site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ikhyaar arin baan idiin bandhigayaa ee igala taliya waxaa i jeclaatay gabar ispanic ah oo aan Englishka aqoon waana diiday in ay iga horto isma afgaranayno ila taliya

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : Ikhyaar arin baan idiin bandhigayaa ee igala taliya waxaa i jeclaatay gabar ispanic ah oo aan Englishka aqoon waana diiday in ay iga horto isma afgaranayno ila taliya
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMUD

Monday, February 26, 2001 - 01:30 pm
Ikhyaata meesha taloo yinka kujirta dhamaantiin

waan idin salaamay salaan adib dhalainyaro

sidaan horay idiin ku xusayba waxaa ijeclaatay

Gabar ispanish ah oo aan meel kawada shaqayno

mpls ka mi ah Englishkana ma taqaan aniguna sipanishka ma aqaan

khatar bayna ujirtaa jacaylkay ii qabto lamana

xumayn karo maxaa yeelay waa bila aadan waana gabar yar

oo qurux baden marka dhalin yaro maxaan sameeya

wixii talo aadd haysaan ii soo gud biya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:43 pm
hadaydaan is a garanayn sidee ku ogaatay inay ku jeceshahay sxb arintaa nosoo cadee fadlan adoo naga raali aha

jeyte

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMUD

Monday, February 26, 2001 - 04:07 pm
Anonymous sxb marka hoe waan ku salaamay

Salaan kadib saaxiib hadaan kuu faah faahiyo

Gabadhan meel baan kawada shaqaynaa marka

waan isnaqaanaa balse xaga sheekada hadii

ladhaho isma afgaranayno saas oo aytahay ayay

hadan waxay itiri waan kaahelay eglish badena

mataqaan balse waan ku jeclahay iyo wix lamid ah

lee ka taqaan aniga isbaanish ma aqaan marka

meesha dhibku kajiro waxa waaye iyda oo leh

markasta ilove you hadana aan iifaah faahin karin

wax sheeko kusaabsan marka saaxiib mudo bilooyin

ah ayaan wada shaqaynaynay marka sheeko hadii

layiraahdo waxay akhriyaysaa luuqadooda

(karamalaatee kufaatee)markaan iraahdo maxaad

kawadaa waxaydhahaysa ilove you ok marka

wixii faah faahin ah waad iga heli doontaan

balse wixii talo ah igu soo biiriya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muslim

Tuesday, February 27, 2001 - 12:32 am
TO:MAHMUD
saaxiib gabadhu islaam matahay mise waa gaalo hadi ay gaalo tahay hanagalatashan hadii kale waa kula fiirinaynaa
mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

crazy-boy

Tuesday, February 27, 2001 - 03:04 am
Hi man !! su..aal mar ka hore!!! bro horta ilove u wax aad labood boodid ma aha sabatoo ah gabdhaba kudhaha qaar "i love u" iyagoo funny ama saxibtimo kawada .. lakiin suaashu gabadha wax aan "i love u" ahayn kuma dhahdo miyaa?? camal wali afka ma ka dhuqday..lol .."hugs".. ma siisay. banaanka ma wada aadeen ama cenema ama waxkale oo funny ma wada sameeyseen..?
bro gabadh hadday ku jeceshahay uma baahna inaad isku luuqad kuwada hadashan dar alaad u fahmaysaa ani i waydii anigoo afsoomli mooye wax kale aqoon ayaan ka dhexbaxay 100 nagoodh oo ajinabi ah ama ha i jeclaaden ama aan ka sameeyo markaas bro naagta ku noqo oo kasheeqe waa haddii aad rabtid oo aad ka heshay hana ku xidhin luuqad iyadaa dhoorbilod kadib barandoontee

ilana soo socodsii sida ay xaaladu ku danbeeyso? haddii aad wax kaqaban waydo bro isku magaalo"mpls" ayaan joognaaye ani gacmaha ii soogeli..lol.. iyadaa waryaa dhihi doonted maalin kadib ..lol

peace all!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.