqay taaso dhalan yaradii ba wada jiidatay,
waa arin layaab loo maal mahaan ba ku warersanaa
bal iga hooya sheekadan lamagac baxday waan ku arkay waan ku caashaqay.
maalin sanadkii lasoo dhaafay baa waxaa ku dhacday arintaan arin taano kale taaso wiil kiiba waali ku ridi rabtay subax sanadkii lasoo dhaafay baa waxaa is kuuka timid gabar soo maliyeed oo aas u qurux badan taasooo dhalanyaradii ba soo wada jiidatay mdi aan idiin sheegaayo baa ku jiray waxa gabadha jeclaaday waa taqaaniin baa u maleenaya dhalan yarada soo maaliyeed hadee gabar qurux badan ee arkaan waxaa weeye mid walba wu xuu is lee yahay yaa la gaaga hor marin taasoo dhibaato ween keentay xataa in lais ku dilo hadab yaan hadal idin ku daalininee waxaa dhac day wiilkii saxiib key ahaa in uu is badalay gabar taa daraa deet gabar tuna ee tahay mid aa nan aqoon shukaansigaba amean markuu maagaba in uu hoos uu gu dhigo waxaa laga yaabaa mar mar ka qaar kood in uu u dhiibo hadalada waa ween taasoo marka gabadha aadan aqoon in uu yiraahdo gof yahay [ana garoorkaaga mee guu marayaa] hadaba waa dhibaata ween hadii qof tii lawada jecelyahay misana gof tii shu kaansi aan gaarin dhalan yarada jecel qaaar kood baa gabdho ku dhax koray misana maya qaanaan meel sheekada laga bilaabo taasooo ah dhibaato ween caadi waaye hadee qof tu ayb tahay in flight 13 laakiin in ay dad ka soo dhax gasho wiil kii saaxiib kay ahaa baa wuxu igu yiri nin yahoo gabadha caadi ma aha mar kaasaan iri sabab wu xuu yiri gabadha afsoomaligii baa ku adag midee da kale wuxuu igu yiri waxaan u maleenayaa in ay tahay ree xamar markaasaan iri maxaa ku jaban hadee tahay reer xamar iyo hadii kale wu xuu igu yiri wiil aanu saaxiibo ahaan jirnay baa maalin gabar reer xamar ah shugaan saday asa guna waa dhul bahante sii khaldaan weeyn wee u markuu gabadhii uu u tagay buu shukaansigii bilaabay suu u shu kaansanaa yay bee wexee tiri waa soo laaabanaahooyaa mar kaa suu yiri na xagee aadeesaa mar kaasee waxeed tiri waaa sooo xaaaraaayaaa markaasuu niyada kayirir war aa baheed was tadaan maxee tahay su bax dii markuu ii yimid baa waaxaan ku iri war naag tii xalay maxee tiri wuxuu yiri taas naag mee sanba aheeyn markaasaan waxaa iri sabab wxuu yiri war war awoo geed lacadaab ta saan uugu sheekee nayay beee waxee tiri waaasooxaaraaa ma anaa gur geeda dan be ku laabta so shee kada inteeda dan bee mar kale baan suu qori doonaa si daas iyo nabad galyo iyo nooli sugantee canab if u wanna visit my new home page sis u can visit i thing if u see my new home page u will enjoy sis at www.koopages.com/shafici then enter and u will see my home page byee ya peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Tuesday, March 20, 2001 - 02:35 am
salaamu calaykum

to qiso macaan

walaal waad ku mahadsan tahay sida aad noogu soo
bandhigtay figradii kugu kaliftay furi taanka
bajkan balser waxaan filayaa in ay tahay maah maah
dii soomaaliyeed ee oranaysay

dunidu waa caynba cayn

waxaad ceebta u taqaan qofbay camalkiis tahay.

wlaal xaga magaca waa kayga saxda ah
sidaa iyo qoraal danber

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xUMOOW

Tuesday, March 20, 2001 - 08:36 am
TO:all


ANIGA WAA KU ARKAY WAA KU CASHAQAY WAXAAN DHAHAA MARKUU REEMIS I HAAYO KALIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qisa macaan

Monday, April 09, 2001 - 07:58 am
To canab

waad salaamantahay canab salaan kadib waad ku mahad santahay qoraalkii aad iisoo dirtay waxaan u maleenayaa anigaad war iga sugaysaan soomaaha so maxaa isku dhacaya qofyahay halkaan waxaa is ku dhacaya khayr iyo bar waaqo wax war ah maxaad heeysaa aniga halkaan mpls minn usa waxaan ku haayaa somaalidii in ay maalin ala keeno ay is guursanayaa mideeda kale waxaa laii sheegay in ay dhacday maalin dhaweed wiil iyo gabar oo is aroosay aroos koodiina waxaa ku baxday 15 iyo toban kun oo doolar ah after 2 weeks na way is furaan maxaad u malee nee saa reer kaas waxa kala kaxeeyay? wayahay mahaa yo waqti fiican aan kuu gu waramo qofyahay ee i will talk to you letter and i thing i told u this if u wanna visit my home page here is the address
www.koolpages.com/shafici and if u go there please sign my guestbook bye hakuumacaanaato qofyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

canab

Saturday, April 14, 2001 - 09:02 am
To qiso.macaan

waad mahadsantahay walaal marka hore salaanta
aad ii soo dirtay iyo xiriirkeen sida uu u fiican yahay runtee barashadu maahaha kaliyaa jacayl iyo iwm. ee waxaa ugu qaalisan tan walaaltinimo ee ina dhex martay waxayna soomaalidu
ku maah maahdaa barasho horteed hay nacin.
markaa walaal noqo mar walba walaal jira.
waadku mahasantahay wararkaad i soo siisay laakiin
nin yahaw maxaad reerka islaayaya u dhax gali wayday ood isagu soo celin wayday,walaahi waxay ila tahay in aan aroos jirine ay ahayd dhoolatus uun waayo ilaah ayaa lagu caasi garoobay nimcadiisiina waa laxajin waayaya markaa hadaan allah loo noqon lagaari maajo wanaag badan tan kaler in yahaw jacaylkii amaar horay loo soo jilay oon waxba lala iman sariirta ,lol ,taasi waa iska kaftan ee ogow,
waan soo booqday address isoo qortay aad ayayna u wacnayd bayjkaagu hakuu macaanaato ,
bye my bro. waa inoo iyo qoraal danber

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khabiir

Saturday, April 14, 2001 - 12:09 pm
QISOMACAAN&CANAB
walaalayaal waan idin salaamayaa,xaqiiqdi aad ayaan uga xumahay inaan mudo soo galin bogan sharafta iyo muunada leh,akhyaareey hala ii cudurdaaro waxaan waayay jaanis aan netka ku soo galo sababta oo ah waxaan qabtaa shaqo aan caadi ahayn,waxaanse rajaynayaa inaan la socon doono haduu ilaahay qadaro,wixi afkaar ah markaas ayaan is dhaafsiisan doonaa inshaa`alaah,akhyaarta ha idiin macaanaato

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.