site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

WAXAAN RAADINAYAA ARDAYDII SHIIKHSUUFI

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : WAXAAN RAADINAYAA ARDAYDII SHIIKHSUUFI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJMA

Tuesday, February 27, 2001 - 05:08 am
SALAAMU CALAYKUM
WALAALAYAAL WAXAAN RAADINAYAA ARDAYDII SHIIKHSUUFI
DHIGAN JITAY SANADKII 90 DHAMAYN LAHAA DUGSIGA SARE EE SHIIKHSUUFU SARE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

deeq xayle cismaan

Wednesday, March 07, 2001 - 06:16 am
Abaayo najmo waad salaamantahay, aniga magaceyga waxaa layiraahdaa deeq xayle waxaan ka mid ahaa ardaydii sheekh suufi marka abaayo waxaan rabaa inaan is wareysano marka emailkeygu waa deeq16@hotmail.com
fadlan najmo ila soo xiriir si aan isku wareysano aanan u raadino ardaydii walaalaheena aheyd ee aan wada dhigan jirnay sheekh suufi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Wednesday, March 07, 2001 - 01:01 pm
asalaamu aleekum

najmo walaal waa laguu yaqaan iskoolkaas anaana dhigan jiray oo sanadkaas kabixilahaa ,oo imtixaanadii isku diyaarinayay ,laakiin maa daama ay kasoo wareeegtay waqti badan walaahi hada qof kama xasuusto laga reebo 3ama4 qof oo aan isku fiicneen

insha alah bal hadaad dad kaxasuusato ama kalaaskaagii soo qor walashiis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dubad

Saturday, March 10, 2001 - 02:16 pm
abaayo waxaan dhiganaayey sheekh suufi waxaan dhiganaayey raabica awal hadana waxaan joogaa wadanka maraykanka gaar ahaan magaalada L.A .... Yaasiin iyo sheekh nuur wali maxasuusataa, iyo odaygii axmed geeseey oo waar diyaha ahaa. asalaamu calaykum waraxmatulaahi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najma

Sunday, March 11, 2001 - 03:30 am
salaan dhamaan ardaydaydii
waad mahadsan tihiin jawaabteen ii soo jawaabteen
anigu waxaan dhigan jiray raabica raabic waxaana
ku noolahay holland waana xasuusataa yaasin waan
ka baqi jiray wuxuu ahaa macalin kulul sidaa iyo
barasho wanaagsan ha laidinka hello war
walaashiin oo idin leh barasho wanaagsan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.