site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War yaa arkey gabar gaadsan ah

SomaliNet Forum (Archive): e-pals - Isbarasho: Isbarasho - Current : War yaa arkey gabar gaadsan ah
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Tuesday, February 27, 2001 - 07:53 am
waxaa ahey wiil raadinaya gabar gaadsan ah meel ey joogtaba waxaadna igala soo xiriirtaa baalkeyga ilaa iyo inta aan iska fahmeyno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AJ

Friday, March 02, 2001 - 10:04 am
saaxiib gaadsana waa qabiilkee?
fadlan ha ila yaabin ee iiasheeg ciday gasho
waayo anigu dadka makala aqaano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Friday, March 02, 2001 - 11:22 pm
oo hadaadan kala aqoonin maxaad raadineysey ileyn adigaba lagaama casuumine .
ma hadaad i weydiiney saa cida ey tahey gaadsan waad ka hartey soomaalida waxaa na u maleynayaa inaadan soomaaliya aadan weligaa arag ee isaga carar meesha ku dhihi maayo hadalo xunxune

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amadeeyo

Saturday, March 10, 2001 - 03:34 am
gabar gaadsan ah anagaa waynayee adi xagee joogtaa duqa gabdhaha gaadsan lagama raadiyo meelahan afkaaga suubso waryaa waad ansha xutahay ee, ficibaa kuqaaday miyaa waxaad istiri ninwalba qabiilkiisuu raadsanaayaa adna meeshs kakac, gabdhaha gaadsanka aduunkoodhanbaa isku haysta marka meelahan lgama helee hakudaalin mardanbana yaanalagaamaqlin waxaasok and don,t get me wrong bro i,m u r qabiil ok it,s just advice

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALi

Saturday, March 10, 2001 - 10:02 am
To samad: Don't write here that crezy -e- so get life you suck

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Tuesday, March 13, 2001 - 12:49 am
To-amadeeyo
duqa dhiig ima uusan qaadine hadaan gabar cideyda ah aan raadinayo maxaad iga rabtaa.
qof walba waa qofkiisa ayaa aan maqli jiraye.....
xageese laga raadiyaa hadii aan halkan laga raadin kuba wareeraye.
mise maba yaqaanaan miyaa wax la yiraahdo internet weli ma aanan arag wax gabar ah oo ii soo jawaabto haba i ceysee raali ayaan ku noqonlahaa ceydaas oo waxaa aan ogaan lahaa iney yaqaanan internetka .........
waan kula kaftamayaa[[[[[bro]]]]

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samad2604

Tuesday, March 13, 2001 - 12:57 am
To Ali
what is up nigga
you cant sey same think nice "fool"

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.