site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

U r beautiful Somali lady tukata, shaqeysata, maan leh,

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : U r beautiful Somali lady tukata, shaqeysata, maan leh,
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHDI

Sunday, February 25, 2001 - 12:02 pm
Waxaan u mahadinayaa "SOMALINET" sida ay inoogu ogaalay inaan halakan walaalaheen kala xiriirno. Si aad iyo aad ayaan ugu baahneen gaar ahaan intayada degan meelaha aysan Soomalidu ku badneen.

Intaa dabadeed Waxaan ahay wiil 30 jir ah. Waxaan wax ku bartay maraykanka ilaa heer Jaamacadeed.Waan tukadaa, wax bal wad ah ma lihi, meel aad u wanaagsan ayaan ku shaqeeyaa waxaan soo bartay.Waxaan ka helaa filimada, heesaha, iyo wax alla iyo wixii iga fakirin kara.Nin reer magaala oo wax fahmana waan ahay waxaan taa ka wado halakan kuma sheegayo ee hadaad tahay qof waxad garta iska qiyaas lol.

Waxaan raadinhayaa gabar da'deedu ugu yartay 22 ilaa iyo 30, ah mid dhaqankeena iyo diinteena ku dhagan, fahamtay wadamada reer galbeedka faa'iidadooda iyo wanaagooda, guri iyo reer dhaqi karta. Intaa ayaa iigu muhiimsan.

Waan kaa war sugayaa. Hadaad meeleesantahay oo fariintana aragto aadna garanayso qof waxan ka soo bixi min fadlan la socodsii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAN

Sunday, February 25, 2001 - 01:33 pm
TO MAHDI.
WALAL WAAN KU SALAMAY,INTA KA DIB WAN AQRIYAY SHEEKADADA WAXANA TAHAY BAN U MALAYNAYA NIN WANAGSAN EE MATAHAY NIN WANAGSAN OO LA BARAN KARO, MAHUBTA MAHDI IN WAXA AAD KU SOO SHEEGTAY HALKAN RUN YIHIIN,ANIGU WAXAN JIRA 30 WAXNA WELI BAN BARNAYA WELI MA DHMAYN USA BANA KULA JOOGA HADII AAD RABTO INTA WAXKA BADAN SOO QOR EMAILKAGA. BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHDI

Sunday, February 25, 2001 - 06:54 pm
Waan ku salaamay Hodan emaylkaygu waa
mmahde@hotmail.com adaan kaa war sugayaa!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.